Sign in to follow this  
General Duke

Borama: Blue unionist flag flies in Riyaales base

Recommended Posts

Magaalada uu Ka soo jeedo Madaxweynaha Somaliland oo Calankii Buluugnaa Maanta La Suray (Sawiro)

 

Sunday, July 12th, 2009 at 3:19 pm

 

Horseed Media

News Desk

 

Dad aad u cadhaysan ayaa maanta mudaaharaad ka dhigay Xarunta Gobolka Awdal ee Boorame, kadib markii 4 qof oo u dhashey deegaanka Boorame lagu qafaashey meel aan waxba ka fogeyn Gabiley, ayaa markii danbe kooxdii jidgooyada u dhigtey ay ku dileen Kalabaydhka.

 

Meydka Marxuumiinta ayaa la keenay Caasimadda Awdal halkaas oo lagu aasey, kadib ayaa waxaa dariiqyada isugu soo baxay dad aad u caraysan kuwaan oo wata calankii Buluugnaa, waxaa dad badan ka yaabiyey tiro badnida Calanka buulagan ee Soomaaliya ee ay wateen.

Dilka loo geystey 4 qof oo markii hore la qafaashey ayaa salka ku haysa aano qabiil ee u dhaxeeyay beelaha halkaas wada yaala, kadib markii ay isku qabsadeen dhul beereed iyo daaqsin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this