Khadafi

Martyr Abwaan Jaamac Kadiye message: Soomali Baan ahay- Time for the lunacy to end.

Recommended Posts

Madfac baa Ku dhacay bay dhaheen.   Laakiin gaadhigiisu wax madfac Ku dhacay uma ekayn. Maalintaas uu dhintay na dagaalba ma socon.  Weligay ma arag madfac hal qof dila , Misena aan Waxba burburin. Rasaas baa Ku dhacday , sida Ku cad muuqaalka gaadhigiisa   Any way oday cadaw nagu ahbuu  Weligiiba oo cuqdad weyn u haya durriyada.  

Share this post


Link to post
Share on other sites

Where is the evidence?    Bullets hit his car.  And we never been in central lascaanod since February .   Odaygu horgal mjrten buu Weligiiba ahaa   garowe sandareero Ka qaata manuu aaminsayn qadiyada khaatumo.   Sidaas awgeed bay u dileen unugyada xagjir ka ee waxad ugu yeedhaan  jamaahirta.   Geeridiisa waan soo dhawaynayna shakhsiyan. Laakiin ma jiraan wax cadaynaya inuu madfac Ku dhacay.   

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khadafi   
14 hours ago, Game changer said:

Madfac baa Ku dhacay bay dhaheen.   Laakiin gaadhigiisu wax madfac Ku dhacay uma ekayn. Maalintaas uu dhintay na dagaalba ma socon.  Weligay ma arag madfac hal qof dila , Misena aan Waxba burburin. Rasaas baa Ku dhacday , sida Ku cad muuqaalka gaadhigiisa   Any way oday cadaw nagu ahbuu  Weligiiba oo cuqdad weyn u haya durriyada.  

Tubto min kulli dhanbil astaaghfurlillah. Sooma ogid in mayda dhintay lama caayo.  Game changer, our faith does not allow talk ill about the dead. Tolkaagi maalinta bacthiga ma kula joogan ee taqwada Alle ama adaabta islaamka aan ilaalino. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wuxu Naga aaminsana uunbaan sheegay , iyo madmadawa Ku gedaaman dilkiisa.   Waxan cadaynaya inaanan anagu dilkiisa shaqo Ku lahayn.   Sidoo kale waa run inuu khaatumo kasoo horjeeday oo uu taabacsana puntland. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qof marku noolaaba aanu ishaynay garan maayo wax iga mamnuucaya inaan run Ka sheego wuxu ahaa haduu dhinto .  By the way I don't practice any particular  religion.  Ilaah Inuu jiro uunbaan aaminsanahay . 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khadafi   

image.png.f825e3bc1db4a3c84f970ff2d04b17a7.png

 

Alle ha ku soo hanuuniyo walaal. Ogow diinta islaamka ey badbaadinta ruuxaagi ey tahay. The one who is evil can not be compared to the one who is good. Faith in God is good but Allah has sent prophets and the final prophet the mercy of all prophets, Sayyadina Muxammadil-Mustafa NNKH.

I can see now where the morals come from. Have nothing more really to reply to you. You have much further problems then some petty somali tribal political issues.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Diinta islamku waa cadawga 1aad ee somalida.  Dawlada somalia waxay Ka socon Kari la,adahay waa argagixisada islamka.  Waxa dadkayaga laaya ee na qarxiya waa Islam.   Ma gaalaaa muqdishu kusoo duushay yaa sidaa u galay aan Islam ahayn.   Diinta islamku iyo kuwa kaleba waxay daadiyeen dhiiga ugu badan aduunka. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
18 minutes ago, Game changer said:

Diinta islamku waa cadawga 1aad ee somalida.  Dawlada somalia waxay Ka socon Kari la,adahay waa argagixisada islamka.  Waxa dadkayaga laaya ee na qarxiya waa Islam.   Ma gaalaaa muqdishu kusoo duushay yaa sidaa u galay aan Islam ahayn.   Diinta islamku iyo kuwa kaleba waxay daadiyeen dhiiga ugu badan aduunka. 

War iska dhaafa Kan, Waa faracii, qolyihii gaalada ahaa ee ka hadhey kuwii U la dagaalamay Sayid Mohammed Abdullah Hassan, AUN, gumaystahana horgal ka U ahaa.

Qof Muslim baa Islamic ethics loo sharaxaa, 

Share this post


Link to post
Share on other sites
7 hours ago, maakhiri1 said:

Maanta tacsi baa ku daal, waxba kugu digan maayo, Waa inoon mar kale

Diinta islamka qurux badan usoo noqo

Berrina adigay kuu taal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.