Illyria

Proposed constitutional amendments - redrafting the Fed. constitution

Recommended Posts

6 hours ago, Qurac&qansax said:

MMA saaxiib maxaa dhacay, maantay dadkii cudurkii puntland laga gubi jiray sidoodii baad u hadlaysaa. laba qodob oo ay markasta ka siman yihiin baad soo qaadatay, Waa mida faan ka iyo mida deegaan dusty ah bay degan yihiin.

it is not faan, ee puntland and it is people was always there to protect the qaranaminoda soomalia, i can give you multple example, but not now.

waxaad tiri "waxa yar ee laga dhisay Garoowe iyo boosaaso, oo hayado iyo deeq lagu dhisay" walaal wanaaga puntland iyo waxay qabsatay ilaahay muxuu kuu tusi waayay, sida Dekada Garacad. xagee ku aragtay, iska daa somaliya ee Afrika inteeda kale community iskood wax u qabso dakad ku dhistay. Ma kacaan kii baa u dhisay, mise hayado. 

waa runtaa xasan iyagaa soosaaray, maantana iyagaa ka qaadi kara. waxay ku soo saareen, danta dalkaa ku jirtay, maantana danta dalka ayaan ku jirin in xasan sii joogo. waa sababta saaxiibkaa farmaajo oo aad ogeed sidii ay u soo dhaweeyeen markii uu madaxweeyen noqqday iyo sidii uu ugu abaal guday aad ogtahay uu maantay garoowe taagan yahay, muxuu u aadi waayay qoorqoor ama laftagreen oo ay saaxiibo ahaayeen ee uu dani u aaday.

Widaay, faanka raqiis waa la iga shidaa, regardless the deegaan lagu faantamo - at the end of the day, it is just another dusty deegaan.

Anyway, the last person to complain about Xasan iyo xulufadiisa should be Deni. Danta dalka kuma jirin, dantiisa ku jirtay and dantiisa ka waaye Xasan. Deni iyo Xasan waxba isma dhaamaan, Damujadiid isla ahaayeen. Siyaasadxumadiisa asaga Deni xoog inuu meesha ku marsiiyo rabay late last year oo hub la iskula soo baxay joojisay ma'ahee. Deni siyaasadxumo iyo qalafsanaan geysay meeshaan and he alone is standing by himself. Waa kaas Axmed Madoobe kala boodeen, too. He deeply personalizes politics.

Share this post

Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

horta ninka hadlayay ma taqaan, Prof Hasan Sheikh Mohamuud waa nin ab9aal ah, ma ahan puntland ama MJ. Hadii uu runta sheegay oo uu yiri puntland waxaa loo dhisay in ay is dhisto soomaliyana dhisto, maxaad uga xuntahay oo aad u qaadan wayday oo aad faan uga dhigtay. Dhisidaad khalad u qaadatay, mid dhaqaale ma ahan, waa mid siyaasadeed.

Deni siyaasada somalia ma personlsie gareen, Xasan Sheikh Maxamuud, Axmed Madoobe, Hamsa, Farmaajo dhamaantood wuu ka saxsanaa Ddeni waxayna isku qabteen danta soomaliya, taariikhdaana xusi doonta Deni.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Quote

So far, nobody has seen the final version of the four amended chapters, and nobody has any idea of what the president has ratified last night.

Quote

It's quite comedic that all the MPs voted in favor, with none opposing or abstaining.

Let's see how one-man constitution is being implemented.

Share this post

Link to post
Share on other sites
10 minutes ago, Che -Guevara said:

t's quite comedic that all the MPs voted in favor, with none opposing or abstaining.

Let's see how one-man constitution is being implemented.

i think, CCShakuur has shown quite maturity and is good candidate for Future leader. Hogaamiyuhu waa in aan la gadan karin, dan qabiil na ka sareeyaa, he showed those crendetials

Share this post

Link to post
Share on other sites
Illyria   
5 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

I guess my post si fiican looga gubtay for xataa the lurking laga soo baxay oo waala isheyn waaye. It achieved its intents. Yaa isgaaray, aadaada aada.

12 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Faanka badan iska yaree. It is just another dusty deegaan, even more dusty than the rest. Waxa yar laga dhisay Gatoowe iyo Boosaaso, including garoomada, hay'addo iyo deeq lagu dhisay. They are still using jidadkee dowladii Kacaanka dhistay isku xiro degmooyinka, plus that Boosaaso dekad dowladii Kacaanka dhistay.

That is 'cos your response was that of an amateur debutante primed for an evening out in genteel circles worse than even XX in his odious self in bad times, and instead of constraining your poking of the bear at its tail, you veered off stroking its precious mane, hence the ire, and the reason you are now seeking shelter, and bellowing for agency and utility.

2 hours ago, Qurac&qansax said:

i think, CCShakuur has shown quite maturity and is good candidate for Future leader. Hogaamiyuhu waa in aan la gadan karin, dan qabiil na ka sareeyaa, he showed those crendetials

They all speak of good game when in opposition, but the minute their derriere touches the seat, they morph into mini Afweyne. Think about the speeches HSM made whilst attending civil society conferences in Xamar, Garowe, Jibouti etc.

Share this post

Link to post
Share on other sites

What is more important is how will  we go forward now and who is going to blink first and concede puntland or the bunker. Puntland ma ku adkaysan doonta diidmada dawladnimada bunkerka.  Bunkerke  see ma si waddi doona unilateral dhisida ama samaynta dasruurka cusub . So who is going to blink first 

Share this post

Link to post
Share on other sites
Samafal   
6 hours ago, Qurac&qansax said:

horta ninka hadlayay ma taqaan, Prof Hasan Sheikh Mohamuud waa nin ab9aal ah, ma ahan puntland ama MJ. Hadii uu runta sheegay oo uu yiri puntland waxaa loo dhisay in ay is dhisto soomaliyana dhisto, maxaad uga xuntahay oo aad u qaadan wayday oo aad faan uga dhigtay. Dhisidaad khalad u qaadatay, mid dhaqaale ma ahan, waa mid siyaasadeed.

Deni siyaasada somalia ma personlsie gareen, Xasan Sheikh Maxamuud, Axmed Madoobe, Hamsa, Farmaajo dhamaantood wuu ka saxsanaa Ddeni waxayna isku qabteen danta soomaliya, taariikhdaana xusi doonta Deni.

This person that you are responding to has long term contemp for anything Puntland. Mindhaa islaan aayadiis ah oo reer Puntland ah baa soo korisay. You will never see him say anything positive in any Puntland developments but to th contarary wuu ku xajiimoodaa magacaba. Marka warka ha iskaga dhameen. Soomaalidu waxay tiraahdaa caanahaaga dhame baa caydaada yaqaan. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Iliriya,

I wanted to illustrate the weaknesses Of HSM, especially the criticism that is openly debated in mogadishu. While his selling public land to oligarchs are known, some of the other allegations of  incompetence in his army chief could be an exaggeration, because they are usually said by those who oppose him. Since it is Ramadaan, I don't want say something that is not proven. HSM has some weaknesses and his is involved in nepotism, but his toughness and hard work , especially his campaign against Al-shbaab and to pacify Somalia out weights his weaknesses. Madaxweynuhu dagaal markuu ku jiro waa in la taageeraa.

Now forget about my criticism of HSM and let us debate about the current constitutional changes, especially  the six key changes.

1- Amending the relationship between the elected president and the prime minister. Somali  presidents campaigned for years through thick and thin, propose their platform and plans for their administration and get elected. Then They  appoint a prime minister to manage their agenda and assemble his cabinet. Now if there is disagreement,  the appointed premier could block the president that appointed him and create constitutional deadlock by bringing the parliament to the equation. Money has to change hands, parliamentarian has to be bribed to help dismiss the premier and so on. It is a mess. Rooble and Farmaajo is a good example for which  we lost two years of squabbling. 

I agree the proposal of the president about dismissing the premier without the parliament and it is the best interest of Somalia.

2- Both the regional satiates and the federal government should hold one person one vote.

I support this article and most Somalis support it. We have witnessed how the  last election was done by the maids and drivers of Ahmed Madoobe.

3-Three political parties.

I wish the government should have  left this alone, but since they added , I don't see a major issue that should be an obstacle to the other important things. Sometimes you have to take the good and bad to move forward.

4- The election commission will be appointed by the federal government.

Some places like America, states manage the national elections, but in Canada the election commission and the management of the national election is done by the federal government. THey hire directly the employees who should be working for the election. Personally, I don't trust a clan enclave led by the likes of Madoobe, Dani and qoor qoor to manage a national election. I support the idea of thhe federal government appointing the 18 member commission, so does most of Somalis. As  I said before,  there are no functioning federal states, they are all fake and  in name, they can't manage national and they should not manage either. Ahmed Madoobe Kismaayo dhinac uma dhaafin 13 sano Miyaan Doorasho u dhiibi? maya.

5- The regional leaders shall be called governors or Hogaamiye.

O Allah, I love this article. By far most Somalis like this. We the Awdal State had called our leader Hogaamiye not a president just like Khaatumo did. Somalis had rejected these so called 6 presidents. Somalia waa in ay lahaataa hal madaxweyne 

6- The term of the regimes should be 5 years.

I also support these.With the current dysfunction, the first 6 months  are done while assembling cabinet and setting . The third year is consumed usually by constitutional debates or how the election should done, and the fourth year is electioneering. Now, with  thie new system, the next president will have the confidence to appoint his prime minister  and work four full years and do the elections the fifth year.

Now please tell us which one of these C/laahi Dani is opposed. We the Somali people want president HSM to keep fighting Al-shbaab and finish the work. We don;t want  C/laahi Dani and company to put this country to another useless constitutional debate for these 6 points and squabble for the next 24 months. . The Somali parliament including those elected from Puntland had voted.  Case closed.

Share this post

Link to post
Share on other sites
12 hours ago, Samafal said:

This person that you are responding to has long term contemp for anything Puntland. Mindhaa islaan aayadiis ah oo reer Puntland ah baa soo korisay. You will never see him say anything positive in any Puntland developments but to th contarary wuu ku xajiimoodaa magacaba. Marka warka ha iskaga dhameen. Soomaalidu waxay tiraahdaa caanahaaga dhame baa caydaada yaqaan. 

no i think he hates Somaliland more  he loves only the south and Siyad barre  i think his hate for Puntland is only because deni supported hasssan sheikh to oust his hero the cheese fellow 

Thats where the hates stems from for puntland  and ofcourse abdilahi Yusuf who turned his bay and bakool into an Ethiopian colony 

Share this post

Link to post
Share on other sites
4 hours ago, galbeedi said:

Now please tell us which one of these C/laahi Dani is opposed. We the Somali people want president HSM to keep fighting Al-shbaab and finish the work. We don;t want  C/laahi Dani and company to put this country to another useless constitutional debate for these 6 points and squabble for the next 24 months. . The Somali parliament including those elected from Puntland had voted.  Case closed.

Galbeedi sidii aad xamar u tagtayba waad is badashay, xasan ma gabar buu ku balan qaaday mise qori baa madaxa lagaaga haya.

hadaan hadalkaadii u soo noqdo, you should have asked which one of these would Deni not have opposed?. He should have oppose all of them.

before we get to the qodobada lixdaa ee aad soo xigatay, marka hore, soomalidaa ku maahmaahda hal xaaran ah nirig xalaal ah ma dhasho. Meesha ugu horeeysa ee wax ka quransan yihin waa habkii loo maray. Dastuur hab khaldan loo maray, waa xaaraan. Constitution marka la meel marinayo waa in stake holderska oo ah la soo maraa, i will give you 3 pratcial steps oo la mari karay, oo habka hada lamaray ka roonaa.

1.sidii shariif iyo abdiwali sameeyeen, in 300qof laga soo arruriyo dhamaan stateyada wadanka oo teendhada layskugu keeno oo ay aftay u qaadaan.

2. in qodobadaii golaha wadatashi qaran ee puntland ka maqneed la hirgaliyo, oo la dhaho, inta puntland iyo somaliland ka soo noqonayaa dastuurkan baan ku shaqeeynayana. saan la socono qodobadaas lagu heeshay waa la baal maray.

3.in gogoshii uu dhigay deni oo hogaan keedu xasan lahaa looga faaiideeysto in dastuurka looga wada hadlo.

intuba ma dhicin. sidaas owgeed waa hal xaaran ah, nirig kastoo caano badan oo ay dhashana waa xaaraan iyada iyo caanaheeda.

hadaan qodobadaadii u soo noqdo.
1. qodobka koowaad

5 hours ago, galbeedi said:

Amending the relationship between the elected president and the prime minister. Somali  presidents campaigned for years through thick and thin, propose their platform and plans for their administration and get elected. Then They  appoint a prime minister to manage their agenda and assemble his cabinet. Now if there is disagreement,  the appointed premier could block the president that appointed him and create constitutional deadlock by bringing the parliament to the equation. Money has to change hands, parliamentarian has to be bribed to help dismiss the premier and so on. It is a mess. Rooble and Farmaajo is a good example for which  we lost two years of squabbling. 

I agree the proposal of the president about dismissing the premier without the parliament and it is the best interest of Somalia.

 your argument is " Money has to change hands, parliamentarian has to be bribed to help dismiss the premier and so on. It is a mess" so you arguing you dont trust the parliament, but you trust the same parliament to rectify the most important document for the nation the constitution, that is really absurd. It is also interesting to note you trust the president that we know is the most corrupted in the history of Somalia to do justice. This is the reason why our founding fathers separated the priminster and the president and even if we going this direction which means the president could appoint and dismiss priminister we should have a constitutional court and that was the reason why the consition was in limbo, not because we had disagreement but because there was no constitutional court to intervene if there was difference. Therefore Deni and any one who is not tribal blind or dont have gun on their head should oppose this change.

2.

5 hours ago, galbeedi said:

2- Both the regional satiates and the federal government should hold one person one vote.

I support this article and most Somalis support it. We have witnessed how the  last election was done by the maids and drivers of Ahmed Madoobe.

i don't think you read the change and many Somali commentators are the same as well. Hasan oo aad ogtahay oo xaafada uu ku dhashay ama ka soo jeedo oo xamar ku taala ee dayniile aan tagi karin, oo aan cadale tagi karin, miyaa doorasho 1p1v qabanaya. Hadalka siduu u qornaa waxa weeye, gobolada waa in ay doorasha 1p1v qabtaan kadibna federal goverment baa 1p1v qabanaysa. Waxaas ma wax kula fiican baa. that is why goboladii taageersanaa ay dhamaantood u soo hadli la yihiin, because they now in doorasho ay sanqabaneen 1p1v ah.

Therefore Deni  should oppose this change and it should not be a conditional it should be the right for every individual.

3.

5 hours ago, galbeedi said:

3-Three political parties.

I wish the government should have  left this alone, but since they added , I don't see a major issue that should be an obstacle to the other important things. Sometimes you have to take the good and bad to move forward.

your self answered this, the government should have left this alone. NO MORE TO SAY

4.

5 hours ago, galbeedi said:

4- The election commission will be appointed by the federal government.

Some places like America, states manage the national elections, but in Canada the election commission and the management of the national election is done by the federal government. THey hire directly the employees who should be working for the election. Personally, I don't trust a clan enclave led by the likes of Madoobe, Dani and qoor qoor to manage a national election. I support the idea of thhe federal government appointing the 18 member commission, so does most of Somalis. As  I said before,  there are no functioning federal states, they are all fake and  in name, they can't manage national and they should not manage either. Ahmed Madoobe Kismaayo dhinac uma dhaafin 13 sano Miyaan Doorasho u dhiibi? maya.

your main argument is "  I don't trust a clan enclave led by the likes of Madoobe, Dani and qoor qoor to manage a national election" but you trust clan enclave led by HSM, Fiqi, Mahad Kawaanle and so on. is absurd.

this is why our founding fathers, make sure every one has a say, we should leave it like that and therefore Deni should oppose it.

5.

5 hours ago, galbeedi said:

5- The regional leaders shall be called governors or Hogaamiye.

O Allah, I love this article. By far most Somalis like this. We the Awdal State had called our leader Hogaamiye not a president just like Khaatumo did. Somalis had rejected these so called 6 presidents. Somalia waa in ay lahaataa hal madaxweyne

if this the most thing that made you happy and exciting by saying " O Allah, I love this article. By far most Somalis like this" then we are not living the same Somali. I am living a Somali where the county has no army, no functional government, its resources stalled, has no monetary system basically in the dark age and the only think you like in the constitution is what names to call its leaders, God help us. Deni should oppose it.

6.

5 hours ago, galbeedi said:

The term of the regimes should be 5 years.

I also support these.With the current dysfunction, the first 6 months  are done while assembling cabinet and setting . The third year is consumed usually by constitutional debates or how the election should done, and the fourth year is electioneering. Now, with  thie new system, the next president will have the confidence to appoint his prime minister  and work four full years and do the elections the fifth year.

your argument is because the president wastes so much time having fight with every one, we have to increase his term so he can have more time to fight with his enemies.  if the most powerful country on earth has 4 years term it should be enough for the most disadvantage country, where there is nothing to rule or govern to have 4 years term.

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
21 hours ago, Qurac&qansax said:

horta ninka hadlayay ma taqaan, Prof Hasan Sheikh Mohamuud waa nin ab9aal ah, ma ahan puntland ama MJ. Hadii uu runta sheegay oo uu yiri puntland waxaa loo dhisay in ay is dhisto soomaliyana dhisto, maxaad uga xuntahay oo aad u qaadan wayday oo aad faan uga dhigtay. Dhisidaad khalad u qaadatay, mid dhaqaale ma ahan, waa mid siyaasadeed.

Barfasoor ku sheegaas oo ah a hardcore unugaa-leh maba furin muuqaalkiisa. I don't watch because I know him iyo wuxuu sheegaba. Qof qabqable iyo USC difaacaayo waxaa ka dhageysanaayo iska yar. Asaga iyo kan kale barfasoor la baxay ee Yaxye Caamir la dhaho labadoodaba ma furi muuqaaladooda oo waqti kuma dhuminaayi.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.