Sign in to follow this  
Duufaan

Saado Cali oo soo sartay Hees Cusub Oo lamagacbaxday “Darwiish” (Dhagayso)

Recommended Posts

Duufaan   

soomaaliya waxay khatar utahay gumaysi cusub hadii xabashida iyo daba******yadu guuleystaan.

 

This one is not last one from saado.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Duufaan:

soomaaliya waxay khatar utahay gumaysi cusub hadii xabashida iyo daba******yadu guuleystaan.

 

This one is not last one from saado.

:D I neither dont think this her last one.

 

 

She is not that young anymore, as she was when she sang against Said Barre.

 

And old ladies sadly dont fuel revolutions, they mostly remember the old days when they were hot and hope for those days to come back. But unfortuantly side u shidnaan jirtay, uma shidna. Side u giijisneed uma giijisana.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

habartii way isku dhex daadatay...

 

waa madexweynaha SSC groups :D

 

hence why they call Liiska Saado cali :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Rer-waqooyigyu waa bunch of hypocrites.

 

Maalin dhowydna Xoosh ayaa na caayey ayey la haayeen, maalin walbana gabadhan Saado Cali ah ayey wax kasta oon afka la soo marin karin ku yidhaahdaan. All because she happens to have a different political opinion.

 

War islaanta ka xishooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Abtigiis & Tusbax, Saado ali is an individual and she can be criticised but Ina Xoosh insulted a whole group.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

She talks more then xaglajiifiye though, darwiishkan ay sheegeyso manay ahayn ki anu jabbinay lol

:confused: Adinkoo ah gumaystihii ingriis miyaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

Rer-waqooyigyu waa bunch of hypocrites.

 

Maalin dhowydna Xoosh ayaa na caayey ayey la haayeen, maalin walbana gabadhan Saado Cali ah ayey wax kasta oon afka la soo marin karin ku yidhaahdaan. All because she happens to have a different political opinion.

 

War islaanta ka xishooda.

Ma ka yaabta Abitigiis...

 

My understand of this song is towards Og-region and their freedom seekers, but I belief s/lers waxay ka boodeen last word of the song oo ah "Somalia ha kala gooynina"..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by A_Khadar:

quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf:

She talks more then xaglajiifiye though, darwiishkan ay sheegeyso manay ahayn ki anu jabbinay lol

:confused: Adinkoo ah gumaystihii ingriis miyaa?
anaga jabbinay dooxatadi geela dhici jirtay :D

 

Miyaannaan wadaadkii cawarin, camalliyeynaayey

Cuqaashii miyaannaan ku layn, ceelkan gudihiisa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by A_Khadar:

quote:Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

Rer-waqooyigyu waa bunch of hypocrites.

 

Maalin dhowydna Xoosh ayaa na caayey ayey la haayeen, maalin walbana gabadhan Saado Cali ah ayey wax kasta oon afka la soo marin karin ku yidhaahdaan. All because she happens to have a different political opinion.

 

War islaanta ka xishooda.

Ma ka yaabta Abitigiis...

 

My understand of this song is towards Og-region and their freedom seekers, but I belief s/lers waxay ka boodeen last word of the song oo ah "Somalia ha kala gooynina"..
Somaliya ma ciid ba kala gooynaysa , somalia wa mid from raskambooni ila raas caseer

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this