Sign in to follow this  
General Duke

The people of Puntland welcome new flag

Recommended Posts

Shacabka Bosaso oo soo Dhaweeyay Calanka Dawladda Puntland

 

December 23, 2009Kadib markii maalintii shalay lagu dhawaaqey calanka lagu aqoonsanaayo Dawladda Puntland ee kamid ah Federaalka Soomaaliya, aya waxaa si weyn u soo dhaweeyay shacabka ku dhaqan Magaalada Bosaso oo iyaddu ah magaalada ugu dadka badan Dawladda Puntland, Warbaahinta Horseed Media oo mikrofoonka la dhexqaadey, dadweynaha Bosaso, ayey ku tilmaameen arintan mid loo baahan yahay isla markaasna calaamad u ah sideeda Gobol ee ay Puntland ka kooban tahay, waxa ay sheegeen in ay ahayd mar hore arintan la sameeyo maadaama dalku uu yahay Federaal loona baahan yahay State-kasta yeesho calaamadiisa iyo calankiisa.

 

Sidaas si lamid ah ayaa waxaa u soo dhaweeyay in badan oo ka mid ah Jaaliyadda Puntland ee dibadda waxaynka ku tilmaameen guul dawladdu gaartey.

 

Maalintii shalay ayaa lagu dhawaaqey calanka Dawladda Puntland waxaana ku guuleystey laba muwaadin oo la kala yiraahdo Maxamuud Abshir Farax (Carab) oo ku sugan dalka Kenya iyo Jamac Cige Jamac oo ku sugan magaalada Garoowe isla markaana ka tirsan Golaha fanka iyo suugaanta Puntland, astaanta ayaa waxaa ku guuleystay gabadh u shaqeysa Hay’adda Care International xafiiskeeda garoowe laguna magacaabo Asli Qodax.

 

Waxaa xusid Mudan Muwaadin u dhashey Puntland oo lagu magacaabo Axmed Maxamed Shire in uu sameeyay calan kan la mid ah isla markaasna uu ku soo bandhigey Websiteyo badan una direy guddiga inkasta oo aan guddigu xusin in muwaadinkaas uu kamid yahay ragii guuleystey, waxaana guddiga ay balan qaadeen in arinta Axmed Maxamed shire oo ku nool dalka Sweden ay arintiisa eegayaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ardeyda Suudaan ee Puntland oo Soo Dhaweeyay Calanka Puntland

 

December 23, 2009Ardeyda reer Puntland ee wax kabarata dalka Suudaan ayaa soo dhaweeyay calanka cusub ee ay yeeltay Dawladda Soomaaliyeed ee Puntland, ardeyda ayaa sheegay in aysan arintaani ahayn mid Puntland ay Soomaaliya kaga go’ayso ee ay tahay calaamad u gooni ah is maamul kasta, waxayna sheegeen in aan Soomaali kala go’ayn, Weriye Fiidow Maxamuud Fiidow ayaa warkan ka soo direy Dalka Suudaan: Maqal Codka Weriyaha:

 

Fiidow Maxamuud Fiidow

Suudaan – Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Even in SOL, the Young Turks and others have welcomed the new flag with open arms, there are a few disgruntled individuals who are unhappy but the majority of SOL Nomads have embraced the new flag.

 

Viva Puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maashaallaah Duke, contrary to a few disgruntled lot and a few naysayers and idealists here and there the flag was welcomed by the majority of the people whether they from within Puntland or indeed the vast diaspora and even non Puntlanders.

 

We welcomed and embraced it with open arms and so did the rest.

 

Viva to the State.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: Puntland parliament endorse new flag

22 Dec 22, 2009 - 1:18:31 PM

 

The parliament of Somalia’s Puntland state has endorsed the new flag of regional state.

In a parliamentary session held in Garowe, the administrative capital of Puntland, the lawmakers numbering 41 unanimously passed the motion that allows the creation of a flag, state identity and anthem.

38 lawmakers voted in favour of the motion, 2 remained silent while a lawmaker rejected the bill.

 

After the vote, Puntland state parliament speaker Abdirashid Mohammed Hirsi declared a new flag for the regional state, which declared itself as an autonomous state in 1998. The new flag is only w

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this