Sign in to follow this  
Duufaan

Somaliland success?

Recommended Posts

Duufaan   

Fake? torturing poeple to record a fake video, you must to be kidding. this sheek is Sh. Maxamed Sh. Ismaaciil, He is in Hargeysa jail for a while and He is still there. The reason is to get imformation and benefit it. This is a real and there are more videos with other sheikhs.

 

 

Haween Mudaharaad Ka Hor Sameeyey Saldhiga Dhexe Hargeysa: Waxay Ka Mudaharadayeen Jidh Dilkii Loo Gaystay Sh. Maxamed Sh. Ismaaciil

Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 29 September, 2006

--------------------------------------------------------------------------------

 

 

Hargeysa (Somaliland.Org)-- Waxaa saaka arroortii ka dhacay Saldhiga dhexe ee magaalada hortiisa mudaharaad ay sameeyeen Haween tiro badan kuwaasi oo ka cabanaayey cajalad lagu baahiyey Internetka oo ku saabsanayd garaac iyo jidh dil lagu sameeyey Sh. Maxamed Sh. Ismaaciil oo ka mid ah culumada waaweyn ee laga yaqaano magaalada Hargeysa.

 

Haweenkani oo u badnaa Wadaaddo xijaaban ayaa saaka waxay mudaharaadkoodani ka bilaabeen waddada wadnaha magaalada Hargeysa iyagoo markii danbana isku uruursaday Saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa horteeda halkaasi oo isku dhac ku dhex maray ciidanka Booliiska Magaalada Hargeysa, Taliyaha Ciidamada Booliiska ee Somaliland Maxamed Saqadhe Dubad oo Shabakadda Somaliland.Org la xidhiidhay ayaa sheegay in ciidanku ay xabsiga u taxaabeen dhawr qof oo uu sheegay inay ammaanka qarranka wax u dhimayaan, mar aanu weydiinay inay wax ka jiraan Cajaladani lagu sii daayey shabakadaha Internetka wuu ka gaabsaday inuu wax ka sheego.

 

arrintani oo faahfaahsan iyo mudaharaadkani Hargeysa ka dhacay saaka sida ugu dhakhsaha badanleh ayaanu idiinku soo gudbinayna la socda.

 

MOHAMED ABDI HASSAN (DIRIDHABA)

 

Somaliland.Org, Hargeisa

 

diridhaba@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

These secessionists and their supporters are morally corrupt. We remmember what they did to that innocent girl and now they are doing this to wadaads under the disguise of 'terrorism'. Expect on the worst from those people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Demo in Hargaysa against the torture of Shiekh Mohamed Ismail.

Mudaharaad looga soo horjeedo Jirdilkii Sh.Mohmed Ismail oo ka dhacay Hargeysa

Last Updated::2006-09-29 14:28:49

 

Hargeysa:- Mudaharaad maanta ka dhacay gudaha magaalada Hargeysa ayaa lagu dhaliiceeyey jirdilka Xabsiga Hargeysa loogu geystay Sh.Mohamed Ismail.

 

Dadkan oo u badnaa haween iyo dhalinayaro ayaa maanta socod ku maray gudaha magaalada iskuna dayey in mudaharaadkooda gaarsiiyaan dhinaca xabsiga, balse waxaa kala yaaciyey Ciidamada Booliiska oo si deg deg ah arrintan uga hortagay.

 

Dadkan oo aan ka badneyn 100 ruux ayaa ku dhawaaqayey erayo ka dhan ah in dadka la jirdilo, ayadoo sheegay in websiteyada Soomaalida ay ku arkeen Filim laga soo duubay Wadaadkaasi oo lagu jirdilayo Xabsiga Hargeysa.

 

Sh.Mohmed Ismail ayaa asagu kamid ahaa xubno loo qabqabtay arrimo la xariira Argagaxisada, wuxuuna hada ku jiraa Xabsiga Dhexe ee Hargeysa.

 

Taliyaha Booliiska Somaliland ayaa xaqiijiyey in ninkan uu xabsiga ku jiro balse beeniyey in wax jirdil ah loo geystay ninkaan.

 

[...Masawiradan waa kuwo been ah oo gacanta lagu sameeyey oo ay wadaan dad kasoo horjeeda Somaliland...] ayuu yiri Taliyaha Booliiska Somaliland Maxamed Dubbad.

 

Taliyaha Booliiska Somaliland ayaa sheegay in sawirkan gacanta lagu sameeyey, hase yeeshee Filimkan ayaan u muuqan wax gacanta lagu sameeyey waxaana ka muuqda Wadaadkan xabsiga kujira oo su'aalo la weydiinayo isla markaana jirdil iyo hanjabaadyo loo jeedinayo.

 

Waa markii ugu horeysay oo mudaharaad noocaan ah ka dhaco magaalada Hargeysa, walow dadkii haweenka u badnaa ee mudaharaadkan sameeyey intii badney loo dhaadhiciyey Saldhiga Booliiska oo ay ku xiran yihiin.

 

Ninkan ayaa kamid ah xubno ay Dowlada Somaliland u xirtay arrimo la xadhiidha Argagaxisada, ayaa in muddo ah xabsiga lagu hayaa.

 

Halkan ka daawo Filimka laga soo duubay Xabsiga

 

Liibaan Jaamac

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haween Mudaharaad Ka Hor Sameeyey Saldhiga Dhexe Hargeysa: Waxay Ka Mudaharadayeen Jidh Dilkii Loo Gaystay Sh. Maxamed Sh. Ismaaciil

Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 29 September, 2006

--------------------------------------------------------------------------------

 

 

Hargeysa (Somaliland.Org)-- Waxaa saaka arroortii ka dhacay Saldhiga dhexe ee magaalada hortiisa mudaharaad ay sameeyeen Haween tiro badan kuwaasi oo ka cabanaayey cajalad lagu baahiyey Internetka oo ku saabsanayd garaac iyo jidh dil lagu sameeyey Sh. Maxamed Sh. Ismaaciil oo ka mid ah culumada waaweyn ee laga yaqaano magaalada Hargeysa.

 

Haweenkani oo u badnaa Wadaaddo xijaaban ayaa saaka waxay mudaharaadkoodani ka bilaabeen waddada wadnaha magaalada Hargeysa iyagoo markii danbana isku uruursaday Saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa horteeda halkaasi oo isku dhac ku dhex maray ciidanka Booliiska Magaalada Hargeysa, Taliyaha Ciidamada Booliiska ee Somaliland Maxamed Saqadhe Dubad oo Shabakadda Somaliland.Org la xidhiidhay ayaa sheegay in ciidanku ay xabsiga u taxaabeen dhawr qof oo uu sheegay inay ammaanka qarranka wax u dhimayaan, mar aanu weydiinay inay wax ka jiraan Cajaladani lagu sii daayey shabakadaha Internetka wuu ka gaabsaday inuu wax ka sheego.

 

arrintani oo faahfaahsan iyo mudaharaadkani Hargeysa ka dhacay saaka sida ugu dhakhsaha badanleh ayaanu idiinku soo gudbinayna la socda.

 

MOHAMED ABDI HASSAN (DIRIDHABA)

 

Somaliland.Org, Hargeisa

 

diridhaba@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland authorities deny the varacity of the video.

Iyo Asluubta Cabdi Suldaan Oo Beeniey Cajalad Video Oo Lagu Shaaciyey Netka

Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 29 September, 2006

--------------------------------------------------------------------------------

 

 

Hargeysa (Somaliland.Org)-- Shabakadda Wararka ee Somaliland.Org oo caawa iyo maanta oo dhan ku mashquulsanayd inay hesho macluumaad ku saabsan Cajalad Video ah oo lagu shaaciyey Shabakadaha Internetka ayaa waxay duurgal farabadan iyo xidhiidho dhinacyada telefoonka la samaysay masuuliyiin kala duwan oo Xukuumadda ka tirsan, waxaa kale oo aanu booqanay masuuliyiin ay arrintani khusayso.

 

Taliyaha Ciidanka Booliiska Col. Maxamed Saqandhe Dubad Muxuu Ka yidhi Arrintani

 

Shabakadda Somaliland.Org ayaa waxay khadka telefoonka gacanta kula xidhiidhay maanta taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland Mudane Maxamed Saqandhe Dubad, ugu horayn waxaanu weydiinay bal inuu noo caddeeyo jiritaanka cajaladdani Video-ga ah wuxuuna ku jawaabay "wax alla iyo wax ka jiraa haba yaraate ma jirto, waxaa loo isticmaalay nidaamka cusub ee computerka "Computer trick" waxaan imika oo aad ila hadlayso ka imid dhammaanba waaxyada kala duwan ee arrintani khusayso, ma kula tahay adiga in intaasi oo dhan nin la garaacaayo oo la jidh dilaayo aanu annagii cajalad ka duubi lahayn, waa waxaan caqliga gallayn, cadawga ummadanina u adeegsanayaan Propogando iyo dayacaayado raqiis ah, dadkana cadaaladda ayaa kala saarta, waxaanan kuu ballan qaadaya inaanu caddaymo rasmi ah arrintani sida ugu dhakhsaha badanleh uga soo gudbin doono" ayuu ku jawaabay Col Saqandhe Taliyaha Ciidaanka Booliiska Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Sharif saylac you and your likes are denying what Somaliland.org is acknowledging. Are you blind? Can you not read for yourself? The best thing that you can do here is to denounce these acts of inhumanity by the secessionist mafia in Hargeysa. Who are so willingly abusing Somali Sheikhs, like they have abused that innocent girl. There is no point denying this. Denounce these savage acts or you are just as guilty as those who have perpetrated these crimes and still abusing this innocent man.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this