Sign in to follow this  
Saxardiid

USA will consider the Somaliland's recognision

Recommended Posts

Dawladda Maraykanka oo markii u horreysay daboolka ka qaaday tixgelinteeda aqoonsi dawladnimo oo la siiyo Somaliland.

 

71charle.jpg

Washington (Jam)- Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Marayanka ee Qaabilsan Africa, Mr. Charles Snyder, ayaa shaaca ka qaaday in Xukuumadda Maraykanku hadda wixii ka dambeeya tixgelinayso aqoonsi diblomaasiyadeed oo beesha caalamku siiso Somaliland, isaga oo sheegay in aanay jirin wax wanaag ah oo ka soo muuqda Dedaalkii loogu jiray Dib u heshiisiinta Kooxaha Soomaaliya ee ay ku hawlanayd Dowladda Kenya, muddo sannad ka badan.

Mr. Charles Snyder, hadal dheer oo su’aalona lagu waydiiyay ayaa waxa uu ka jeediyey Shir ballaadhan oo dhawaan lagu qabtya meesha la yidhaahdo “UCLA’s Bunche Hall” oo ku taala Washington.

 

Kulankaas oo ay soo qaban-qaabisay Xarunta Daraasadda Arrimaha Africa ee lagu magacaabo “James S. Coleman Center for African Studies” ayaa mar wax laga waydiiyay siyaasadda Dowladda Maraykanka ee Mushkiladaha ka taagan dalka Soomaaliya iyo Dareenka Maraykanka ee ku wajahan hawlaha argagixisiada ee lagu tuhunsan yahay inay ka jiraan Dalka Soomaaliya waxa uu sheegay in Soomaaliya ay ka jirto dhibaato culus oo ay sababtay Dowlad la’aanta ka taagnayd dalkaas tan iyo 1991kii markii Xukunka laga tuuray Maamulkii Maxamed Siyaad Barre.

 

Isaga oo ka hadlayay rajo la’aanta iyo Guul darrada ka muuqata isku dayadii dib-u-heshisiinta Kooxaha Soomaaliya iyo Dedaaladii lagu doonayay in dib loogu dhiso Dalka Soomaaliya ee burburay, waxa uu Mr. Charles Snyder, yidhi; “Mar baan kaftamay, waxa uu ahaa kaftan xun. Balse, waxa uu ahaa runta biyo kama dhibcaanka ah – waxan idhi ‘Soomaali kama dambayn Siyaad Barre, sidii aanu u jirin Yuguslaavi ka dambeeyay Tito.’

 

Isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu Charles Snyder, yidhi; “Sidaa daraadeed, mar haddii uu jiri waayay wanaag ka jira kooxahii Soomaalida, Xukuumadda Washington waxa la gudboon hadda iyo wixii ka dambeeya tixgelinta Aqoonsi la siiyo Maamulka Goonida u go’ay ee Waqooyi (Somaliland) oo sannadkii 1991, soo ceshaday magacoodii duugoobay ee Somaliland, marka laga reebo Maamulkaas (Somaliland) oo cagahiisa iska taagay una dhaqmaya sidii Dowlad dhab ah, meelna kama jirto Qiimihii wadaninimo Soomaaliyeed.”

 

Mr. Charles Snyder, oo la weydiiyey dedaalka Dowladda Kenya ee Shirka dib-u-heshiisiinta Kooxaha Soomaaliya ee uu Ambassador Kiplagat, ku hawlan yahay, waxa uu yidhi; “Kiplagat, wax badan ayuu boodhka ka jafay Arrimaha soomaaliya inta uu sameeyay in ka badan ayaanu hore u samaynay in aanu hagaajino Maamul Qabaliga aan shaqaynayn ee Muqdisho. Balse, nasiib darro wax aan isqabnayn ayaa la isku qob tolayaa.”

 

“Hiliblihii (Dadqalkii) Hargeysa, Maxamed Xirsi Moorgan, ma suurto gelin karaa inuu Muqdisho ka taliyo, mar haddaanu ku lahayn Qabiil uu metelo?…jawaabtu waa maya, dhibaatada jiraa waa taas.”

 

Isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi; “Moorgan, oo magaca ‘Butcher of Hargeysa’ uu u baxay Dabayaaqadii sannadihii Sideetamaadkii markii uu Waqooyi ka dhanka ahaa dhaqdhadhaqaaqii SNM, ma awoodi karayaa ninkaasi inuu wakhtigan Door muhiim ah ka ciyaaro Muqdisho…..Sababta aan miisan u lahayn, koox yar dhallinyaro oo dablay ah ayuun baa u haysta inuu yahay hoggaamiye militeri oo awood leh…. Sidaa darteed, marka aad doonayso in aad waajahdo dhibaatada intaas le’eg uma wajihi kartid sidii adiga oo Buskut macaan diyaarinaya.

 

Qaabka ay Dowladda Kenaya hawsha dib-u-heshiisiinta markii hore u bilowdayna kama uu duwanayn sida loo diyaariyo Buskudka, balse Mushkiladda Soomaaliya taala waa mid ka qara weyn. Marka la doonayo in dib-u-heshiisiin laga dhex dhaliyo Qabali iyo Qaab-dhismeedyo dhaqami ah waa in uu yeesho Miisaan intaa ka qara weyn, waayo, waxa meel walba jooga aktaro, aan nin walba dabadii laga hadal degaanka uu joogo.”

 

Sababahaas awgood ayuu sheegay Mr. Charles Snyder, in aanay arrimaha Soomaaliya ahayn kuwo Xal u helistoodu dhow dahay, waxana uu tibaaxay maadaama mushkiladda Soomaaliya ay yihiin kuwo Caal waa ah oo quus laga joogo in Xukuumadda Maraykanku ay tixgelin siinayso Aqoonsi Diblomaasiyadeed oo Somaliland ay ka hesho Beesha Caalamka.

 

Dowladda Maraykanku waxa ay arrimaha Soomaaliya faraha kala baxday markii uu dhicisoobay hawlgalkii lagumagacaabay rajo soo celinta ee sannadkii 1993kii markaas oo Maamulkii Clinton uu ciidammadii Maraykanku ka saaray Soomaaliya, kadib weerarkii 18 Askari kaga dhinteen. Hase yeeshee, Mr. Charles Snyder, in Maraykanku mar kale degmadoodii indhaha ugu soo jeediyeen Soomaaliya waxase uu sheegay in aan Maraykanku marnaba noqonayn kuwa iyagu keenadda u haya arrimaha Soomalaiya.

 

“Ma doonayno in aanu u noqono Darawalka Baska Wada, mana doonayno in aanu ku fadhiisano kursiga ugu dambeeya Baska, balse, waxa aanu rabnaa in aanu ku fadhiisano Kuraasta Safka Saddexaad ee Darawalka Dabaddiisa ah, sababta oo ah culays kale oo badan ayaa na saaran.”

 

Waxase uu tilmaamay in Dowladda Talyaanigu ay aad u danaynayso in ay noqoto ta koowaad ee Arrimaah Shirka Soomaalida la wado Ambassador Kiplagat iyo weliba Dowladda Norway oo uu sheegay inay kharash aad u badan, ku bixisay shirkaa.

 

Mr. Snyder oo la weydiiyay sida dowladiisu u aragto Arrimaha Argagixisada Soomaaliya, waxa uu yidhi; “Qaraxyadii ka dhacay Mombasa, iyo isku dayo kale oo weeraro dhawaan lala damacsanaa Safaarada (Nayroobi), ayaa keenay in aanu dib u cusboonaysiino Danayntayadii, waxa ka socda Soomaaliya iyo cidda wadda.” Ayuu raaciyay Mr. Snyder, waxa uu caddeeyey in Soomaaliya uu ka jiro Edeg firfircoon oo uu kuleeyahay Ururka Al-Qaacida. Taasoo aan dowladda Maraykanku ka indho qarsan Karin in ay noqoto Soomaaliya goob ay dib isugu abaabulaan, waxa uu ku tilmaamay Kooxo u riyaaqsan Dagaalo meelo kale ka socda.

Jamhuuriya

 

For English version of this articale

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

Here's another article from the Washington Post

 

Enjoy

 

In Africa, What Does It Take to Be a Country?

 

By Jeffrey Herbst

Friday, January 2, 2004; Page A21

 

At least a small part of the future of Africa is being played out in Somaliland, the northwest portion of Somalia that declared its independence in 1991. In its bustling but impoverished capital of Hargeysa, the most striking contrast with most African cities is the sense of order. Police -- who, given their salaries, are almost volunteers -- stand in the hot sun and direct obedient drivers. Money-changers sit on the side of the street with huge piles of cash visible, waiting for customers. Order is supposed to be the defining characteristic of a state, but Somaliland is recognized by no country in the world as a sovereign entity. Instead, the world insists on clinging to the fiction that Somalia has a government that rules over a united territory. Understanding why the world pretends that Somaliland does not exist tells us much about the foibles of the international politics of recognition.

 

Somaliland was a British protectorate during the colonial period. In 1960, during the rush to decolonization, Somaliland was independent for five days before joining with former Italian Somaliland to create the Somali Republic. In 1989 the government of thug-President Mohamed Siad Barre declared war on Somaliland because of fears that the Somalilanders wanted to go it alone. Government fighters, taking off from the Hargeysa airport, systematically bombed the city, destroying just about every building. In an event all but unnoticed by the international community, 50,000 people were killed and approximately 500,000 of the population of 2 million became refugees in neighboring Ethiopia.

 

For several years, strife and conflict continued, but Somaliland persevered. Order was gradually restored and a government formed; the refugees returned and embarked on a long process of rebuilding. In 2001, 98 percent of voters opted in a free and fair election for a new constitution that boldly proclaimed the case for independence. Somaliland then had successful, internationally monitored, local council elections in 2002 and a free and fair presidential election in April 2003. The presidential election was most notable because the ruling UDUB party, led by President Dahir Rayale Kahin, won by only 217 votes out of almost 500,000 cast. The opposition party KULMIYE challenged the tally but, in a moment of extraordinary responsibility given Somalia's history of having weapons resolve almost every conflict, eventually accepted the results. Somaliland is planning parliamentary elections this year (the legislature is currently appointed). At that point, it will have a far more impressive democracy than most African countries.

 

One would think that the natural response of the outside world to the extraordinary accomplishments of the Somalilanders would be respect and recognition, especially because Somalia still does not have a government and is still in absolute ruins a decade after one of the most expensive humanitarian interventions in history. That is not the logic of the Horn of Africa. About the only thing that the southern Somalis can agree on is that they do not want Somaliland to secede. The rest of Africa has not been of any more help. One of the decisions that African leaders took at independence was to retain the irrational boundaries they had received from colonialists, because they could not think of anything better and because they thought that any credence given to self-determination would cause the continent to descend into chaos. The permanence of boundaries has become a major asset for African leaders who do not have to prove that they control their territories or even that they are a legitimate government in order to be granted international recognition and sovereign equality.

 

The Somalilanders made their own peace without the benefit of international mediators and conflict resolution experts. Of course, they still face extraordinary problems. Literacy may only be 30 percent; education for girls is left to Koranic schools; significant parts of the government are corrupt; just about all men have weapons at home and a good many of them spend much of their income and afternoons chewing kat leaves, an addictive stimulant imported from Ethiopia. In addition, the recent killing of an Italian nurse and a British couple raised concerns across Somaliland that it is still vulnerable to terrorist attacks from those who are determined not to let secession go forward.

 

Nevertheless, recognizing Somaliland would be a strong signal to the rest of Africa that performance matters and that sovereignty granted in the 1960s will not be an excuse to fail forever. Few regions of any African country actually want to secede; thus the world could recognize the achievements and legal idiosyncrasies of Somaliland without experiencing massive disruptions of Africa's map. The Somalilanders, almost unanimously, ask what more they can do when the international community continues to recognize Liberia, Sierra Leone, Democratic Republic of the Congo and other anarchic, violent places as sovereign units. It is time to give them an answer.

 

Jeffrey Herbst is chairman of the department of politics at Princeton University.

 

 

 

© 2004 The Washington Post Company

 

 

Here's the link to the article

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nevertheless, recognizing Somaliland would be a strong signal to the rest of Africa that performance matters and that sovereignty granted in the 1960s will not be an excuse to fail forever.

true isn't it?

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

In 1989 the government of thug-President Mohamed Siad Barre declared war on Somaliland

This guy is obviously confused...

 

First, the year is incorrect-the war started looong before 1989. Second, Barre declaring 'war' on all regions of Somaalia at differnet points. Third there is no mention the rebel groups(SSDF, SNM, USC etc.), which was fighting to overthrow the dictatorship.

 

[for] fears that the Somalilanders wanted to go it alone.

Acuudubillah. 'Somalilanders' in 1989 wanting to seperate as the reason for the war???

 

In 2001, 98 percent of voters opted in a free and fair election for a new constitution that boldly proclaimed the case for independence.

LOL. First, some regions did not vote. And I thought it was 97% 'Yes' vote? But whats the difference when the numbers are all made up right??? ;)

 

Somaliland then had successful, internationally monitored, local council elections in 2002 and a free and fair presidential election in April 2003.

Acuudubillah. Again some regions boycotted the elections. Second, the elections were as far from free and fair as you can get.

 

 

The presidential election was most notable because the ruling UDUB party, led by President Dahir Rayale Kahin...

What? No background info on Riyaale??? I guess it wasnt worth mentioning...

 

 

Somalia still does not have a government and is still in
absolute ruins

This guy obviously has no idea about Somaalia. Or that most of the country is peaceful and rebuilding through the efforts of local people.

 

 

In addition, the recent killing of an Italian nurse and a British couple raised concerns across Somaliland that it is still vulnerable to terrorist attacks from those who are determined not to let secession go forward.

There you have it! This reporter, and p/t sherlock holmes, has solved the cases before the Riyaale government. Not only were the killings committed by what he calls 'terrorists', BUT their reason was to undermine the secession of Somaliland. This, even though, the killers have not been found or tried in court. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Gediid does this article tell it as how it really is?

 

Second if this article will get "Somaliland" recognition, I guess a lot of people will have to keep praying. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

^^^are these geezers still crying united somalia? nit picking at every positive article which refers to Somaliland having a far better case for a soverign state than alot of corrupt African countries, give me a break mate, give props where its due, u know Somaliland has achieved far more than expected, ok so we still have some problems to sort out, this will take time.

 

Now dont let me get into why Somaliland should not even consider re-uniting with Somalia at this present time, cos we all know that will be a very long article. Wake up and smell yr qaxwa give us some postitives coming out of Somalia, then we may have a debate, if not, then be happy for Somaliland.

 

Peace out

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

Originally posted by HornAfrique:

Second if this article will get "Somaliland" recognition, I guess a lot of people will have to keep praying.
;)

Horn

There was once an ugly girl and a ravishingly beautiful one in the same house,both in search of a beau.They made sure they both went to all the weddings in order to get noticed by a nice gentleman but unfortunately while the cute one would get a thousand offers the ugly girl would never get a glance.This overtime infuriated the ugly one and she decided spreading rumours about the beautiful one but like they say wax Ilaahey qorey no human can stop it.Markaas my point waa iska caadi while you my friend is at the bottom of a bottomless pit dark and dirty we are at least trying to make the world understand there's more to Somalis than the savagery they have come accustomed to seeing on CNN from you know where.We will pray for you to get your sh!t together just because we can't stand your pathetic jealousy......

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Gediid:

We will pray for you to get your sh!t together just because we can't stand your pathetic jealousy......

Well that was a little harsh sxb :D But it's o.k, I'll take it with good heart. Second jealousy is not even in the picture, I'm just stressing the sacredness of unity.

 

Gediid whether one region of Somalia is peaceful or another is not, unity of the Somalis will always be my prime focus. However it seems to me like reer Waqooyi have two advantages that they are taking advantage of mercilessly. The fact that their brothers don't have peace and that fact that "Somaliland" is a one-qabiil entity.

 

I'll speak more about those advantages on another time, but I just want to say your little fable about the two sister would be almost touching, except for the fact that the "ugly" sister is the one getting all the offers in this situation, right? ;)icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

^^^Somaliland One qabiil entity? :rolleyes: , a product of the Siyad Barre regime oppressing tribes he felt a threat to his power,,,,,,,,,,,

 

Somalia War-lordism? :eek: ,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalixa   

Wake up and smell your qaxwa and give us some positives coming out of somalia

when do they ever do that, they just like to oppose, thats the least the can do coz thers no evidence.

Acuudubillah, Agian some regions boycotted the elections,,,it was far from being fair

 

ala maxad tiri,waa iga qoslesay what bout punt's elections, that was really fair Bari? right? bal hada ee sheeg!pure dictatorship in all other parts of somalia mate, thats the reason gobalkaas is the only goobal still functioning with no wars nearly 15 yrs, if there were boycotts it would have been the same level like otha state.there wouldn't have been peace.

even if somaliland does not get recognised, it won;t make any difference, s/land will live on, the ppl love each and thats can't be compared to anything.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

Bari has pointed out the glaring inconstincies of the article.

 

hornafrique has laid bare the simple clan calculations of the "somaliland" entity, but forgive me if i think it fair to draw the obvious similarities between that and the one of laugh-a-minute "puntland" entity.

 

Gediid has given us a little skit about an ugly sister and the hehehe beautifull one, all though all my mind can think is that he is perhaps refering to all the ugly qabilists with their disgusting illusions spreading falsities about the beautifull somali-weyn sister :D

but as always i am biased am i not.

Gediid in the lexicon of somali traditions the most abhorent thing an outsider can do is get involved in a fight between two brothers or two sisters, because as much as they may hate each other eventually the outsider will be rounded against, as somalis say somalidhu waa isku hooyo isku aboow.

A revived name and a qabilistan mentality that british coloniolists used to describe and dismemeber somalis will not change that.

PERIOD.

 

jeclow ama samadha kaabood.

 

Rayana and xidiga people are not being negative about the many acheivements of the somalis in waqooyi, rather this is a discussion albeit repetitive about waqooyi galbeed seccesion and whether the lastest utterances of a third rate beraucrat has an effect on the case.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Gediid has given us a little skit about an ugly sister and the hehehe beautifull one, all though all my mind can think is that he is perhaps refering to all the ugly qabilists with their disgusting illusions spreading falsities about the beautifull somali-weyn sister

but as always i am biased am i n

I think you're right Liqaye :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

I can only but laugh knowing the predicament that you are in.I would however suggest you take the ugly sister to a plastic surgeon ,have the surgeon do some work on her to make her the least presentable to potential mates,markaas I think there wont be any reason for the ugly sister to continue badmouthing the cute one. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this