Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Axmed Cabdi godanes Gabay after Capturing Doobley

Recommended Posts

1. aga dalkiisii ka carar door ahaan jiraye

2. Dekedii kismaayood ka baqey doora weynuhuye

3. Duuflaale goortii dagaal loola daal jiraye

 

 

 

4. Dul-joogii badnaa baa eryiyo dooyadii qoriye

5. Diide oo fakade waa waxey dab u lahaayeene

6. Kala dide finiinkii sidii deero iyo cowle

 

 

 

 

7. Derebkiyo oomaarkii ma galo deebluhuu dhaqaye

8. Daaraan ka simay ceelashii dararka weynaaye

9. Darbi baan ka riday wiilashii diinta caasiyaye

 

10. Waa kaa dagaagii ku tagay dariski gaalaade

11. Waa duqeydiyo suldaan dawar sanaayaaye

12. Darbiyada ha jiifeen ileyn diinti caasiyaye

 

13. Dabcigeygu uun baan aqoon duulka uu yahaye

14. Sidii dowra muuda ah waxaan dibada meeraabe

15. Dabintuu ku dhacay doqonku waan damac sanaa show’e

 

16. dalol igama saareeyn inaan degayo Dhoobley’e

17. Dib waxey ka noqon lama ogeyn deeqa eebahaye’e

18. Daliilkaa nin ragi waa ogaa doqonna moogaaye

 

19. Dan-u guurka maantaan arlada sahal dawaafaayey

20. Dacwadoodu waa tey aheyd durugyey

21. Dadow maqal waxaan soo dul degey derebki waamoode

22. Dadwo maqal waxaan soo dul degey derebki waamoode.

 

Sheikh Mukhtar Abuu Zuebyr

Amiirka Alshabaab.

 

 

Is diiwaangeli hadii aad Suxufi tahay

 

Hassan Adan Samatar Site- Gabdhaha Suxufiyiinta Somalia Site

 

 

I share the awful situation with you Clickhere

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mr XX Your late threads show your becoming more of Godane's PR officer, I wonder if he swapped you with shakirullah, or are you sympathising him because he is fom the TOLKA.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this