Sign in to follow this  
Cowke

Protests Raging Thru Hargeisa Blue Flag Raised High

Recommended Posts

Cowke   

Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Xukuumada Cusub Oo Goor Dhaweyd Ka Dhacay Xaafada Sheikh Muuse Ducaale Iyo Masuuliyiin Ka Hadashay

 

(Hadhwanaagnews) Thursday, July 29, 2010

 

Hargeysa (HWN) Inta la og yahay saddex qof ayaa xabsiga loo taxaabay ka dib markii uu Bananabax balaadhan oo lagaga soo horjeedo ku dhawaaqista xukuumada cusub ee Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu abaara 9:00 aroornimo ka bilaabmay xaafada Sheekh Muuse Ducaale oo ka tirsan degmada Axmed Dhagax.

 

Mudaharaadkan oo ay soo abaabuleen dhalinyarada, haweenka iyo caruur aad u tiro badan ayaa sida ay sheegeen ay kaga soo horjeedeen ku dhawaaqista xukuumada cusub ee madaxweyne siilaanyo taas oo bay yidhaahdeen laga qadiyay dadka u dhashay degmada Sayla.

 

 

Banaabaxayaashan ayaa lulayay calamada Somalia, kuwaas oo ku dhawaaqayay erayo ka dhan xukuumada, waxaanay tilmaameen in ay waayeen sedkoodii ay ku lahaayeen xukuumada Madaxweyne Siilaanyo.

 

isu soo baxan oo ahaa mid gilgilay gabi ahaanba xaafada sheekh Muuse Ducaale ayaa dadkii ka qayb galayay ay taayiro ku gubeen wadada cusub ee dhawaan xaafadaas laga hirgeliyay.

 

 

 

“Dooni mayno xukuumada cusub, ha dhacdo” iyo erayo kale ayaa ka mid ahaa halku dhegyada ay ku dhawaaqayeen Mudahaarayaashani.

 

 

 

Ciidamada booliska ayaa soo buux dhaafiyay isla markaana soo gaadhay goobtii uu ka dhacayay mudahaaradku kuwaas oo goor dhaweyd kala kaxeeyay mudaharaadayaasha.

 

 

 

Dhinaca kale xildhibaan Maxamuud Axmed Obsiiye iyo qaar ka mid sulaadiinta deegaanka Sayla oo iyaguna la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in ay ku qanacsan yihiin magaaabista xukuumada cusub, waxaanay isku raaceen in aan loo baahnayn in beel beel wax lagu qaybsado, laguna doono, balse uu dalku isbedel u baahnaa.

 

 

 

Si kastaba ha ahaatee mudahaaradkan lagaga soo horjeedo xukuumada cusub ee uu soo dhisay madaxweyne siilaanyo ayaa noqonaysa tii ugu horeysay tan iyo markii uu shalay gelinkii hore xafiiskiisa kaga dhawaaqay.

 

 

 

Najax Aadan Cunaaye

 

Hadhwanaagnews/Office

 

Hargeysa/Somaliland

 

Najax@hadhwanaag.org

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Maybe cowke apologized to early. Let's see how long silanyo survives in heated up hargeisa. Will he vacate the office due to pressure? where are the odweyn folks i thought they would be at forefront of such demonstrations? They seem to have just disappeared off the radar. Where they guaranteed presidency after siilanyo hence thats why their silent?

 

Anyways the smaller sub-clans are protesting in hargeisa so it might not turn into huge issue. Sadexdi habar ma kacsana weli

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Haatu pics are not availablE now maybe later on who knows.

 

But the blue flag has been raised high a victory for somalis

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is a democratic country remember ?? ,, People have the right to demonstrate and it is a good start.

 

 

Not sure about the blue flag part though ...... it is Cowke after all :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

^ War look outside the office and tell us what flag they're waving. We are the waving flag country after all :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

It is a democratic country remember ?? ,, People have the right to demonstrate and it is a good start.

 

 

Not sure about the blue flag part though ...... it is Cowke after all
:D

I still think they should respect the decision of the new President. We can't do this all the time when we don't like what we see. I knew that he was going to do something like this. I hope that the sub-clans that are protesting all join UDUB or UCID, thats how you win.

 

Ps.Gaboose is awful.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this