Sign in to follow this  
Suldaanka

Hogaamiyayaasha ****** Oo Weji Gabax Kala Kulmay Tartanka Doorashada……

Recommended Posts

Hogaamiyayaasha Beelaha ****** oo 14-kii sano ee burburka lagu jiray isu heystay ineysan jirin cid kaga guuleysan karta jagada Madaxweynaha Soomaaliya amaba ay iyagu leeyihiin welibana isku dilay ayaa xalay guuldaradii ugu weyneyd waxey ka raacday tartankii Madaxweynanimada ee shirka dib u heshiisiinta soomaalida ee ka socday Kenya waxaana la sheegay iney sabab u aheyd guuldaradaasi siyaasadeed, xakameyna waayay musharixiintooda oo aad u tiro badneyd ayna heleen codad kor u dhaafaya ilaa 100 cod, waxaana kaloo goobtaasi ka muuqday in xeeladihii ay adeegsadeen ay shaqeyn waayeen kuna heshiin waayay iney hal musharax u daayaan waxeyn dadka qaarkiis ay sheegaayaan in Madaxda ****** qaarkood ay diideen iney tanaasulaan iyagoo u arkyaay iney isu quuri waayeen xubnahooda taasi ayaana sabab u aheyd iney guuldaradaan xoogan dhabarka u ritaan, waxeyna u horseedi doonta laba arrimood midood iney si kama dambeys ah u kala tagaan & in dareen cusub uu ka dhasho oo mideeya aakhiriina ku qasbanaada in haddii mar kale la qabto doorasho ay hal musharax u magacaabaan.

 

 

Waxaase Xaqiiqdu tahay in ragii H@wiye ee u codeeyay Cabdullaahi Yuusuf ay saaka la soo kaceen Qoomamo iyo ciil iyagoo durbadiiba aflagaado iyo xaq dhowr la'aan kala kulmay taageerayaashii Cabdullaahi Yuusuf oo aan waqtibadan u sugin inay dib u soo nooleeyaan xaqiraadii ay u weligood u hayeen qabaa'ilka ****** qaarkooda daacadda u ah oo ay u arkaan xoolo ay iyagu iska leeyihiin , hadaladii hoteelada Nairobi Qaarkood ka soo yeerayay suura gal ma aha in lagu qoro web site yada iyagoo xambaarsan , naceyb iyo Quursi.

 

http://www.hobyonet.com/news/2004/Oct/NewsOct_11_hogaamiyaasha.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this