Sign in to follow this  
QabiilDiid

Fuad Aadan Cade to The Somaliweyn Camp

Recommended Posts

Secessionists are in file to the road of redemption.

 

Waxaa shalay galab soo gadahay magaalada Xudun ee gobolka Sool wasiirka Hormarinta reer miyiga ee maamulka soomaalidiidka ee ka arimiya Hargeysa Fuad Aadan Cade .

 

Fuad oo ka soo kicitimay dhinaca magaalada Hargeysa ayaan ilaa iyo hatan lagaraneynin ujeedada dhabta ah ee uu u yimid magalaada Xudun inkastoo ay jiraan warar kala duwan oo laysla dhexmaraya kuwaas oo la xidhiidha socdaalkiisa.

 

Mar uu saakay Radio Laascaanood khadka taleefanka kula xidhiidhay magaalada Xudun ayaa na lo xqiijiyay imaanshihiisa hasayeeshee aysan jirn cid uu ilaa iyo haatan la kulmay islamarkaan uusan jirin wax dhaqdhaqaa siyaasadeewd oo uus ameeyay .

 

Warar qaarkood ayaa sheegaya in Fuaad oo horay u saluugsanaa wasaarada uu ka hayay maamulka Somalidiidka ah ayaa waxaa soo baxay warar sheegay in uu maamulaha magaalada Hargeysa Riyaale kaahin qorsheeynayo in xilkaasi laga qaado laguna wadad in lagu badalo wasaaradaasi ninkale maadama ay maalmaha suuqayada laysala Dhex maryay in uu riyaale wado is bedel uu ku sameeynayo maamulkiisa taasin ay ku kaliftay Fuad in uu isaga soo baxsado Magaalada Hargeyso .

 

Wararka qaar kalana waxaa ay sheegayaan in socdaalka Fuaad uu hordhac u yahay koox u dhalatay gobolda SSC ee u adeega maamulka Soamlidiidka ah oo doonaya in ay qalqal geliyaan doorashada ka socota Puntland iyo in ay xiisad colaadeed ka abuuraan gobolka Sanaag beelaha wadad dega.

 

Si kastaba ha ahaatee ilaa iyo haatan ma jiraan wax hadal ah oo ka soo baxay Fuad Aadan Cade waxaana ay ku sugan yihin isaga iyo ilaalada la socota aqal ku yaala Magaalada Xudun.

 

BY:Maxamed Cali Cilmi

 

http://www.radiolaascaanood.com/news2005/jan402.html

 

 

smile.gifsmile.gifsmile.gifsmile.gifsmile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fuad Aadan Cade is in sool lets wait what happens. are we gone see another cross -country champion.

 

 

Warar qaarkood ayaa sheegaya in Fuaad oo horay u saluugsanaa wasaarada uu ka hayay maamulka Somalidiidka ah ayaa waxaa soo baxay warar sheegay in uu maamulaha magaalada Hargeysa Riyaale kaahin qorsheeynayo in xilkaasi laga qaado laguna wadad in lagu badalo wasaaradaasi ninkale maadama ay maalmaha suuqayada laysala Dhex maryay in uu riyaale wado is bedel uu ku sameeynayo maamulkiisa taasin ay ku kaliftay Fuad in uu isaga soo baxsado Magaalada Hargeyso

 

 

Nayruus mush macquul he is good guy why are they doing this to him

 

isbadal aa awootooy :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this