Sign in to follow this  
Che -Guevara

War deg deg ah: Qaraxyo ka dhacay Magaalada Boosaaso

Recommended Posts

The incompatent fatcats are blaming this on Al-Shabaab.

Garowe:" Dagaal xoog leh ayaan lageynaa Koox-da Al-Shabaab ,waxaana mireynaa Waajibaadka ay muteysteen" Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo ka hadlay Sheegashada Al-Shabaab Ee .....

6. februar 2008

Garowe(AllPuntland)- Madaxweyne kuxigeenka dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland ahna ku simaha xilka Madaxweynaha Xasan Daahir Maxamuud oo wareysi gaar ah siiyay Radio Gaalkacyo ayuu ku canbaareeyey Sheegashadii Al-Shabaab ee qaraxyadii ka dhacay magaalada Boosaaso.

Madaxweyne kuxigeenku wuxuu sheegay in ay dad uqabteen falki habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaalada Boosaaso ee waxyeelada loogu geystay Shacabkaasi mudada halkaasi joogey.

Xasan Daahir wuxuu tilmaamay in ay Kooxda sheegatay Falkaasi yihiin kuwa ka soo horjeeda nabadgalyada Soomaaliya oo dhan ayna Puntland talaabo cad ka qaadeyso.

Isagoo fariin gaar ah udirey Koox-da Al-Shabaab oo ugu baaqay in ay joojiyaan dagaalada iyo Rabshadaha ay ka wadaan dalka Soomaaliya ,aysana Puntland isku qarin karin oo ay ka qaadayaan talaabo Cad oo dadku og yahay.

Afqudhac wuxuu kaloo shaaca ka qaaday in ay amaro ku siiyeen ciidamada amaanka in ay Puntland oo dhan ka bilaabaan Howlgalo Guri-guri loogu sameynayo luguna soo qabanaya dadka uadeegaya kooxahaasi.

Madaxweyne Afqudhac wuxuu carabka ku dhuftay in ay gurmad weyn usameeyeen dadkii waxyeeladu ka soo gaartey Qaraxyadii xalay ayna sidoo kale Lacago joogto ah uqoreen dadkii ku dhaawacmay lana daweynayo.

Md. Xasan Daahir wuxuu ku nuux-nuuxsadey in Puntland mawqifkeedu ahaa in ay Soomaali isku keento ayna Hoy unoqoto ,balse ay hada il gaar ah ku eegayso Mawqifkaasi maadaama ay bilowdeen falal aan horey looga aqoon deegaanada dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland.

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Ahna kusimaha Xilka Madaxweynuhu markii uu ka hadlayay warkan waxaa laga dareemayay caro xoog leh iyo Hanjabaado ujeedinayo Kooxaha dhibaatada ka wada deegaanada Soomaalida oo dhan.

Faarax Cabdulqaadir Geylan

AllPuntland

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Nephthys:

Allaha u naxariisto, but one thing that really bothers me is the heirachry some here have created of "Human Life." They seem to tolerate the thousands and thousands of the Muqdisho civilians dead by a foreign power, but noooh these
"poor Ethiopian refugees"
didn't deserve to die. :rolleyes:

Give me a F break!

Isn't it ironic...just another day of SOL postings

Hunguri   

Alla haw naxariisto, wixii Muslim ah. Wixii Gaala ahna, ma fiicna in iyagoo maggan ah laga naxsado.

Awoowe Baashe, All Puntland ayaan ku arkay. Qaraxan inay Al-Shabaab sheegteen. Wayna u egtahay Al-Shabaab!

Che, people of Puntland, particularly Boosaaso; are peace loving people, such barbarian,cowardly acts are not common in the region. Adiguse, dad baaba dhintaye. Wixi dhinty u duceey adiguna halkaagaa Canbaruudka iska cun!

Share this post

Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Garowe:" Dagaal xoog leh ayaan lageynaa Koox-da Al-Shabaab ,waxaana mireynaa Waajibaadka ay muteysteen" Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo ka hadlay Sheegashada Al-Shabaab Ee .....

6. februar 2008

Why are they so quick to blame Al-Shabaab ? This is creazy walaahi. Intii dhimatay oo Muslim ah allaha u naxariisto.

Dhubad, Al-shabaab claimed the responsibility of this explosion, they posted the claim on one of their web-sites. No one quickly blamed without a clue. Jacaylbro, saaxiib dee adigana nacaybkii Puntland ayaa kula fogaaday. Muslimka ama Somali meelay joogtaba waa isku mid. Kan Hargaisa jooga, iyo kan Xamar dagan iyo kan Boosaaso.

Baashi   

Hunguri awoowe you are munaafiq numero uno. This is Jihad you see. Folks are killed in the name of Almighty Allah.

Awoowe that's sarcasm. It's not directed at you. That's what folks would say if you reason with them. All of the sudden your ikhlaas is on the line!

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this