Sign in to follow this  
Major-General Cawad

What a horrific incident iam really saddened by it!

Recommended Posts

That's is why we've to strive to get this government working because of an indecent incident that took place in Mog city where a gang of men who wanted to rape a young girl age 14 broke in, in their house and when the mother cried loud out for help a woman who used to sell khat emerged and ran after the brutal gang who took the girl away their fired some shots at her and she immediately died and also her mother was hurt. They took the girl to some place and after they were finished with her raping amd mutulating they also killed her.

 

We need to stop this evil this perpertrators need to be brought to justice. People aren't we are muslims anymore. What happened to human decency and our islamic and cultural values.

 

Ya Allah have mercy on us and do not subject us to anymore humilations like this.

 

Ya Qaadir, Ya Samad, Ya Axad, Ya Raxmaan, Ya Qawiyu deliver us from our pain and help us to bring this people to justice.

 

Where is the Mog CID, Maxkamada Islaamiga, Culumaauudiinka, Aqoonyahanaha, Macalamiinta iyo Ururada Hubaysan ee Moqadisho.

 

Only this girl happens to be from a minority clan within Moqadisho she has been fallen victim to rape and murder. Allahu Akbar there is no other Ilaah than Allaah who can stop all this things happen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shalay subaxnimadii hore ayaa lagu dilay waddada Makka Al-Mukarama ee agagaarka Tre-biano Marxuum la oran jiray Col. Max’ed Cusmaan Coon oo ka mid ahaa saraakiisha ciidamaddii nabad-suggida Soomaaliya, waxaana dilka sarkaalkaasi geystay kooxo hubeysan oo watay gaari, iyadoo galabnimadii shalay-na lagu dilay agagaarka Ex. dugsiga Max’uud Xarbi nin ganacsade ahaa oo maleeshiyooyin soo weeraray ay doonayeen in ay ka dhacaan gaarigii uu watay, halka xalay dhacdo aad u fool xun ay ka dhacday agagaarka Ex. Shineemo Soomaali ee degmada Waaberi, waxaana dhacdadasi ku dhintay 2 haween ah oo lagu kala magacaabi jiray Ruqiyo Max’ed Cumar (Ruqiyo Xeesey) & Luuleey Baafe, waxaana dilka labadaasi haweeney geystay 4 nin oo hubeysan oo doonayey in ay kufsadaan mid ka mid ah labadaasi haween oo aheyd gabar 14 sano jir ah oo ka soo jeeda beelaha aan Muqdisho ku hubeysneyn, markii ay gurigeeda ugu dhaceen ayna soo kaxeysteen ayey hooyadii dhashay u qeyla dhaansatay Marxuumad Ruqiyo Xeesey oo aheyd haweeney Jaad-wale ah oo xaafada caan ka aheyd, waxaana markii ay Ruqiyo Xaaseey ka daba tagtay raggii hubeysnaa ee kaxeystay gabadha ay rasaas ku soo rideen, iyadoo haweeneydaasi u dhimatay rasaastaasi, waxeyna dhaawac uga tageen hooyadii dhashay gabadha.

 

 

Gabadha ay kaxeysteen ayaa markii ay fara-xumeeyeen kadib ay dileen, waxaana falkani oo ay geystay maleeshiyo ka timid dhinaca xaafada Bermuuda si weyn cambaareeyey dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho gaar ahaan dadka degmada degmada Waaberi.

 

Dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa wel-wel & cabsi sii kordheysa ka qaba dilalka bareerka ah ee ka dhacaya magaalada Muqdisho oo uu ammaankeedu sii xumaanayo, iyadoo aysan jirin cid isku xilqaantay in ay wax ka qabtaan ammaan darrida ku soo kordheysa magaalada.

 

 

Cabdishakuur Cilmi Xasan Dayniile,Muqdisho

cabdishakuur48@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this