Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland president meets French foreign minister pics

Recommended Posts

Madaxweynaha JSL Iyo Wefdigiisii oo Maanta La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibada Faransiiska Daawo

Written by Axmed Maxamed Ciise

May 05, 2010 at 03:37 PM

RayFaraans5.JPG

Paris,(Qarannews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, iyo weftigii uu hogaaminayey waxay la kulmeen Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Fransiiska iyo Arrimaha Europe, Mudane, Bernard Kouchner, kullankaasi oo ka dhacay Xarunta Wasaarada Arrimaha Debedda iyo Arrimaha European ee magaceedu yahay (Quai d’Orsay) halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha iyo Weftigiisaba.

zargoz.jpg

Madaxweynaha iyo Wasiirku waxay si diirran isaga waraysteen xaaladda Gobolka iyo ka Geeska Africa, iyagoo si gaar ah oo xiiso badani ku dheeehan yahay uga wado hadlay, arrimaha Somaliland, sida Arrimaha Siyaasadda, Nabadgelyada, dhaqaalaha Arrimaha Budhcad badeeda ee beryahan dambe fara baas ku haya badaha adduunka iyo kuwa Gobolkaba.

RayFaraans7.JPG

Madaxweynuhu wuxuu uga waramay Wasiirka, xaaladda dalka Somaliland ee imika, iyo doorashada Madaxtooyada ee dalka dhawaan ku soo fool leh, Arrimaha Nabadgelyada, kaalinta Somaliland kaga jirto arrimaha la dagaalanka budhcad badeeda, iyo kaalinta wax ku oolka ah ee ay kaga jirto deganaanshaha dhammaan Mandaqadda Geeska Africa iyo Gobolkaba.

Wasiirku waxa uu Madaxweynaha ugu hambalyeeyay, horumarka, deganaanshaha iyo Dimuqraadiyadda uu dalka Somaliland ku tallaabasaday, taasi oo uu sheegay Wasiirku in uu aqoon dheeraad ah u leeyahay Somaliland, soona booqday wakhtigii ay Somaliland burbursanayd ee Sagaashameedyadii, isbedelka la gaadhayna ku tilmaamay mid mucjiso ah, jecel yahayna in uu mar labaad ku noqdo oo uu indhihiisa ku soo arko wanaaga ay qabsatay oo uu sheegay in uu adduun waynuhuna ka markhaati kacay.

RayFaraans6.JPG

Wuxuuna sheegay in uu had iyo jeer la socda xaaladda Dalka Somaliland, xog joogta ahna ka helo shaqaalaha Wasaaraddda Arrimaha Debedda ee Fransiiska kuwa u qaabilsan Africa.

Isla shalay Madaxweynaha iyo weftigiisa, waxa qado sharaf loogu sameeyay, Aqalka Guurtida (Senate) ee Fransiiska taasi oo labada golena u dhammaayeen, halkaasi oo si aada la isugu waraystay, xubno ka mid ahaa Baarlamankuna ka warameen waxay ku soo arkeen Dalka Somaliland mudadii ay safarka ugu kicitimeen ee 2009-kii, halkaasi oo Madaxweynaha lagu guddoon siiyay Buug taariikhi ah oo ka waramaya Golaha Senate ee Fransiiska.

Waxay Golaha Senate-ku ballan qaadeen inay wefti kale u soo diri doonaan dalka mar labaad, sannadkan aynu ku gudo jirno.

Waxa iyana badh ka mid ah weftiga Madaxweynaha, oo uu hogaaminayey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debeddu saaka, la kulmeen Hay’adda Horumarinta iyo iskaashiga ee Dalka Fransiiska (AFD), weftiga iyo Hay’addu waxay aad isula soo qaadeen hawlo fara badan oo ku saabsan Horumarinta iyo xagga Iskaashiga labada dal, iyadoo Weftigu ka codsaday Hay’adda inay dalka Somaliland soo degaan oo yimaadaan.

Kullamadaasi dhammaantood waxay ku soo gaba-gaboobeen jawi farxadeed oo aad u sarreeya.

Madaxweynaha JSL, waxa kullamadiisa ku wehelinayey, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debedda, Mudane, Cabdillaahi Maxamed Ducaale, Mudane, Cali Cumar Maxamed, Maareeyaha Dekedda Berbera, Mudane, Cali Ismaaciil Xassan, Wakiilka Somaliland ee Dalka Fransiiska iyo Mudane, Axmed Maxamed Ciise, Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL.

Allaa Mahad Leh

Axmed Maxamed Ciise

Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha

Share this post

Link to post
Share on other sites
Cowke   

Xaji, I hope you can now tell how desperate your people have became!!! Those pictures look soooo reallllll :D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Somaliland iyo Wefdigiisii oo Maanta La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibada Faransiiska

Wednesday, 05 May 2010

Hargeysa (Somalilandnation)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, iyo weftigii uu hogaaminayey waxay la kulmeen Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Fransiiska iyo Arrimaha Europe, Mudane, Bernard Kouchner, kullankaasi oo ka dhacay Xarunta Wasaarada Arrimaha Debedda iyo Arrimaha European ee magaceedu yahay (Quai d’Orsay) halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha iyo Weftigiisaba.

Madaxweynaha iyo Wasiirku waxay si diirran isaga waraysteen xaaladda Gobolka iyo ka Geeska Africa, iyagoo si gaar ah oo xiiso badani ku dheeehan yahay uga wado hadlay, arrimaha Somaliland, sida Arrimaha Siyaasadda, Nabadgelyada, dhaqaalaha Arrimaha Budhcad badeeda ee beryahan dambe fara baas ku haya badaha adduunka iyo kuwa Gobolkaba,

Madaxweynuhu wuxuu uga waramay Wasiirka, xaaladda dalka Somaliland ee imika, iyo doorashada Madaxtooyada ee dalka dhawaan ku soo fool leh, Arrimaha Nabadgelyada, kaalinta Somaliland kaga jirto arrimaha la dagaalanka budhcad badeeda, iyo kaalinta wax ku oolka ah ee ay kaga jirto deganaanshaha dhammaan Mandaqadda Geeska Africa iyo Gobolkaba.

Wasiirku waxa uu Madaxweynaha ugu hambalyeeyay, horumarka, deganaanshaha iyo Dimuqraadiyadda uu dalka Somaliland ku tallaabasaday, taasi oo uu sheegay Wasiirku in uu aqoon dheeraad ah u leeyahay Somaliland, soona booqday wakhtigii ay Somaliland burbursanayd ee Sagaashameedyadii, isbedelka la gaadhayna ku tilmaamay mid mucjiso ah, jecel yahayna in uu mar labaad ku noqdo oo uu indhihiisa ku soo arko wanaaga ay qabsatay oo uu sheegay in uu adduun waynuhuna ka markhaati kacay.

Wuxuuna sheegay in uu had iyo jeer la socda xaaladda Dalka Somaliland, xog joogta ahna ka helo shaqaalaha Wasaaraddda Arrimaha Debedda ee Fransiiska kuwa u qaabilsan Africa.

Isla shalay Madaxweynaha iyo weftigiisa, waxa qado sharaf loogu sameeyay, Aqalka Guurtida (Senate) ee Fransiiska taasi oo labada golena u dhammaayeen, halkaasi oo si aada la isugu waraystay, xubno ka mid ahaa Baarlamankuna ka warameen waxay ku soo arkeen Dalka Somaliland mudadii ay safarka ugu kicitimeen ee 2009-kii, halkaasi oo Madaxweynaha lagu guddoon siiyay Buug taariikhi ah oo ka waramaya Golaha Senate ee Fransiiska.

Waxay Golaha Senate-ku ballan qaadeen inay wefti kale u soo diri doonaan dalka mar labaad, sannadkan aynu ku gudo jirno.

Waxa iyana badh ka mid ah weftiga Madaxweynaha, oo uu hogaaminayey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debeddu saaka, la kulmeen Hay’adda Horumarinta iyo iskaashiga ee Dalka Fransiiska (AFD), weftiga iyo Hay’addu waxay aad isula soo qaadeen hawlo fara badan oo ku saabsan Horumarinta iyo xagga Iskaashiga labada dal, iyadoo Weftigu ka codsaday Hay’adda inay dalka Somaliland soo degaan oo yimaadaan.

Kullamadaasi dhammaantood waxay ku soo gaba-gaboobeen jawi farxadeed oo aad u sarreeya.

Madaxweynaha JSL, waxa kullamadiisa ku wehelinayey, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debedda, Mudane, Cabdillaahi Maxamed Ducaale, Mudane, Cali Cumar Maxamed, Maareeyaha Dekedda Berbera, Mudane, Cali Ismaaciil Xassan, Wakiilka Somaliland ee Dalka Fransiiska iyo Mudane, Axmed Maxamed Ciise, Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL.

Allaa Mahad Leh

Axmed Maxamed Ciise

Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha

Share this post

Link to post
Share on other sites
Cowke   

Xaji it's kind of funny how whenever somaliland supposebly meets these big european politicians they never hold a press conference!!! Hell they don't even have the flag of somaliland and france next to each other as that is what they do when foreign dignatories come to another nation.

Make matters worse would the bbc miss such a STORY if it were true and the other somali media not to mention the international media?

Have u even noticed none of the somali media pick up on those fake stories, that kind of gives you a hint it's fake because whenever riyale goes to addis all the media outlets say so but whenever he goes somewhere else its only somaliland media playing the "cameraman" game quite ironic isnt it. But seriously bro do somalilanders actually believe it because that would even be more funnier :D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Lol just because Shabelle.net and Allpuntland didn’t put this news On their headlines , that doesn’t mean no such meeting took place.Don’t confuse your self Cowke :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Cowke   

Xaji the only person I am aware of that somaliland met was the french president advisor on africa André Parant which HIIRAN reported.

That is kind of like donald payne the advisor to obama on africa lol.

But nowhere did i see any reputable site such as bbc and voa make any mention of this huge event of meeting the foreign minister of france lol. OOPS they might of not reported because it probably was not news worthy right lol

Share this post

Link to post
Share on other sites
Cowke   

Xaji 2 years later you will post dahir riyale meeting another foreign minister, how many meet and greets has he had with the international community so far? what has his results been like?

Ask yourself bro. What have you got to show for all the meet and greets, when you get back to me on that one then you might see the light!!!

As for farole his meet and greets actually get him something. When he went to America he put Puntland on the radar so America knows that they are there and exist not 1 president before him ever done that!!!

Just last week he signed over the navy base when he met with ahmed abdalla and number of nations.

You need to know what you get out of these meet and greets, because I've never seen not 1 thing somaliland benefited from it. If it's recognition they are seeking well thats impossible as no country interfere in somalia issues without the consent of the recognized government, can you imagine ahmed walad abdalla placing sanctions on these nations and all sorts of legal consequences if any country dared recognize somaliland?

Sxb put it this way the second somaliland gets recognized by another nation, sharif will take that nation before the hague and make them pay huge compensation pay out plus revoke your aqoonsi.

Its just not gonna happen the world doesnt operate the way you want it to operate it operates through procedures and standards.

The UN doesn't endorse this the tfg for another nation to interfere and meddle in domestic policies of that nation without the consent of somalia or the u.n

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Cowke:

Wooow a whole essay just because Riyaale met The French foreign minister :D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Ictraafku meel wacan bu maraya , maakhir Dusheeda ayuu soo marayey wax yar sug ila intu hargeysa so gaadhayo. hawada doorashada ayuu so hadhsanaya

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacphar:

^xaajiyoow Aabe Meles goormuu ku icritaafi horta?

The regional leader of NW Somalia has met a few French men. However he has yet to get recognition from uncle Guleh & His dad Melez.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Amistad   

Originally posted by General Duke:

quote:Originally posted by Jacphar:

^xaajiyoow Aabe Meles goormuu ku icritaafi horta?

The regional leader of NW Somalia has met a few French men. However he has yet to get recognition from uncle Guleh & His dad Melez.
smile.gif Funny. Uncle Guelleh.... now there is a real country Rapist.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this