Sign in to follow this  
General Duke

Hargaysa: SNM Admin admits all fighters crossed safely into Ethiopian Occupied lands

Recommended Posts

Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay halkii ay ku danbeeyeen Ciidan hubeysan oo dhowaan ka degay gobolka Awdal.

 

Wasiir kuxigeenka arrimaha dibada ee Somaliland ayaa sheegay in Ciidankaas oo lala xirririnaayo in ay ka tirsanyihin Jabhadda ONLF lana aaminsanyahay in ay ka yimaadeen dalka Eritrea laguna soo tababaray ay u talaabeen dalka Itoobiya isla markaana ka saareen degaanada Somaliland,siduu sheegay.

 

Mudane Maxamed Younis Cawaale ayaa sheegay in Ciidankaas aysan xilligaan ku sugneen Somaliland,isagoo xusay in Dawladda Itoobiya la socodsiiyeen in ay doonayeen in ay weeraro ka geystaan dhulka Itoobiya iyagoo ka duulaaya Somaliland.

 

Wasiir kuxigeenka ayaa intaas ku daray in Ciidankaas ay wateen hub aad u tira badan isla markaana tilmaamay in ay ka heleen dukumiintiyo muujinaaya in ay tababar kusoo qaateen Eritrea. Sidoo kale wuxuu xusay in ay ka heleen lacago laga isticmaala dalkaas Eritrea.

 

Ciidamo gaaraya ilaa 250 nin ayaa 10 Spet la sheegay in ay ka soodageen xeebta Syalac iyo Lughayaha u dhaxaysa, waxaana ciidankaasi ay gaareen buuraha Maar-maar ee xadka Itoobiya laga galo, wararka ilaa shalay soo baxaayey ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya iyo ciidabadii ka soo degay Somaliland ay isku haleeleen halka loo yaqaan Dhambad, waxaana masuuliyiin u hadley dawladda Itoobiya ay sheegeen in ay dileen 123 nin oo ka mid ah, ma jiro ilo kale oo madaxbanaan oo ka soo waramay dagaalka shalay ka dhacay Dhambad.

 

Jabhadda ONLF ee la dagaalanta Xukuumada Itoobiya ayaa iyadu beenisay in ciidankaas ay ka tirsanyihin oo tiro ahaan lagu sheegay inka badan 200-qof.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamo ka dagey Saylac oo u talaabey xadka Ethiopia

14 Sep 14, 2010 - 6:20:03 AM

 

Ciidamadii gaaraya 250 oo kasoo dagey xeebta Saylac maalinimadii shaley ayaa wararka kasoo baxaya maamulka Somaliland ayaa sheegaya iney u gudbeen xadka

 

Wararka ayaa sheegaya in ciidamadaan kasoo dagey xeebta Saylac ay ku guuleysteen iney ciidamada Somaliland ka fara baxsadaan una talaabaan dhinaca Ethiopia halkaas oo dagaal ku qabsadey.

 

Gudoomiye ku xigeenka ururka ONLF oo la xiriirey saxaafada ayaa sheegey ineysan jirin ciidamo ka tirsan jabhadooda aysan halkaas ka gudbin isagoo ganafka ku dhuftey eedeynta ah in ciidamadaan kusoo tababarteen dalka Eritrea.

 

maalintii shaley 13.09.2010 Warsaxafdeed uu qabtey ku sheegey xafiiskiisa magaalada Hargeysa waxa uu sheegay in ciidanka Somaliland ay daba socdaan ciidan gaadhaaya 200 oo nin oo aad u hubaysan isla markaana tababar soo qaatay ay ka soo degeen xeebta magaalada Saylac.

 

Wasiirku waxa uu sheegay in nimankaasi laba doonyood ku yimaadeen xeebta magaalada Saylac iyaga oo loo sii diyaariyay saddex gaadhi oo waaweyn oo qaaday nimankii iyo saanad Milateri ay siteen.

 

Wasiirku intaasi ku sii daray in nimankaasi ay begsadeen dhanka xuduuda Ethiopia iyo buuraha dhaadheer ee qaybta smaamulka Somalida Ethiopia.

 

Wasiirku waxa uu shirka jara`id ku sheegay oo kale in ciidan badan ay beegsadeen halkaasi balse aanay ilaa hada jirin wax qabasho ah oo ay ku guulaysteen, waxa kale oo iyana dhankooda ku soo baxay ayuu yidhi ciidan ka socda Itoobiya iyo Jabuuti.

 

Dhinaca kale ciidamo Ethiopia ayaa shalay ilaa saaka baaris ku sameeyay meelo ka mid ah tuulooyinka xadka ku yaala halkasi oo ay ka baadhayeen nimankaasi ka soo degay xeebta.

 

Ciidamadaan tiradaas leeg oo kasoo dagey xeebta Saylac ayaa muujineysa sida maamulka Somaliland u difaacan karin xuduudihiisa.

 

Garowe online, Hargeysa

Share this post


Link to post
Share on other sites

A group of rebels who were reportedly "surrounded" by security forces in Somalia's separatist Somaliland region have successfully crossed the border into Ethiopia, while Ethiopian troops have entered border towns in northwestern Somalia (present-day Somaliland), according to reports reaching Puntland-based Radio Garowe.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: Ethiopia troops arrive in Somaliland to hunt down ONLF rebels

14 Sep 14, 2010 - 11:33:56 AM

 

A group of rebels who were reportedly "surrounded" by security forces in Somalia's separatist Somaliland region have successfully crossed the border into Ethiopia, while Ethiopian troops have entered border towns in northwestern Somalia (present-day Somaliland), according to reports reaching Puntland-based Radio Garowe.

 

Somaliland Interior Minister Dr Mohamed Abdi Gabose told reporters Monday that the ONLF ethnic Somali rebels who are fighting against Ethiopia's government were being searched for by Somaliland security forces in Awdal region, at a mountain range where the international borders of Somalia, Ethiopia and Djibouti intersect.

 

 

Somaliland President Ahmed Silanyo

Somaliland officials claim that the group of ONLF fighters, who reportedly number between 200 and 700 men according to conflicting reports, landed secretly at Zeila coast in Awdal region of northwestern Somalia (present-day Somaliland).

 

Dr Gabose, the Somaliland government's interior minister, alleged that the suspected ONLF rebels wer "trained in Eritrea."

 

But a senior member of ONLF who identified himself as the rebel group's deputy commander told Mogadishu-based radio stations that "no ONLF fighters are trained in Eritrea." He also denied that any ONLF fighters landed in Somaliland.

 

Some Somaliland-based media agencies have reported that fighting broke out in the mountain area, but these reports have not been independently verified. Inside sources say the reports of fighting could be an attempt to "save face" for the performance of Somaliland security forces

Share this post


Link to post
Share on other sites

Some Somaliland-based media agencies have reported that fighting broke out in the mountain area, but these reports have not been independently verified. Inside sources say the reports of fighting could be an attempt to "save face" for the performance of Somaliland security forces

Share this post


Link to post
Share on other sites

What happened to the story of the 4 men arrested and hub badan oo lasooqabtay? And that fantacy war in which the mighty SL forces destroyed the ONLF militia in Awdal mountains :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ethiopian troops arrive

 

Somaliland-based Jamhuuriya newspaper has reported that a force of 1,000-strong Ethiopian troops has entered parts of Awdal region in northwestern Somalia (Somaliland) to conduct military search operations in the mountain range.

 

There are reports saying that the group of suspected ONLF fighters have "already crossed into Ethiopia," where the ONLF has waged an insurgency since 1984 and is seeking self-determination for the Somali-inhabited ****** region of southeastern Ethiopia.

 

Somaliland has enjoyed relative peace and stability for nearly two decades. But analysts say the continued unrest in southern Somalia and the low-level insurgency in ****** region of Ethiopia is affecting Somaliland's security.

 

The bulk of Somaliland's security forces were sent to Sool region in 2007, leaving parts of the region vulnerable to security risks.

 

Reports that heavily armed anti-Ethiopia rebels landed on the coast and traveled by land for hundreds of kilometers creates problems for Somaliland's new administration, led by President Ahmed Mohamed Silanyo.

 

Since President Silanyo's election in June, Ethiopian government officials have expressed frustration with the new Cabinet ministers, some of whom Addis Ababa accuses of having links to Al Shabaab militants in southern Somalia.

 

In 1991, Somaliland unilaterally declared independence from the rest of Somalia but has not been recognized internationally. Somaliland claims colonial-era boundaries, but neighboring Puntland contends that Sool and Sanaag regions belong to Puntland due to centuries-old kinship and blood ties.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Kuun-Kuun-Laminaa:

What happened to the story of the 4 men arrested and hub badan oo lasooqabtay? And that fantacy war in which the mighty SL forces destroyed the ONLF militia in Awdal mountains
:D

That was made up by the likes of JB after a tough secession the other night in which he & his freinds were fighting the ONLF from the comfort of the Marfish in Hargaysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Remember they were going to use their navy to end piracy and pacify the south. They could not even pacify 200 armed men walking ever so casualy through 150 KM in the open. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Lol, JB still has explained where the so-called NAVY was and how the men were able to cross through and only get confronted when they reached Ethiopia.

 

They definitely choose to go through an area that is upset with the triangle admin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

I don't get it what you all guys are making all these fuss about? Is this come back oportunity from the Galgal embarrassment? Both sides sl and pl challenges for nothing. Relax ya all.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this