Sign in to follow this  
Sharmakee

Courts to disarm all militias in muqdhisho

Recommended Posts

Mogadishu 05, Oct.06 ( Sh.M.Network) Golaha maxaakiimta Soomaaliyeed ayaa maanta shaaca ka qaaday in hubka dhigis ay ka sameyn doonaan dhamaan goobaha ay ka taliyaan si wax looga qabto dhinaca amaanka.

 

Madaxa nabadgalyada gobolka Banadir Sheekh C/laahi Cali naxar Abu Quteyba ayaa maanta sheegay in dhowaan ciidamada golaha maxaakiimta Somaaliyeed ay sameyn doonaan hub uruurin gudaha Muqdisho iyo gobolada kale ee Maxkamadaha ay maamulaan.

 

“ Dadku ha u diyaar garoobaan in aan la ogolaan doonaan in hub sharci darro ah lagu heeysto dalka, gacanteena gacan aan aheyna looma ogolaan doono†ayuu yiri Sheekh Abu Cuteyba oo sheegay in uu jiri doono tartan loogu tartamayo dhinaca nabadgalyada Saldhigyada degmooyinka gobolka Banadir iyo xaafadaha.

 

Madaxa amaanka gudaha golaha maxkamadaha waxa uu xusay in nabada maanta Muqdisho ka jirta loo soo maray marxalado kala duwan, isagoo uga mahad celiyay shacabka Muqdisho sida ay u garab istaageen golaha maxaakiimta guusha ay maanta gaareen.

 

Hadalka Sheekh Cuteyba ayuu maanta ka jeediyay Xaflad balaaran oo lagu soo bandhigay dhismaha 4 maxkamadood oo ay ugu weyn tahay maxkamadda ku dhaqanka shareecada islaamka ee gobolka Banadir, kaasoo ka dhacay xarunta Villa Somalia ee magaalada Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

^^ Will they pay the people? or will they just take their weapons away? can people still keep small arms in their houses?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this