Sign in to follow this  
QabiilDiid

An Illegal Arrest

Recommended Posts

Gudoomiyaha Fanaaniinta Soomaaliyeed oo maalintii 3-aad Baydhabo ku xiran

 

Gudoomiyaha dalada Fanaaniinta Soomaaliyeed Abwaan Yuusuf Maxe'd Muumin (Yuusuf Yare) ayaa maalintii sadexaad wuxuu ku jiraa xabsiga magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.

Abwaan Yuusuf yare oo ka mid ah Abwaaniinta waa weyn ee Soomaaliyeed waxaa lagu xusuustaa in uu ahaa abwaankii sameeyey ama alifay Riwaayadii caanka aheyd ee Yaa u Wanqaley Waqtiga taasi oo ka mid aheyd riwaayadaha sida weyn loogu daawashada badnaa.

Sababaha loo xirey Abwaan Yuusuf Yare ayaa la sheegay in ay tahay ka dib markii uu mid ka mid ah xubnaha Baarlamanka uu sheegtey in uu lacag ku leeyahay Abwaanka, balse Abwaan Yuusuf Yare wuxuu si adag u beeniyey inay jirto wax lacag ah oo uu ku leeyahay xildhibaankaasi, balse isagu uu siin jirey lacag xildhibaanka.

Abwaan Yuusuf Yare dhawaan ayaa loo doortey gudoomiyaha dalada fanaaniinta Soomaaliyeed, waxaana uu dalka dibadiisa ka yimid mudo ka hor, halkaasi oo uu ku noolaa sanooyinkii ay aloosnaayeen colaada Soomaaliyeed.

 

SBC News Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baydhabo Labaatanjiroowgii gaalshiraha caanka ahaa ee u dhawayd ayee noqotay maanta. Nin walba la iska xirto. Sadexda guddoomiye ee Diinsoor, Buurhakaba iyo Qansaxdheere ayee xirteen accusing them masuqmaasuqnimo, haddana abwaankaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this