Saalax

Maraaga falls

Recommended Posts

9 minutes ago, Illyria said:

Here is ina Botan resting at Garaad's home.

fcBotan02.jpg.9f7f4ace1dd9fb29356494370af91e62.jpg

More than he afforded his victims! I am glad Garaads and the men who captured him treated him humanely. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Che -Guevara said:

It's over. Sland was creating havoc in another community's land. It is time for peace which the Garaads have been calling from day one.

My respect to you though, you didn't do a  runner. I respect that!!

Human wave attack baa nagu dhacay , we underestimated ciilka dadka Ku gadhoodhay.  Rag waad Ka adkaan kartaa laakiin bulsho dhan oo gurigooda jooga lagama adkaan Karo.   Waan Ku faraxsanahay in muddo dheer oo Sool Clan  wax naga tirsanayey   ay maanta si wacan nooga adkaadeen.

As a HJ    Guushan Anigu uma arko qiyaame noo dumay, if we honour it.   Waxan u arkaa nolol cusub oo noo bilaaban tay anaka iyo Sool Clan .  Mid Ku dhisan sinaaan iyo walaaltinimo. Sidii awalba noo caadada ahayd, after every war halays waso.  Saacada laga bilaabo qalasad baan isu  dhiibaya  faraxsan 😄

Anagu qab baanu Ku dagaalana haduu doono kibirba ha ahaadee  , mar hadii goojacade nalaka saaray general bootaana la qabtay.   Qabkaasi naguma  jiro hada.   Sool clan deserved this victory.  Congratulations baan leeyahay.  Wixii lasii wadwadaa waa dagaal saqajaan  .  

  • Like 1
  • Haha - That was funny. You made me laugh! 2

Share this post

Link to post
Share on other sites
3 minutes ago, Game changer said:

LOL.

Agreed! reeraha ood wadaaga ah ee HJ, Dhulos, HY and Wsangeli need lasting peace. Their regions were deprived of development and social progress. Let's work for peace, a lasting peace. And let's remember, the solution lies in Burco, Las Caanood, and Ceerigaabo, not in Hargeysa, Garowe and Xamar. Local solutions for local problems.

  • Like 2

Share this post

Link to post
Share on other sites
Arafaat   
1 hour ago, Game changer said:

Human wave attack baa nagu dhacay , we underestimated ciilka dadka Ku gadhoodhay.  Rag waad Ka adkaan kartaa laakiin bulsho dhan oo gurigooda jooga lagama adkaan Karo.   Waan Ku faraxsanahay in muddo dheer oo Sool Clan  wax naga tirsanayey   ay maanta si wacan nooga adkaadeen.

As a HJ    Guushan Anigu uma arko qiyaame noo dumay, if we honour it.   Waxan u arkaa nolol cusub oo noo bilaaban tay anaka iyo Sool Clan .  Mid Ku dhisan sinaaan iyo walaaltinimo. Sidii awalba noo caadada ahayd, after every war halays waso.  Saacada laga bilaabo qalasad baan isu  dhiibaya  faraxsan 😄

Anagu qab baanu Ku dagaalana haduu doono kibirba ha ahaadee  , mar hadii goojacade nalaka saaray general bootaana la qabtay.   Qabkaasi naguma  jiro hada.   Sool clan deserved this victory.  Congratulations baan leeyahay.  Wixii lasii wadwadaa waa dagaal saqajaan  .  

😂

Agreed, and happy you came to your senses. Ceeb maha ina xaqiiqda laga hadlo, qadarkuna wa ka ilaahay. 

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
Aroori   

This was inevitable, I just hope the two Colonels and saleebaan gaal come to their senses and don't do a 1994 part two to safe face. 

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.