Sign in to follow this  
General Duke

Xasan Dahir : We want to talk to President Yusuf.....clan Jihad?

Recommended Posts

Maxkmadaha: " Waanu soo dhaweyneynaa Madaxweyne Yuusuf"

 

Mogadishu 09, Nov.06 ( Sh.M.Network) Golaha maxkamadaha islaamka Somalia ayaa waxa ay sheegeen in wada hadal ay la galayaan Madaxweynaha Somalia, isla markaana ay ku soo dhaweynayaan in uu yimaado caasimadda Somalia ee Muqdisho.

 

 

Sheekh Aweys, Hogaanka golaha shuurada

Halkaan ka dhageyso doodii xalay ee Sheeikh Aweys

Gudoomiyaha golaha shuurada Maxkamadaha islaamka Somalia Sheekh Xasan Daahir Aweys oo xalay ka qeybgalay barnaamijka diiradda Shabelle, isagoo marti ku ahaa studiyaha idaacadda Shabelle ayaa waxa uu ka hadlay arimo badan oo ku aadan siyaasadda Somalia, iyadoo jaaliyadaha dibadda in ka badan 1507 ruux oo qaarkood ay teleefoono ku su'aaleen sheekha halka kuwo kalena ay E-mailo ku soo direen.

 

Sheekh Aweys ayaa muddo labo saac iyo lix iyo toban daqiiqo ah Dhageystayaasha Shabelle uga jawaabayay su'aalaha ay qabaan.

 

Mar, Sheekh Aweys uu ka jawaabayay su'aal aheyd dagaalkii dhex maray isaga iyo C/laahi Yuusuf Madaxweynaha Somalia in colaad uu u hayo ayuu Sheekh Aweys waxa uu ku jawaabay in uu ka xun yahay in dagaalo nuucaasi ah aanu jirin hatan, ayna ku soo dhaweynayaan Madaxweyne C/laahi Yuusuf Caasimadda Somalia.

 

Waxa uu sheegay in ay jireen dadaalo nabadeed oo laga dhex waday Madaxweynaha Somalia iyo isaga, dadaaladaasi oo uu sheegay in ay wadeen dad isaga ay qaraabo yihiin, balse guul dareystay markii Madaxweynaha Somalia sida uu sheegay uu diiday in la dhex dhexaadiyo.

 

Sheekh Aweys waxa uu soo hadal qaaday jamhuuriyadda isku magacowday Somaliland oo uu sheegay in shacbiga ku nool ay jecel yihiin in ay ku dhaqmaan shareecada islaamka, arinkaasina ay tahay in ay isla gartaan culuma udiinka, aqoonyahanka iyo waxgaradka ay tahay lagama maarmaan, ka dacwo ahaana in aynu ku gacan siino ayay tahay, isagoo iska fogeeyay in ay xoog ku gaarsiinayaan Somaliland ku dhaqanka shareecada islaamka, waxa uuna ku booriyay maamulka Somaliland in diinta ay ku dhaqaan dadka isla markaana ay u hogaansamaan kitaabka alle.

 

Dhageyste ku nool dibadda ee E-mail kula soo xiriirey idaacadda Shabelle ayaa Sheekh Aweys waxa uu wax ka weydiiyay in ay ku howlan yihiin maxkamadaha in ay badalaan calanka, waxaana Sheekha uu sheegay in astaanta qaranka la badali karo, laakiin ay tahay in maamul shaqeynaya oo shacabka kalsooni ka heeysta uu badalo arinkaasi, Laakiin calanka madow ee aanu sameynay mahan micnihiisa mid lagu badalayo astaanta qaranka Somalia, ee waa mid u gaar ah xoogagga Maxkamadaha sida asaatamah ay leeyihiin ciidamada booliska ayuu yiri Sheekh Aweys, isagoo ku taliyay in ashaahadateyn lagu daro calanka Somalia

 

Sheekh Aweys oo caawa mar kale 8:15 mirir saacadda afrikada bari mar kale soo fariisanaya Studiyaha idaacadda shabelle si dadka ay u soo weydiiyaan su'aalaha ay ka qabaan maxkamadaha iyo waliba isbadalada siyaasadeed ee Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sheekh Aways "Baaq ayaan u jeedineynaa Madaxweynaha inuu yimaado Caasimada, waayo waa madaxweynihii soomaaliyeed"

Posted to the MOL November 9, 2006, 12:07 pm

 

 

Muqdishu:- Gudoomiyaha Golaha Shuurada Maxaakamadaha Sheekh Xasan Dahir Aweys ayaa sheegay in ay soo dhoweynayaan Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf hadii uu Muqdisho yimaado. sheekh aways oo la hadlayay saxaafada isaga oo jooga Magalada Caasumada ah ee Muqdisho ayaa yiri

"Waxaan Madaxweynaha ugu baaqeynaa inuu yimaado Muqdisho, isla markaana uu indhihiisa ku arko nabada dhalatay"ayuu yiri Sheekh Aweys.

 

Muqdisho waa Magaladii Cadulaahi Yusuf loo doortay in uu Nabadeeyo hadii la nabadeeyay waa in uu yimaadaa ayuu intaasi sii raacshay , Sheekh Xasan Dahir waxa uu sheegay in dagaal aanu madaxweynaha kala dhaxeynin, wuxuuna tilmaamay in isku dayo badan oo nabadeed oo la sameeyay lagu guuldareystay in ay nagula dhex dhexaadi aniga iyo C. Yuusuf ayuu yiri Sheekha. "Baaq ayaan u jeedineynaa Madaxweynaha inuu yimaado Caasimada, waayo waa madaxweynihii soomaaliyeed"ayuu mar kale ku celiyay Sheekh Aweys.

 

 

Maxamed C/qaadir Khalaf

Galkacyo, Puntland, Somaliya

mudugonline.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho: Xasan Daahir Aways oo sheegay in kulamadii u socda iyaga iyo gudoomiyaha baarlamaanka ay guulo ka gaareen.

Khamiis, November 09, 2006

 

Muqdisho (AllPuntland)- Gudoomiyaha golaha shuurada ee maxkamadaha magaalada Muqdisho Xasan Daahir Aways ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in ay ka wada hadleen gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya sidii looga wada hadal loogu furi lahaa maxakamadah magaalada Muqdisho iyo xukuumadda Soomaaliya.

 

Xasan Daahir Aways ayaa waxa uu sheegay in ay isla soo qaadeen afhayeenka baarlamaanka halka ay marayso siyaasadda Soomaaliya iyo sida meel dhexe la isugu keeni karo xukuumadda iyo maxkamadaha.

 

Aways oo warasi siiyay idaacadda Daljir ayaa waxa uu qiray in ay wadayaan dhul balaarsigooda ku aadan gobolada dalka Soomaaliya.

 

Mar la waydiiyay su`aal ku aadanayan waxa ka jira in Sh. Xasan Turki oo ka mid aha madaxda maxkamadaha ay dileen ciidamada maxakmadaha ayuu ka jawaabi wayay iyada oo wariyaasha daljir ay inoo sheegeen in uu khadkii taleefoonka u jaray.

 

Maalmahaan waxaa ku jirtay guud ahaan gobolada Soomaaliya in ciidamada maxakmadaha ay ka dileen Sh. Xasan Turki iyada oo aan lahayn wali cid si rasmi ah u cadaysa warkaasi.

 

Mahad Jama Koronto

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bakar   

^^Did they ever contest the legetimacy of his presidency? War cajiib badaana! They have even asked him to bring the governmet in Muqdishu. They simple said:leave the Amxaaro aad jeebabka kuwadatid!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Saxib they wanted to attack only a few days ago callimg for a clan Jihad against him and making pot shots at him by calling him an Ethiopian puppet. Also the funny guy IndaCade has said on anumber of occasions he does not recognise the government and the President.

 

They need to stop flip floping. either they are fighting the TFG, or not..

The Tigray is another name for being anti government. Why not use the new pasport is it Tigray?

 

The clan courts need to undertsand they will not be able to stop the President from coming to Mogadishu as head of government and not a guest.

They will not be able to hold on to the occupied areas and national assets such as ports and airports.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bakar   

^^ You are either playing dumb, or suffer from short span memory. Are you saying taht ICU never made a proposal with to TFG moving to Mudisho? And please don't leave me hanging this time.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^You know such a request without the clan courts disarming would not work. Thus first put the wepons down, return the airport and ports and then the TFG will return with its security forces to Mogadishu. Come and let me [Xasan Dahir] protect you is something the President declined to accept from the warlords before.

 

A question to you, why the suden change of heart from the clan courts, what happened to the Jihad againts the TFG?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Why would anyone recognize this government when it hasn’t done anything ? Look (*_*) Duke leave religion alone there is a peace in Somaliland and Puntland right, the first our government needs to do is make sure the leaders of these states are included the government …….you can have people like buub what ever his name is saying I’m from Somaliland then you come to the south right or wrong. You can’t expect to come another clan’s land with foreign peacekeeping force and expect the government to work.

…..its clan world in Somalia the government have to rethink dib ushiisinta loo so disay

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

XoX,

 

Who's land is it? The clan courts or the people of Bay&bakool, Lower Shabbele and so on. The hostility comes from the clan courts who are the occupiying powers of the south, thus any peace keepers is seen as weakening their hold on other peoples land.

 

 

My clan armes are part of the TFG's , they do not have any factions outside Puntland [regional governemnt] and TFG national governement. They neither claim nor have design on other clans lands.

Somaliland is a good example, it is a regional state and does not need to be disarmed, its arms are used to protect its citizens in the form of Police and security personnel.

The model is for the people of every state to take responsability for their won security with minimal national armed forces.

 

The clan courts arms are used to further a single clans agenda at the expense of local clans..

Share this post


Link to post
Share on other sites

so when does the clan court become part of the gov...since we both know that from gaalkacyo to mogdishu that its clan courts land .why couldn't they keep their arms like puntland and somaliland and leave the peacekeeping for baby bakool and shabeele hoos.....why do you need peacekeeper to be clan courts land since we don't need in somaliland and puntland. why couldn't we have them in the dispute land...like sool and sanaag and shabelle hoos.....i don't understand the need of the peacekeeper for the rest of somalia......please explain to me duke....i'm just trying to think like.....qabiil way....don't to another qabiil's land simple

Share this post


Link to post
Share on other sites

Il-Jeneraale, nimanka aad tilmaanaysid walaal waa niman mayl-adag oo extreemestiyaal ah!

 

Some days ago a person, I think his/her name was Fabiana, was making an analysis about the current situation of Somalia in here SOL's political fora!

 

One thing he/she mentioned was the calling for a general election! These men, who now control Mogadishu are against elections of anykind!

 

This guys are not joking, what the government needs to do and quickly that is, is to engage them in all out war! They're weak, lack communication, they're also underresourced and lack military hardware but they got one dangerous thing and that is, that they using religion as a false pretence, so that's why, they'll get enthusiastic young men fighting for them, who believe that they're waging jihaad against our arch-enemey, namely Ethiopia!

 

I believe, that they'll not venture to much out of Mogadishu, because, they don't want to loose all their 'technicals' outside Mogadishu e.g. Baidoa or even Buurhakaba because, that would leave Mogadishu exposed to the TFG unchallenged!

 

They'll not fight outside Mogadishu and for that I'll give you my word Il-Generale, that's why the government needs to get its act quickly together but one thing has to be mentioned, that is, that the trasitional government of Somalia is accountable to the International community and hence need to weigh out the advantages and disadvantages of such a move because they can't afford to loose the diplomatic and montary support they get from the international community, so what does it help, if the courts don't want to fight anywhere outside Mogadishu and you can't capture Mogadishu because the war there would be bloody and long!

 

One other thing is the lifting of the arms embargo, if that was done quickly then I wouldn't hesistate to say, that Abdullahi Yusuf would move swiftly to go into battle but now I cannot see the all-out war some in here have prophecised!

 

There will be a no all out war inshallaah unless ofcourse circumstances on the ground change swiftly and we all know Somali politics, it's without principles and everything can happen in a second and one eye-flash!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sakhar, you are right, the all out war, will take place maybe not now, since the clan courts are hell bent on gaining by force what they can not gain through diplomacy.

 

I have said it is not an impossable task to defeat them and that will be the likely option, but as you alluded to it depends on certain factors but the situation as it is can not be maintained.

 

........

 

Xox, I agree with the last point you made, it would be unfair to send peace keepers to one clan's land and not another, Bay, Bakool. Lower Shabble, the two Juba's and Gedo are not clan courts country and must be vacated by them. The land between South of Galkacyu to Mogadishu should they create an admin like Puntland and Somaliland, then there would be no need for even a single foreign soldier. I am not calling for injustice..

 

Also note that Mogadishu is the capital and thus all its institutions should be under the TFG otherwise it will lose its status and become just another city.. Thats a choice for its people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xog ogaal

Why would anyone recognize this government when it hasn’t done anything

think for one minute about what you say. Recognition of your government (As if that is an option)is not contingent upon what it does. once you elect them, you must let finish their term, like it or not, thats how sane people function.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this