Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo fur horyaalka Kubadda Cagta Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland  Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa galabta furay Horyaalka Kubada Cagta Puntland.

Tartanka oo ay ka qayb gelayaan 10 kooxood oo ah kuwa heerka 1-aad ayaa lagu qabanayaa Garoomada Kubada Cagta ee Mirre Awaare Garoowe iyo Cawaale Gaalkacyo oo midkiiba ay ku dheelayaan 5 kooxood.

FB_IMG_1714672311689.jpg?resize=720%2C48 FB_IMG_1714672303807.jpg?resize=720%2C48 FB_IMG_1714672303807-1.jpg?resize=720%2C FB_IMG_1714672309291.jpg?resize=720%2C72 FB_IMG_1714672306690.jpg?resize=720%2C48 FB_IMG_1714671886677.jpg?resize=720%2C48 FB_IMG_1714671891767.jpg?resize=720%2C48

PUNYLAND POST

The post Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo fur horyaalka Kubadda Cagta Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this