Sign in to follow this  
Rokko

Powerful words from an angry Colonel

Recommended Posts

Rokko   

The Indhacade apologists on this forum will not like this article na'mean. :D

 

On Hiiraale:

 

"Barre Hiiraale waan isnaqaan waxaana leeyahay Barre miyaad hilmaantay maalintii ay taariikhdu ay aheyd 24kii janaayo 1991dii inaan maalin cad aan kaa eryey adiga iyo Kurtun taliskii Ballidoogle idinkoo baqo ahna aad u cararteen Villa Somaliya oo uu markaas uu ku sugnaa†Afweyneâ€. 25kii Janaayo 1991 waxaan soo gaaray warmaxan subaxii ku xigay ee janaayo ay aheyd 26janaayo 1991kii imeydaan sugin intaan Afgooye soo caga dhiganayey ee habeenkii ka horeeyey ayaad xeebta Jazeera baqo ku marteen waxaana wadadda laamiga ah aad kaga soo dhacdeen dhanaane,maalintaasna Barrow dowlad baad aheyd ana jabhad baan ahaa waase ilaahay mahadiis hadaan maanta labo jabhadood wadanahay waxaana leeyahay Barre hiiraale Maanlaawe waxaa ku seegan marka c/qaasim ku leeyahay Kismaayo nooqabo inuu kaasoo fogeystay kursigii adeerkaa Cali Shire Warsame uu Baarlamaankii 1969kii kaga soo galay Dhuusamareeb , Markaa waxaan kuu sheegayaa in Magaalada Kismaayo uusan wax boosa kaaga banaaneyn".

 

 

On Shaydaan Indhacade and Aweys:

 

"â€waxaa wax la’la yaabo ah in ninka leh Ethiopia ayaan dhoobley ka raadinayaa miyuusan Joqraafiga soomaaliya uu wax ka aqoon?Isagana waxaan leeyahay hadaad Ethiopia rabtay ama SPM aad rabtay kama foga meesha aad ku dhalatay ee aad ariga ku raaci jirtay Matabaan iyo Guriceel .Go’aanka aad qaadateen adiga iyo C/qaasim iyo beeshiinaba waxaa horay u qaatay Daahir Riyaale Kaahin natiijadeedana wuu hayaa maanta,Sidaad ****** aad ula dhaqanteena ayuu SPM uu go’aansaday inuu idinkula dhaqmo laga bilaabo(17 September 2004) taasina waxay noqotay mid Xeerka gashay".

 

full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

On Shaydaan Indhacade and Aweys

Mr. Bringer of Bad Tidings I'm not defending anyone, but I think that comment was ment only for Aweys.

 

 

(17 September 2004)

That was said on September 17 right?

 

This next articles I will post were written on September 23 and 24.

 

Odayaasha Beelaha Sade ******* iyo ****** ,oo maanta tuulada janaal cabdalle kaga arinsanaya weerarkii Dhoobleey

 

Odayaasha Beelaha Sade ******* iyo ****** ,oo maanta tuulada janaal cabdalle kaga arinsanaya weerarkii Dhoobleey

 

Tuulada Janaal cabdalle oo 60km dhinaca waqooyi galbee kaga toosan magaalada kismaayo ayaa waxaa maanta uu kullan balaaran uga billawday odayaasha dhaqanka iyo ragga beelaha Hogaamiya ee Beelaha Sade ******* iyo ****** ******* si ay uga wada hadlaaan arimo badan oo ay ugu muhiimsan tahay weerarkii maleeshiyooyin ka tirsan isbahaysiga dooxada jubba ay ugaystaan degmada dhoobleey oo ka tirsan deegaanada ****** ee J/hoose.

 

Odayaashaan ayaa waxaa dhinaca beesha Sade hogaaminaya Xaaji Maxamed Mire oo ka tirsan hogaanka Dhaqanka ee beesha sade halka Beesha absamena uu hogaaminayo ugaas cumar Feen oo ka mid ah odayaasha dhaqanka ee beelaha ****** kana tirsan salaadiinta ugu caansan gobolada jubbooyinka. afhayeenka isbahaysiga dooxada jubba Bille cabdulle cabdi oo kamid ah xubnaha ka qayb galaya wadahadalada janaal cabdalle oo uwaramayay Gedonet ayaa sheegay in labada dhinac ay ka wada hadlayaan khasaarihii soo gaaray degmada dhoobleey iyo waliba sidii loo xoojin lahaa xariirka iskaashi iyo wada noolaansho ee ka dhexeeya labada beel waxaana uu rajo ka muujiyay in kullankaan uu noqon doono mid mira dhala oo ay ka soo baxaan hidisiyaal ugu dambaynti looga gudbi karo caradii ay Beesha ****** ka muujisay weerarkii maleeshiyo ka tirsan isbahaysiga dooxada jubba ay ugaysatay Degmada dhobleey oo gaystay khasaaro Naf iyo maalba leh.

 

Kullankaan oo laga shaqaynayay maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa soo dhaweeyay dadwaynaha magaalada kismaayo qaar ka mid ah oo u arka in uu soo afjari karo muranka ku saabsan weerarka Degmada dhoobleey iyo isbahaysiga dooxada jubba oo horay uga dalbaday beelaha ****** in ay u ku soo wareejiyaan tikniko uu lahaa Jeneraal Moorgan oo tagtay deegaanada Dhoobleey iyo afmadaw haatan gacanta ugu jirta qaar ka mid ah beelaha ****** .

 

In kasta oo uu kullankaan furmay goor sii horaysay ayaa ilaa iyo iminka waxaan soo bixin wax warar ah oo ku saabsan qodobada laga dooday iyo natiijooyinka Maxsuulka ka noqday.

 

Nasteex daahir faarax

kismaayo-somalia

nasteexdahir@hotmail.com

 

code:

  

Kullankii Beelaha Sade iyo ****** Oo Ku Dhaamaday Guul iyo Shirawayne Kale Oo Lagu Qaban Doono Afmadaw

 

Kullankii Beelaha Sade iyo ****** Oo Ku Dhaamaday Guul iyo Shirawayne Kale Oo Lagu Qaban Doono Afmadaw

 

Odayaasha dhaqanka ee Beelaha Sade ******* ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada kismaayo kadib markii ay ka qaybgaleen kullankii ay tuulada Janaal cabdalle kula yeesheen Dhigooda Beesha ****** .

 

wadahadalaas oo socday muddo 24 saac ayaa waxaa lagu waramayaa in ay ku salaysnaayeen weerarkii dhawaantan maleeshiyooyin ka tirsan isbahaysiga dooxada jubba oo baacsanayay Jeneraal Moorgan ay ugaysteen jimcihii la soo dhaafay degmada Dhoobleey ee Xadka ku taala.

 

Nabadoon xaaji Maxamed Mire Faarax oo hogaaminayay odayaasha dhaqanka ee beesha Sade oo ka koobnaa 25 xubnood oo u waramayay Gedonet markii ay kasoo laabteen janaal Cabdalle ayaa sheegay in shirka oo ay yimaadeen dhammaan odayaasha dhaqanka ee beelaha ****** uu ku dhaamaday Jawi is afgarasho la iskana fahmay qodobadii la isla soo qaaday oo ay ka mid ahaayeen tageeradii beelah ****** oo aan wax colaad kala dhexaynin beesha Sade ay ufidiyeen Jeneraal Moorgan iyo waliba weerarkii ciidamada Sade ay ugaysteen degmada dhoobleey.

 

Xaajigu waxa tibaaxay in odayaasha ****** ay qirteen in maleeshiyooyin ku hayb ah ay ka qaybgaleen weerarkii hubaysnaa ee ciidamada Jeneraal moorgan ay ku soo qaadeen Ciidamada isbahaysiga dooxada jubba ee fariisinka ku lahaa deegaanka Xaliimo cadeey waxaana ay odayaashu ay raali galin ka bixiyeen warar ay saxaafada mariyeen mas,uuliyiin ka soo jeeda beesha ****** oo sheegay in ciidamo ay kala hogaaminayaan Sh yuusuf Indhocade iyo xasan turki ay weerar ku qaaden dhoobleey iyagoo kaa shanaya kuwa isbahaysiga dooaxda jubba ee uu hogaamiyo Barre Hiiraale.

 

Qodobada ugu muhiimsan ee ka soo baxay kullankaan ayuu Nabadoon Xaaji Maxamed mire ku sheegay in lagu heshiiyay in la qabto shirwayne balaaran oo dhexmara laba belood ayna gogoshiisu noqonayso Degmada Afmadaw kaas oo ay isugu imaanayaan odayaasha dhaqanka iyo siyaasiyiinta beelaha Sade iyo ****** waxaana uu carrabka ku dhuftay in go,aan lagu gaaray in shirkaas oo an wali waqtigiisa la cayimin lagu salayn doono horumarka Gobolka jubabda hoose iyo qaybsashada Hogaanka deegaanka.

 

Nasteex daahir faarax

kismayo-somalia

nasteexdahir@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

maybe it's because they are natives to the region and have real 'stakes' in keeping the peace

I think that's very important point. I believe reer Gedo have established that their independence is of the greatest importance to them, but are also willing to sit down for peace and harmony with their neighbors.

Share this post


Link to post
Share on other sites

quote:

--------------------------------------------------------------------------------

Morgan brought it upon his people and they deserve everything they got since they took up arms with him!

--------------------------------------------------------------------------------

You don’t know shit about it homie this people who live in dhoobley aren’t morgans people by tribe the people in dhoobley are from the tribe .... Am gonna don’t say it but i will give you clue Aden C/laahi Nur Gabyow

 

 

quote:

-------------------------------------------------------------------------------

If any forces of Sheikh Inda Cadde was involved(which they weren't) Morgan would be six feet underground and not walking around Nairobi

--------------------------------------------------------------------------------

Hahhahaha you talk a lot of shit what you think that your kinsmen are from a superior ras don’t make laugh Morgan won the war against great gen caydiid. Do you really think that morgan can’t handle some old butt kisser of the great leader

 

your reply just shows you don’t know a shit about the jubba’s i suggest you do some research about the jubba’s

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this