Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

They seem to like Djibouti.

Recommended Posts

Xaglatoosiye iyo Sabarey oo Laga Masaafuriyey Itoobiya

January 16, 2010

By Reporter

Sida ay sheegayan warar anau ka helnay dalka Itoobiya gaar ahaan magaalada Jigjiga ayaa ciidamada laanta socdaalka ee dalkaasi in ay ka qaadeen baasabooradii Xaglatosiye iyo Cali Sabarey kuwaas markii dambana la masaafuriyey.

 

Warka ayaa intaa ku daraya ka dib markii ay soo gaadheen labadaasi masuul magaalada Jigjiga kuwaas markii dambana ay qabteen ciidamada sirdoonka ee dalkaasi kuwaas geeyey xarunta laanta Socdaalka hase ahaate Garaad Jaamac Garaad cali oo la socday ayaa loo ogolaaday in uu kaligii sii wadan karo safarkiisa ku aadan dalka Somalia.

 

Xaglatoosiye iyo Sabarey oo ay habeen hayeen ciidaamada Amaanka ee dalkaas Itoobiya ayaa shalay (15-01-2010) dib loogu celiyey magaalada Jabuuti oo ay markii hore ka soo kicitimeen.

 

Saleebaan iyo Cali Sabarey ayaa muda sii horeysay ka ambabaxay magaalada Nairobi ka dib markii koox xidhiidh la leh islaamiyiinta Somalia ka dagaalanta ay u doorteen in uu u noqdo Hogaamiye si loo carqaladeeyo magaalooyinka waa weyn ee Puntland iyagoo gabaad ka dhiganaya dib u soo celinta Laascaanood.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this