Sign in to follow this  
Fiqikhayre

President of Puntland meets Seyoum Mesfin the Foreign Minister of Ethiopia!

Recommended Posts

Madaxwaynaha Puntland Dr. Faroole oo la kulmay Wasiirka Arimaha Dibada ee Ethiopia Seyoum Mesfin

 

Dunidaonline, 1.4.2010

 

Waxaa maanta kulan ku dhex maray magaalada Adis Abeba ee caasimada dalka Ethipia Madaxwaynaha dawlada Puntland Dr. C/raxman Maxamed (Faroole) iyo Wariirka Arimaha Dibada ee dalka Ethiopia Seyoum Mesfin.

 

Kulanka labada masuul oo kadhacay xarunta madaxtooyada dalka Ethiopia ayaa waxa looga wada hadlay, arimo ay ka mid yihiin xaaladda guud ee dalka soomaaliya, xiriirka u dhexeeya Puntland iyo Ethopia gaar ahaan xiriirka ganacsiga iyo amaanka.

 

Labada dhinac ayaa isku afgartay dhamaan waxyaabihii ay ka wada hadleen. Waxaana kulankaasi ka dib uu Wasiirka Arimaha dibada ee Ethiopia ku casumay madaxwaynaha Puntland Qado Sharaf uu ku soo gunaanaday kulankii maanta.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The discussions held in the Presidential compound were on the overall situation in Somalia, the bilateral relations especially economic and security.

 

A consensus was reached on all the talking points and later the Foreign Minister treated the President to a Dinner in his honour.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Puntland la kulmey Sayoum Mesfin

 

News20574117104188706.jpg

 

Kulankaan oo ka dhacey Hotel Sharaton halkaas oo ay dagan yihiin waftiga Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamad Farole ayaa waxaa labada masuul kaga hadleen xiriirka Puntland iyo dowladda Ethiopia, xaalada guud Somalia waxeyna isku afgarteen dhamaan qodobadii laga wada hadley.

 

Kulankaan kadib ayaa waxaa wada qadeeyey Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Farole iyo Atto. Sayoum Mesfin kaas oo ku dhamaadey jawi wanaagsan.

 

Waftiga Madaxweynaha Puntland uu hogaminayo ayaa intii ay ku sugnayen magalada Addis Ababa waxey kulamo muhiim la qaateen masuliyiin sare ee ka tirsan dowladda Ethiopia, sidoo kale waxaa kulan kooban oo is-afgarad ku dhamaadey la qaatey Madaxweynaha dowladda Federaalka iyo waftigiisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this