Sign in to follow this  
General Duke

recent Gun Battle in Berbera: is Somaliland on fire?

Recommended Posts

Iskahorimaad Dhimasho Iyo Dhaawac Keenay Oo Galabta Ka Dhacay Deegaanka Biya-guure Ee Bariga Berbera

Somaliland.Org — Berbera, Somaliland — 07 February, 2007

--------------------------------------------------------------------------------

 

 

Berbera (Somaliland.org) – Laba nin ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen, 2 kalena ay ku dhaawacmeen dagaal galabta ka dhacay deegaanka Biya-guure ee Bariga magaalada Berbera, halkaas oo ay iskaga horyimaadeen ciidamada dowladda Somaliland iyo ciidan beeleed deegaankaas ah.

 

 

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, Maxamed Saqadhi Dubbad ayaa xaqiijiyey iska horimaadkaas oo uu sheegay in uu dhexmaray ciidanka Booliska iyo koox hubaysan. Waxa kale oo uu xaqiijiyey in iska horimaadkaas uu ku dhintay hal askari oo boolis ah, mid kalena uu ku dhaawacmay, dhinaca kalena khasaare kaas la mid ahi uu gaadhey oo hal uu ka dhintay mid kalena ka dhaawacmay.

 

Hase yeeshee, wararka ka imanaya magaalada Berbera ayaa ishaaraya in dhimashadu intaa ka badan tahay.

 

Dagaalkan ayaa la sheegay inuu bilaabmay galabta casarkii, kadib markii ciidanka dowladdu uu weeraray maleeshiyo deegaankaas ah oo difaac kaga jirey dhul lagu muran ka taagan yahay. Waxayna wararku sheegayaan in dagaalkaas gabalku isugu dhacay, labada ciidana ay weli isku horfadhiyaan halkaas.

 

Taliyaha Ciidanka Booliska, Maxamed Saqadhi Dubbad, ayaa sheegay in ay u gurmadeen shaqaaqadaas dowladda iyo dadka deegaankuba. Isla markaana waxa galabta gaadhey magaalada Berbera Wasiirrada Arrimaha Gudaha iyo Gaashaandhigga, mudane Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cirro) iyo Aadan Mire Waqaf.

 

Khilaafka iskahorimaadkani ka dhashay ayaa la sheegay inuu muddo dheer soo jiitamayey, kaas oo salka ku haya dhulka deegaankaas oo ay isku hayaan dad la sheegay in dowladdu siisay iyo dadka deegaanka oo ka soo horjeeda.

 

 

 

 

 

C/risaaq M. Dubbad, Hargeysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mujahid SNM. Is Somaliland on fire, why was Riyaale regime as sleep when this thing was happening?

 

Have they cought the culprits? This is trully scary, is Somaliland going to have a civil war again?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Date: "07 February, 2007"

 

"Was" Somaliland on fire? Is what you should ask Gen. Duke Gebrasalaasow :D

 

And to answer your question. Yes it was on fire breifly since any human thats lost in this unfortunate tragedy effects Somaliland's stability.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^The point is there was a gun battle in Somaliland has it all ended? Thus our secesionist boys need to undertsand this Somali government will not go because of a few grenades and a gun battle.

 

Anyhow Suldanks, still on your way to closing the mytrhi c borders, can you.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ There you go again Gen. Duke Gebrasalaasow :D

 

The point is there was a gun battle in Somaliland has it all ended? Thus our secesionist boys need to undertsand this Somali government will not go because of a few grenades and a gun battle.

You were trying to prove a point. :eek: :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites

IS PUNTLAND ON FIRE TOO ???

 

Read this:

 

 

dib u soo cusboonaaday Duhurnimadii maanta, kadib markii saaka ay xaaladdu ahayd mid degan.....................................................

 

wararka laga helayo goobaha dagaalka ayaa sheegaya in rasaas waaweyn la isku ridayo Hubka noocyadiisa kala duwan ayaa laga maqlayay goobaha la isku hor fadhiyo,.

 

Halka dagaalku ka bilowday Duhurkii maanta ayaa ah aagga Cagaaran iyo agagaarka qorileey, waxayna labada dhinac ku dhex jiraan dhul kayn ah oo jiq ah iyagoo isku adeegsanaya hubka noocyadiisa kala duwan.

 

Dagaalka ayaa xowligiisa laga dareemay magaalada laascaanood oo dhan waxaana qasaaraha uu geystay lagu sheegay inay dhimashadu kor u dhaaftay 5 qof labadii maalmood, halka dhaawacu ku sii dhow yahay 10 ruux, hoobiye yaal ayaa iyana ku habsaday degaano ka mida dhuldaaqsimeedada,

 

Hubka culus ayaa la isku ridayaa waxayna ku habsadeen degaano ka baxsan goobaha dagaalada, halkaasoo ay ka geysteen qasaare aan yaranyn, waxayna dagaalada sababeen inay xidhmaan wadooyin dhowr ah oo ay ka joogsadeen gaadiidkii isaga gooshi jiray laascaanood iyo Burtinle.

 

Warar ayaa sheegaya in ay maleeshiyaadka reer Mahad ee Ardaaga ***** ay hogaaminayso haweeney ay qaraabo yihin ***** waaxana lasheegayaa in ay haatan ku jirto aababul ciidan kii ugu xooga badnaa.

 

sidoo kale Malsshiyo beeleedyo xoogan ayaa isku gadaamay aaagaga deegaanka cagaaran kuwaas oo difaac adag ka galay inta badan tuulooyinka deegaankaas.

 

Liibaan Jordan::: Widhwidh Online News Desk Media cenetr

 

[ February 12, 2007, 12:51 AM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^^Yes to Mr SNM-MUJAHID and other secesionist.

So Gen. Duke Gebrasalaasow what point did you prove again? Let me remind you again, the Berbera incident was nothing more then an spontaneous dispute between locals. How does that qualify to prove that it rivals the political quagmire that your old uncle is in? In other words, how does a "national political" dispute compare to a local family dispute? Care to expand on the point that you just said you want to prove to SOL members. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this