Sign in to follow this  
Liqaye

The Untold Story Behind the Replacement of Prof. Gandhi

Recommended Posts

Liqaye   

The removal of Professor Mohamed Abdi Mohamed “Gandhi” from his portfolio as Somalia’s Minister of Defense was received by many as mind-shattering news. Before the cabinet reshuffle took place, who would have thought that Professor Gandhi, an intellectual man with a great deal of foresight, would be treated in such a degrading way?!

 

In comparison with the rest of the cabinet ministers, Professor Gandhi is a sincere politician who does not believe in tribal allegiances but fully committed in putting Somalia’s national interest above anything else. If he is not faithful to his country,

he wouldn’t have left the university teaching career in the West and his dust-free, tension-free luxury life in Paris. Instead, he chose to serve for his country and live in Mogadishu, the most volatile and dangerous city in the world.

 

Professor Gandhi has a wealth of academic and administration experiences under his belt and holds PhD in Geology and another PhD in Anthropology and History from Besancon University in France. He was awarded the prestigious International Laureate from French Academy and played a key role in shaping the Somali Civil Society since its inception. When I evaluate Professor Gandhi’s contributions to the Transitional Federal Government (TFG) and I compare how he was treated in return, I can only recall Nuruddin Farah’s wisdom in his novel Close Sesame, “that a traitor can betray only the one who trusts him”.

 

As Defense Minister, Professor Gandhi was the driving engine and the towering figure in a government that never speaks with one voice. He did his best to produce something that was alternative to the propaganda that was being put out by the enemy of the Somali people. He is a leading Somali intellectual who believes the rule of law even in a lawless nation like Somalia. He is a man who seeks peace at a time when peace lovers are few and far between in Somalia. The change of his portfolio from Minister of Defense to Minister of Transport will only serve as another blow to the already fractious government that is hiding in Villa Somalia, the Presidential Compound in Mogadishu.

 

When the Somali cabinet was reshuffled recently, I talked to my Somali colleagues about their views on who is behind the replacement of Professor Gandhi as Somalia’s Minister of Defense at this critical stage, is it the Somali President or the Prime Minister? Without any hesitation, their fingers of blame all pointed at one man, Meles Zenawi, Ethiopai’s Prime Minister.

 

The answer I received from my colleagues will not be very much different from the responses you would get if you were to ask the same question to any truthful Somali who is living either in Somalia or beyond its borders. If you give a careful thought to this judgment, it seems that it makes sense, given the fact that many unproductive ministers with no performance culture still hold their portfolios. Worse than that, some corrupt yes-men, former warlords and potentially future tyrants remain key figures in the Somali cabinet ministers.

 

Starting from his appointment as Somalia’s Minister of Defense in February 2009, Professor Gandhi has kept the flames going and has been riding a wave of popularity ever since. He gained trust both from his people and from the international community alike.

So what went wrong?! In other words: what are the things that Professor Gandhi has done that upset Ethiopia and gave the regime in Addis Ababa the jitters?

 

As Somalia’s Minister of Defense, Professor Gandhi’s strategy was to build a powerful Somali army, which he believed is the only way to bring Somalia back on track. And to make this strategy workable, he brought together high ranking officers from former Somali armed forces in Washington from 1 – 5 August 2009 for in-depth discussions on the re-establishment of the Somali National Army and subsequently, disarming all armed militias. He urged the former Somali military officers to prepare to defend Somalia from both internal and external enemies and to secure the territorial integrity of the nation. Professor Gandhi was also against the TFG’s strategy of relying on clan militias and the so-called Ahlu Sunnah wa Al-Jama’ah who are indeed a deviated group that founded a most unholy alliance with the regime in Addis Ababa, and still hiding behind this beautiful name (Ahlu Sunna wa Al-Jama’ah).

 

Many Somalis – including myself – believe that the sole objective behind the cabinet reshuffle was just to replace some influential key ministers who are not pro-Ethiopia such as Professor Gandhi and the former Foreign Minister Mr. Oomar, in exchange of political and military support from Ethiopia. To many Somalis, the “cabinet reshuffle” was just a cover-up to hide Sheikh Sharif and Sharmake’s total submission and obedience to Ethiopia’s Prime Minister from becoming publicly known.

 

Professor Gandhi wanted to build a strong Somali national army to replace those poor armed, poor trained clan militias who are now in government uniforms. And of course, these initiatives have angered Ethiopia, which is Somalia’s rival and historical enemy.

 

If truth to be told, this is the untold story behind the replacement of Professor Gandhi as Somalia’s Minister of Defense. And as a final point, I would advise him to resign from his new portfolio.

 

By: Dr. Mohamed Abbas

Eamil: Kismaayo91@hotmail.c om

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Jacaylbaro:

Prof. Gandhi and Dr. Mohamed Abbas maxay isu yihiin tolow ,,,,

Jaale Liiqayena maxay uu yihiin? :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Liqaaye France ayey isla daganyihiin,

 

 

labaduba Dr JB ayaa adeer u ah :D

 

 

As Somalia’s Minister of Defense, Professor Gandhi’s strategy was to build a powerful Somali army, which he believed is the only way to bring Somalia back on track. And to make this strategy workable, he brought together high ranking officers from former Somali armed forces in Washington from 1 – 5 August 2009 for in-depth discussions on the re-establishment of the Somali National Army and subsequently, disarming all armed militias. He urged the former Somali military officers to prepare to defend Somalia from both internal and external enemies and to secure the territorial integrity of the nation. Professor Gandhi was also against the TFG’s strategy of relying on clan militias and the so-called Ahlu Sunnah wa Al-Jama’ah who are indeed a deviated group that founded a most unholy alliance with the regime in Addis Ababa, and still hiding behind this beautiful name (Ahlu Sunna wa Al-Jama’ah).

this was it!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

lool

 

Waar arinta ka jawaba misee caruurti puntland baan idhin kusi dayaa?

Ileyn baadh baadh kodhaa ba forumka dumiyee.

 

smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Originally posted by Jacaylbaro:

Prof. Gandhi and Dr. Mohamed Abbas maxay isu yihiin tolow ,,,,
:D

Not to forget nuuridiin Faarax as well :D

 

But have to say removing the man for C/Boss does not make sense.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Qorshihii lagu doonayey in lagu badalo Prof.Gaandi oo fashilmay

 

Wararka dheeraadka ah ee naga soo gaadhaya magaalada Nairobi ayaa waxay sheegayaan inuu fashilmay qorshe xasaasi ahaa oo lagu doonayey in Prof.Gaandi looga wareejiyo maamulka barnaamijka ciidamada DKMG loogu taba baray dalka Kenya.

 

Wararku waxay intaas ku darayaan in qorshahani uu fashilmay ka dib markii odayaasha dhaqanka,dowlada Kenya iyo Hay'adaha deeqbixiyaashuba ay ka horyimaadeen.

 

Waxaa xusid mudan in Raysul wasaare Cumar Cabdi Rashiid iyo xubnaha wasiirada ee la socday ay dadaal badan geliyeen sidii Prof.Gaandi looga wareejin lahaa barnaamijka iyagoo soo abaabulay odayaal dhaqameed laga soo aruuriyey magaalada Nairobi oo ay ku doonayeen inay ku gaadhaan yoolkii ay higsanayeen.

 

Ma aha markii ugu horaysay ee DKMG ee Somalia isku khilaafto hawlgelinta iyo maamulida ciidamada Soomaaliyeed ee lagu taba baray dalka Kenya, balse waa arin soo noq noqatay iyadoo dadku siyaasada geeska Africa u dhuun duleela ay khilaafkan dhamaan la' ku tilmaameen mid ay ku lug leedahay dowlada Ethiopia oo iyada sida muuqata aan raali ka ahayn gebi ahaanba barnaamijka ka socda dalka Kenya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Cumar Cabdi Rashiid iyo Xidig oo loo wakiishay inay fashiliyaan dadaalkii Prof.Gaandi

 

 

Warar xasaasi ah oo goor dhawayd nasoo gaadhay ayaa waxa ay ku soo waramayaan in shir lagu minjaxaabinayo barnaamijkii Jubooyinka ee uu gadhwadeenka ka ahaa Wasiirka Gaadiidka ee DKMG Prof. Maxamed Cabdi Gaandi uu haatan ka socda magaalada Nairobi.

 

Shirkan ayaa sida lagu soo waramayo waxaa soo qaban qaabiyey Raysul wasaaraha DKMG iyo koox wasiiro ah oo loo soo wakiishay inay kar kaarka waydaariyaan Prof. Gaandi.

 

Ujeedada Shirka haatan loo fadhiyo ayaa lagu sheegay in lagu go'aaminayo sidii maamulka iyo barnaamijka guud ee ciidamada lagu tababaray dalka Kenya looga wareejin lahaa Prof.Gaandi islamarkaana loo hoos gayn lahaa wasaarada g/dhiga ee DKMG.

 

Dhanka maamulka ayaa la sheegay in loo dhiibi doono ninka lagu magacaabo Xidig oo asagu horboodaya ragga loo soo adeegsaday bur burinta qorshaha mudada dheer soo socday ee Prof. Gaandi.

 

Wasiirada kulankan soo xaadiray ayaa tiradooda lagu sheegay 6 wasiir oo safar kaga yimid magaalada Addis Ababa.

 

Wararka hoose ee ku soo dhacaya Dhanaan.com ayaa waxay tibaaxayaan in qorshahan lagaga takhalusayo prof. Gaandi iyo barnaamijkiisa laga soo abaabulay Addis Ababa iyadoo loo soo wakiishay Raysul wasaare Cumar Cabdi Rashiid iyo Xidig.

 

Wixii ka soo kordha shirka ka socda Nairobi kala soco Dhanaan.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Dad Colaadi Dhextaalo, Balse Heshiis ku ah in la Fashiliyo Qorshaha Prof. Gaandi ee Jubbooyinka

 

 

Markii Wasiirka Gaadiidka Prof. Gaandi uu dhawaan Nairobi kaga dhawaaqay in ciidamada dawlada ee lagu soo tababaray Kenya ay ka hawl gali doonaan Jubbooyinka, waxaa isla markiiba soo baxay garabyo colaad weyni dhextaalo, balse hadda heshiis ku ah in laga hortago qorshahaas. Dawlada Soomaaliya iyo kooxda Alshabab labada midna raali kama aha in uu hirgalo qorshaha uu wato Prof. Gaandi.

 

Uma baahna in sharaxaad dheer laga bixiyo sababta kooxda Alshabab u diidan tahay qorshahan, laakiin waxaa is weydiin mudan, maxaa keenay in Dawaladu ka soo horjeedsato qorshaha Prof. Gaandi?. Mawqifka Dawladu waa in ciidamadaasi ka hawl galaan Muqdisho, isla markaas aan la geynin gobolada Jubbooyinka.

 

Hadaba si loo kala ogaado in mawqifka Dawladu yahay mid daacad iyo in ay jiraan arimo kale oo dahsoon, bal aqristow ila fiiri afarta qodob ee hoos ku xusan:

 

1. Sanadkii la soo dhaafay ayaa ciidamo fara badan oo ay leedahay dawlada Soomaaliya lagu soo tababaray magaalada Mustaxiil ee Ethiopia. Ciidamaas waxaa gacanta ku hayey Alle ha u naxariistee Col. Cumar Xaashi oo ahaa wasiirka amniga qaranka. Ujeedada ciidamadaasi waxay ahayd in ay la wareegaan gobolada dhexe, hiiraan, iyo shabeelaha dhexe, balse qorshahaasi waa burburay ka dib markii Alshabab ay qarax ku dileen Col. Cumar Xaashi.

 

2. Waxaa kale oo bishii November ee 2009 jiray in Wasiiru Dawlaha Arimaha Gudaha C/Rashiid Xidig oo uu weheliyo Taliyahii hore ee ciidamada booliska General Cabdi Qeybdiid ay booqasho ku tageen Boosaaso iyo Garowe iyaga oo halkaas tababar ugu soo xidhay ciidamo badan oo boolis ah oo ka tirsan dawlada Federaalka Soomaaliya.

 

3. Waxaa kale oo jira ciidamo tiro badan oo daacad u ah Xaabsade iyo Aadan Madoobe oo fadhigoodu yahay Ceelbarde, taageerana ka haysta Ethiopia.

 

4. Maxay tahay shaqada ay qabanayaan ciidamada kor u dhaafaya 10,000 ee loo soo tababary dawlada iyo ciidamada AMISOM oo dhan 5,000 oo dhamaantood ku wada sugan magaalada Muqdisho.

 

Waxaa kale oo wali dhagaha dad badan oo Soomaali ah ka sii guuxaya sababta iyo cidda ka danbeysay in la fashiliyo qorshihii kale ee uu watay Prof. Gaandi markii uu ahaa Wasiirka Gaanshaandhiga, qorshahaas oo ahaa in dib loo hawl galiyo ugu yaraan 36,000 oo ah ciidamadii hore ee Soomaaliya si ay dalka dib ugu qabtaaan.

 

Su�aasha hadda taagan waxa ay tahay:

 

Maxaa ciidamadii lagu soo tababary Mustaxiil, iyo booliska ku sugan Puntland iyo waliba kuwa Ceelbarde jooga loo keeni waayey Muqdisho? Maxayse tahay sababta ay dawladu u rabto in ciidamada deegaan ahaan ka soo jeeda Jubbooyinka la keeno Muqdisho is ay uga dagaalamaan, isla markaasna u diidan tahay in la geeyo Jubbooyinka?

 

Dhinac kale markaad ka fiiriso, waxaa la is weydiin karaa: gobolada dhex iyo gobolada Jubbooyinka mid kee ayaa u faa�iido badan in ay Dawladu qabsato? Ma dawlada Soomaaliya ayaa danaheeda garaneyn, mise waxaan raali laga ahayn in ciidamada Kenya lagu soo tababaray ay la wareegaan gobolada ay deegaan ahaan ka soo jeedaan?!.

 

Dad badan ayaa aaminsan in Dawlada Soomaaliya ay ka cabsi qabto in haddii ciidamada lagu soo tababaray Kenya ay qabsadaan gobolada Jubbooyinka, in taasi horseedi karto ku dhawaaqida maamul goboleedka �Jubbaland State�, talaabadaas oo wax weyn ka badali doonto siyaasada Soomaaliya ee qabiilka ku dhisan.

 

 

Dr. Maxamed Cabaas

kismaayo91@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Cumar Cabdi Rashiid iyo wefdigiisii oo dib ugu laabtay Muqdisho

 

Wefdigii DKMG ee uu hogaaminayey Cumar Cabdi Rashiid ee maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Nairobi ayaa lagu soo waramayaa inay dib ugu laabteen magaalada Muqdisho iyagoo aan wax natiijo ka gaadhin arimihii gundhiga u ahaa safarkoodii magaalada Nairobi.

 

Muhiimada ugu waynayd ee weftida DKMG u yimaadeen magaalada Nairobi ayaa ahayd sidii ay u lasoo wareegi lahaayeen masuuliyada ciidamada Soomaaliyeed ee lagu tababaray dalka Kenya.

 

Wefdiga ayaa kolkii ay soo gaadheen Nairobi dadaal badan geliyey sidii ay u heli lahaayeen oday dhaqameedyo ka soo jeeda Gobolada Jubooyinka oo garab istaaga qorshihii ay wateen.

 

Intii ay ku sugnaayeen magaalada Nairobi waxay kulumo gooni gooni ah la yeesheen saraakiil ka tirsan dowlada Mareykanka oday dhaqameedyo, masuuliyiin Itoobiyaan ah iyo Hay'adaha deeq bixiyaasha.

 

Dhamaan kulamadan ayaa ku dhamaaday guuldaro marka laga reebo kulankii ay la yeesheen saraakiishii ka socotay dhanka Ethiopia oo ay isku qorshe ahaayeen.

 

Dhanka kale waxaa naloo xaqiijiyey in madaxweyne Shariif uu waraaq horay usoo raaciyey weftiga taasoo si toos ugu socotay Prof.Gaandi isla markaana uu kaga hadlayey mawqifka dowlada Somalia ee ku aadan ciidamada soomaaliyeed ee lagu taba baray gudaha Kenya.

 

Faah faahinta fariintii uu Shariifku usoo diray Prof.Gaandi kala soco wararkaanaga dambe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this