Arafaat

Somali ba nahay, Oromo ma nihin, mana noqon karno. Dad ba ka dhigtay camal nasabka umada iney badalaan.

Recommended Posts

Arafaat   
7 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Horta Muslim miyaa Oromada Hargeysa tagtay? Umaba eko shaarbahooda weyn dad Muslim u eg ma'aha 

I heard they are Christian priests

Share this post

Link to post
Share on other sites
Arafaat   
7 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Kan u eg inuu yahay qurbojoog waa kan ugu cuqdeysan. Waa kan shaatiga baluugan and appears at 1:38 timestamp.

Kolay dowlada ku xidhan yahay from his speech. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
Arafaat   

Many people saw the Binu Hashim and Ir** Samale as a funny joke. But the Oromo narrative crossed the line and revealed the true and hidden agenda of elements wanting to distantiate between Somalis 

Share this post

Link to post
Share on other sites
Samafal   

If anything this shows the irrelevance of these odayaal that lived 1000 years ago. Both scientifically and religiously any blood relation that many years ago  cannot exist and it is time Somalis leave this useless tribalism. For example, East Burco Clan and Sool clan are more closer to each other in terms of blood relationship than they are with Marehan & Gabiley Clan, it is a fact Somali tribalism ignore. If advanced DNA could tell I am sure Sool clan and Marehan would have near zero blood relationship or just DNA shared by most Somalis so are the Gabiley Clan & East Burco Clan. This is true for many clans in Somalia who have been fighting for centuries over stupid reasons.

  • Thanks 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Snm waligeed xaq kuma dagaalamin ilaahay baa ka carooday caruurta muslimiinta oo ay beenta iyo cuqdada barayaan ku dhawaad nus qarni.

Jufo yar oo laascaanood degta bay waxay u bixiyeen "huwan" markay arkeen geedihii iyo cawskii oo la safan iyo hooskoodii oo daba ordaya.

Waalaalayaal dagaal sidiisaba waa inuu xaq yahay,haduusan xaq ahayn ha gelin.

Dagaalkii ingiriiska xaq ma'ahayn, waayo xuduud buu na siiyay aan gaar u leenahay oo soomaalida kale naga dhex saaray.

Wax yar baa ka dhimanaa aqoonsiga intaan dhibkaanu imaan 32 sano yaan hashaas jabtay caano ka sugaynay.

Ugaaska amxaarada ka ducaysta asagaa inkaartu ka timid dhulkuu idinla xoreeyay berigii faqashta looma abaal gudin "deked" yarna lama siin, waana walaalkiin sidaad sheegaysaan.

Odayaashii oodweyne iyo suldaankii ma xamar bay iska aadeen? Yaa xaalkooda ka warqaba?

Waan hubaa inay soomaali-weyn maanta jecel yihiin.
 
Share this post

Link to post
Share on other sites
Arafaat   
56 minutes ago, gooni said:

Ugaaska amxaarada ka ducaysta asagaa inkaartu ka timid dhulkuu idinla xoreeyay berigii faqashta looma abaal gudin "deked" yarna lama siin, waana walaalkiin sidaad sheegaysaan.

.
 
Malaa Xamar ku khaldiisa Amxaaradu dowlada Federaalka fadhiisiyeen oo u xoreeyeen. Mise toloow Baidoa, Beletweyn mise Kismaayo ku khaldiisa oo Amxaradu iyo Kikuyuhu u xoreeyeen oo ila maanta ku ilaaliyaan maamulka ka jira.

Gooni, eedeyntu ma xuma laakins mid sax ah oo xaqiiq ah ka hadal. Reer waqooyi khaladkoodu banaanka ayuu yaala oo waa ta ka hadlino, laakinse adna runta iyo xaqiiqda ha k tagin oo cadiifad yaaney ku qaadin. 

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   
8 hours ago, Arafaat said:

Carfaat
Layskuma hayo in afrikaan iyo amxaaro maamulaan koonfurta, xoogna  ku joogaan markaan dhexdeenii is dilnay oo daciifnay.

Gaalo kale oo walaalahood ah yaa koofiyad cagaaran u xidhay nimankaasu waa sharciyaysan yihiin.

Meesha kaliya oo aan islahaa waa lagu faani karaa waxay ahayd waqooyiga oo aan askari ajnabi ah joogin marnabana aan lagu arag.

Laakiin snm waxay noqotay ninkii boqolka soomay oo bakhtiga ku afuray

Baqdinta aan iminka qabaa waxay tahay in la arkay meesha aad ka jilicsan tahay oo ah "tol" la'aanta.

Taasina waxay keenaysaa in amxaar kuul leh lagula walaaleeyo, dadkaagii soomaaliyeedna cadaw kuu noqdaan.

Ugu dambayn
Adeer hashaasu waa jabtay, waliba si sahlan geelu haduu jabo ma kabmo waa la qashaa, 

Hashaas jabtay cuna oo karsada intuu amxaar ceeriin ku cuni lahaa.

Afeef
Hadaad luuqadayda garan waydo raali ahaw, jiilkii hore yaan kasoo jeedaa. 

Ogowna aduunka waxaan ugu necbahay caadifadda ka sakow, inaan arko soomaali, soomaali kale maydkiisa kor taagan xataa haduu shbaab yahay.

  • Like 3

Share this post

Link to post
Share on other sites
Arafaat   
On 12/3/2023 at 5:33 AM, gooni said:

Gooni, hortay Somali uma taalo wax ‘faan’ ah, maadama aaanu nahay umadaha aduunka, qaarada iyo gobolka uga liita. Waxa dib u socodka Somaliland keenayba wa faanka, ismahadinta iyo sheegashada, taas oo ku abuurtay dadka qaar iyo maamulka jira kibir, iminkana arkisid kibir jabintii.

Marka iminka kadib isla garano Somali iney wada liidato oo waxa yar ee isku dhafaan eheen wax lagu faani karo, laakinse mararka qaar wixii wanaag la iskaga dayan karo. 
 
  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
Illyria   
On 12/2/2023 at 5:04 PM, maakhiri1 said:

This is dangerously troubling, and worse when the fitna reaches the house with women and children singing their praise. Indeed we are in trouble.

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.