Sign in to follow this  
Kamaavi

Faroole iyo Mesfin oo si hoose u wada hadlay!

Recommended Posts

Kamaavi   

ibfgn8.jpg

 

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole iyo wasiirka Arimaha dibada ee Ethiopia Seyoum Mesfin ayaa shalay kulan ku yeeshay magaalada Addis Ababa kaasoo ay kaga wada hadleen arimo la xidhiidha sidii loo sii xoojin lahaa heshiiska amni ee u dhaxeeya labada dhinac.

 

Taloow muxuu yahay heshiika amni ee u dhaxeeya Puntland iyo Ethiopia?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this