Sign in to follow this  
General Duke

Al Jazeera, Horn Afrik Shabbele to be closed

Recommended Posts

Muqdisho: Xafiiska talefishinka Al-jazeera ee Muqdisho oo shaqadii laga joojiyay.

 

23. Mar 2007

 

Muqdisho(AllPuntland)-Dawladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay amar shaqada looga joojinayo talefishinka afka carabiga ee Al-jazeer xafiiskii uu ku lahaa magaalada Muqdisho.

 

Ciidanka ammaanka dawladda Soomaaliya ayaa tagay xafiiska Al-jazeera ee Muqdisho kuna war galiyay inay xafiiskaasi irdaha u laabaan.

 

Bogga Internetka ee Al-Jazeera ayaa qoray inaan loo sheegin sababta irdaha loogu laabay, hase ahaatee bartamihii Jannaayo mar shaqada laga joojiyay dawladdu ay ku eedaysay Al-jazeera inay buun buuninayso dhibaatooyinka magaalada Muqdisho ka jira.

 

Waxaa kaloo Al-jazeera lagu eedeeyay xilligaasi inay indhaha caalamka ka qariso wax qabadka dawladda federaalka, taas baddalkeedana ay muujiso dhibaatooyinka ka jira Muqdishoi.Lama garanayo in si kumeel gaar ah irdaha loogu laabay Tvgan iyo in kale .

 

Shaqo joojintan lagu sameeyay Tvga Al-jazeera ee Muqdisho ayaa kusoo beegmaya maalin kadib markii dagaallo kharaar ay ka dheceen caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

 

Tvga Al-jazeera dhowr dal oo ku yaalla bariga dhexe ayaa shaqooyinkii uu ka hayay gabi ahaanba laga joojiyay , waxaana kamid ah dalalka Ciraaq iyo Sucuudiga , kadib markii lagu eedeeyay inuu ku xadgudbay siyaasadda dalalkaasi.

 

CCC Farayaamo

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ms DD   

Whatever happened to press freedom? I seem to recall when you were against the Courts when they tried to crackdown on the media.

 

Another bid to prop up the TFG's image, Just like another regime weary of criticism.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This group is dumb enought to go against the TFG now, which will result in their loss of much business within the city of Mogadishu as they have lost Bali-doogle & lower Shabbele in the earlier clashes..

Share this post


Link to post
Share on other sites

^and the clan hatred is not beyond you, may be its in you, ma is tiri? lol

 

dad kaa badan maa hadana rabtaa inaad afka xirtay...........oo xagee ka keentay awoodaas? Maba dhalane dhowrteysan okaa..eheheheh.

 

Waxkalena waan idinka sugeynaa, bal soo tiriya heesihiina iyo riyo-maalmeelka taxanaha ah!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^I do not hate anyone saxib, hate is too great even to be given to your enemies.

I dislike some people who for 16 years played about and used every bogus credit card available o maintain their loot & their fake clanistic ego.

 

Clan courts or upset clans what ever they now refer to themselves as will not deter progress..Insha Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

AUB

 

This goes beyond clan. It is a group of individuals trying to hold on to the last spoils of war aka the looted properties in Xamar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^your conviction is very interesting to me, given the fact that you are so wrong in such accounts, but let's see how these individuals turn out in your day dreams!

 

we support the Islamic courts' movement, but it seems the major tribe of Mogadishu and mid-Somalia are behind this latest uprise, diluting our efforts, and I say, waxaad kala heshaan wax ha iga siinin!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Watch for this,Before you know, Somehow,a top Aq-qaeda terrorist will be spotted by the Anericans. Soon afterwards,c-130 bombers will carpet bomb Xamar & they will declare that they have killed

Obviously,they dont want that news being reported fairly.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this