Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Decree PL President names new Police chiefs+Communal Police merged with State Police

Recommended Posts

Madaxweynaha Puntland oo magacaabey Taliye Booliis

31 Oct 31, 2010 - 8:20:10 AM

 

Wareegto maanta 30.10.2010 kasoo baxdey xafiiska Madaxweynaha Puntland ee ku yaala magaalo madaxda Garowe ayaa waxaa lagu magacaabey Taliyaha ciidamada Booliska Puntland islamarkaana lagu mideeyey ciidamada Booliska iyo Asluubta waxaana ay u qoreyd sidatan:

 

Xeer Madaxweyne Lr.96, ee 30/10/2010, kuna saabsan magacaabid

 

Waxaa la mideeyey Ciidamada Booliska iyo Asluubta Dowladda Puntland, waxana loo bixiyey Ciidanka police-ka ee Nabadgalyada iyo Dhaqancelinta Puntland, waxaana loo magacaabey Saraakiisha hoos ku qoran.

 

1 . Gen. Cali Nuur Cumar Taliyaha Ciidanka Police-ka ee Nabadgalyada iyo Dhaqanceleinta Puntland.

 

2. G/Sare Maxamed Siciid Maxamed Taliyaha-xigeenka Ciidanka Police-ka ee Nabadgalyada iyo Dhaqancelinta Puntland.

 

3. G/Sare Muxayadiin Axmad Aw-muuse Taliyaha-xigeenka Ciidanka Police-ka ee Nabadgalyada iyo Dhaqancelinta Puntland.

 

4. G/sare Cabdulahi Salax Maxamad Taliyaha-xigeenka Ciidanka Police-ka ee Nabadgalyada iyo Dhaqancelinta Puntland.

 

Xeerkaan waxuu dhaqan galayaa markuu Madaxweynahu saxiiixo.

 

Dr.Cabdiraxman Maxamaed Maxamud [Farole]

Share this post


Link to post
Share on other sites

G/Sare Maxamed Siciid Maxamed Taliyaha-xigeenka Ciidanka Police-ka ee Nabadgalyada iyo Dhaqancelinta Puntland.

 

3. G/Sare Muxayadiin Axmad Aw-muuse Taliyaha-xigeenka Ciidanka Police-ka ee Nabadgalyada iyo Dhaqancelinta Puntland.

 

4. G/sare Cabdulahi Salax Maxamad Taliyaha-xigeenka Ciidanka Police-ka ee Nabadgalyada iyo Dhaqancelinta Puntland.

:D:D:D

 

 

 

Xeerkaan waxuu dhaqan galayaa markuu Madaxweynahu saxiiixo.

 

Dr.Cabdiraxman Maxamaed Maxamud [Farole]

:D:D:D

 

 

Walee odaygii maanta si xun bay u qayilsiiyeen baan filayaa ,,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland state institutions are developing at a rapid pace. Even the security forces have proven to be formidable as in the case of the executions of the secessionists opearatives.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The new overall Police Chief of the combined forces of Puntland Defence and the Restoration of Customs/traditions gave an interview to Radio Garowe today.

 

Taliye Ali Nuur oo la hadley RG

 

31 Oct 31, 2010 - 2:38:28 PM

 

Taliyaha cusub ee Ciidanka Boliiska Nabadgelyada iyo Dhaqancelinta Puntland Gen. Cali Nuur Cumar oo la hadlayay Radio garowe iyo Garowe Online ayaa sheegay in xilkani loo magacaabay yahay mid culus islamarkaana uu ka rajaynayo shacabka in ay la garab galaan islamarkaana amniga ka shaqeeeyaan.

 

Gen. Cali Nuur oo horay u ahaan jiray Taliyaha Ciidamada Asluubta Puntland hadana madax u noqdey Ciidamada Booliska ee Nabadgelyada iyo Dhaqancelinta ayaa talaabada ugu horaysa ee uu qaadayo ku sheegay in ay tahay sugida amniga isagoona wacad ku maray in uu si daacad ah bulshada ugu shaqayn doono wax badana ka bedeli doono dhanka amniga Puntland.

 

Ugu Dambayn Taliye Cali Nuur ayaa sheegay in looga hortagi karo falalka amniga lidiga ku ah ee ka dhaca Puntland wada jir iyo daacadnimo isagoo sheegay taa in ay sababi karto ogaanshaha qofka dhibaatada ka dhexwada Bulsha waynta Puntland ku dhaqan.

 

Dhageyso wareysiga Taliyaha cusub ee ciidamada Boliisla Puntland:

Listen Here

Share this post


Link to post
Share on other sites

The PIS and its experience is indispensable and will be utilised by the State to a greater effect.

 

Without PIS it's equivalent to no Puntland! They are pioneers in everywhere and the true jewel of the State. It will be surely used to enhance the new merged Police forces of Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this