Sign in to follow this  
MoonLight1

Col Goobaale is named the WAR COORDINATOR.

Recommended Posts

War Deg Deg ah. Madaxweyne Sh Shariif oo Hogaanka dagaal galinta u Magacaabayo Col. Goobaanle iyo Dagaaladii Muqdisho oo sii xoogeystay.

 

 

 

Wararka hada naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaxweynaha Somalia Shariif Sh axmed uu u magacaabayo Taliyaha Dagaalgalinta ciidamadajiida hore ee Dagaalka Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaanle) oo sida madaxweynuhu sheegay muujiyay karti dheeri ah 8-dii maalmood oo dowladu kula jirtay dagaalka adag ciidamada Xisbul Islam iyo Al shabaab oo dhinac ah.

 

Lama garanayo sababta madaxweynuhu u xushay Hogaanka ninkan Balse waxaa loo maleeynayaa inuu yahay qofka kali ah ee ilaa hada sida dhabta ah dowlada uga difaacay xoogaga Islaamiyiinta,Dhawaa n ayay ahayd markii aan soo dhignay bogan dayniilw.com Cod sir ah oo laga duubay Goobaanle oo leh ( saacadan laga bilaabo waxaa iigu jira dabagaab Al shabaabkii aan arko waan bireynayaa aniga ha i bireeyaan)

Dhanka kale waxaa sii xoogeystay dagaaladii ka socday dhanka Isgoeyska siinaay iyo suuq bacaad iyo sidoo kale dhanka Sanca iyo shibis waxaana muuqata in ciidamadu dowladu ay maanta ka dhiiranaan badanyihiin sidii ay ahaayeen asbuucii la soo dhaafay.

 

Ciidamada dowlada aan laagu baran in ay weerar qadaan ayaa saakay weeray gooba badan oo mucaaradka fadhiyey iyadoona tan loo aaneynayo musharadii shalay la siiyey iyo intee ka baxnaa meel alle oo micnaheedu yahay meel aan badda aheen in aysan u furneen taana waxay keentay saakay in dagaal aan ganbasho lahen la galaan xoogagii isaamiyiinta ahaa ee laga cabsan jiray

 

 

Dayniile.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this