Game changer

The rise of durriyada barakaysan.

Recommended Posts

galbeedi   

Warya Game,

Hablaha duriyadu af xumaa. Waar gabdhaha bara sida loo hadlo, waa maxay " Hooyadiin sidaa ku sameeya".

She is probably from Burco where dirty language is the norm.

Share this post


Link to post
Share on other sites
7 hours ago, galbeedi said:

Warya Game,

Hablaha duriyadu af xumaa. Waar gabdhaha bara sida loo hadlo, waa maxay " Hooyadiin sidaa ku sameeya".

She is probably from Burco where dirty language is the norm.

Afka iyo gacantaba waanu furanayna durriyadu sidii hore Maaha, nin walawba taas ogaw. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Adeero... dagaalka gooje cadde waa nasiib daro iyo magac xumo duriyaddu masuuliyadiisa ay qaadanayso

Balse duriyadda waa lala gobonimo diriray xaqiiqdii ayagoo daalimiin ah yaa si fiican loo hagaajiyay.

Bal ka warran hadaad xaaskaaga usc ugusoo carari lahayd?

Dhakhaatiirtu waxay oran lahaayeen dhawr bateri yaa ku fogaaday wadankana waxba loogama qaban karo

Iminkana gaari baa laguusoo saaray ayadoo dhar cusub loo gaday

Jooga dalkiina dulumkana iska daaya waa wax laga qalbi jabo wiil soomaaliyeed oo mayd wiil kaloo soomaaliyeed kor taagan.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.