Sign in to follow this  
Cowke

Xudun: 300 SSC Soldiers Defect From Hargeisa

Recommended Posts

Cowke   

Maleeshiyaad Ka Tirsanaa Maamulka Hargeysa Oo Ku Sugnaa Xudun Oo Iyagu U Soo Wareegay Ciidamada SSC

Written by Jidbaale.com

Tuesday, 01 June 2010 07:23

Laascaanood (Jidbaale.com) mar aanu la xidhiidhnay degmada Xudun oo ka tirsan gobolka Sool ilo si weyn loogu kalsoon yahay waxay noo xaqiijiyeen inay maleeshiyaad ka tirsanaan jirey maamulka hargeysa oo uu horboode u ahaan jirey Xuseen Ducaale Dheeg, ay isaga soo goosteen, ka dib markii ay ******** in la soo gaadhay xilligii la isu taagi lahaa safaynta iyo dib u soo celinta deegamada maqan.

Ciidamo ay tiradoodu dhan tahay 300 oo askari oo wata hubkooda iyo tababarkooda ayaa ku biiray ciidamada xaq u dirirka ah ee SSC, kuwaasi oo haatan ku sugan degmada Tukaraq oo ay horey ugu sugnaayeen ciidamo iyaguna ka soo goostay dhinaca maamulka Garoowe, oo iska halkasi xaflad soo dhawayn ah loogu sameeyey.

Isku soo wada duubo dhamaan ciidamada isaga soo baxaya maamulada u bahoobay dibindaabyeynta shacabka SSC ayaa ku soo beegmaya xilli shacab weynaha SSC ee gudaha iyo dibaduba ay ka midaysan yihiin sidii ay sharaftooda iyo dhulkooda ula soo noqon lahaayeen.

Jidbaale.com@gmail.com

Jidbaale.com

Share this post

Link to post
Share on other sites
Cowke   

Amistad, No I haven't Seen an English article of it. But 300 soldiers have defected from Hargeisa according to jidbaale!!!

Amistad   

Thanks Cowke..... and why did they do that (?) any foresight there? Seems like a large group to just get together one day and say we don`t like the pay here in Somaliland anymore? smile.gif and leave to Puntland?

Political or Clan related move?

Liibaan   

Amistad,

This group of soldiers left Somaliland militia to join the new SSC army, the objective of the SSC army is to liberate SSC region from snm/somaliland invaders.

As well, there is another group of soldiers who left Puntland to join SSC army

Both Puntland and Somaliland militia are losing soldiers every day

On other hand,the SSC army is getting bigger every day, masha Allah

ciidan.jpg

150 Askari Oo Ka Soo Goostay Somaliland Kuna Sugan Sarmayo

{Sarmaanyo}01-06-10 Wararka naga soo gaadhaya Degmada Xudun ee Gobolka Sool ayaa xaqiijinaya in ay halkaas saaka ka soo ambabaxeen 150 Askaro oo SSC kasoo jeeda, Kuwaasii markii hore ka tirsana Saldhiga 8aad ee maamulka la baxay Somali land. Ciidamadan oo ah kuwa reer SSC ayaa waxay ku hubasayn yihiin ilaa 8gaadhi oo isugu jira Tikniko iyo kuwo xamuul ahba

Ciidanka ayaa waxaa hore taliye ugu ahaa Xuseen Ducaale dheeg kaasoo hada sida wararku sheegayaan aan ku wehelin Ciidamadan socdaalkooda. Ciidanka oo dhamaadtoo ah rag hubaysan ayaa waxaa maanta looga qado kariyey magaalada Sarmaayo, waxaana lagu wadaa in ay saacadaha soo socda u soo gudbaan dhanka magaalada Tukoraq.

Ciidamadan oo ka warbrixinayey sababta ay uga soo goosteen maamulkii ay hore uga tirsanaayeen ayaa sheegay in damiirkoodu siin waayey in ay ka sii mid ahaadaan Maamul xasuuqaya shacabkoodii. Isla markaana taas bedelkeedii ay diyaar u yihiin in ay la dagalaamaan kana sifeeyaan deeganaadooda.

Afhayeen u hadlay ciidankan oo magaciisa diidey ayaa sheegay in ay isku dhaarsadeen sidii ay dalkooda u difaacan lahaayeen bedelkii nay u dagaalami lahaayeen kuwii ku soo duulay dhulkooda. Waxay sheegeen in dhamaan ciidamada ka soo jeeda SSC ee ku jira Maamulkaas ay dhawaan ooda soo jabsan doonaan.

Soo goosashada Ciidamadani waxay ku soo beegmaysa ayadoo labo maalmood ka hor ay soo gaadheen magalada Tuko raq ciidamo fara badan oo ka soo goostay maamulka Puntland kuwaasoo ahaa kuwii sugi jirey amaanka Boossaaso, waxayna sheegeen in aysan amaan kale sugeyn ayadoo shacabkoodii dayacan yahay.

Isku soo wada duuboo Midnimada iyo wada jirka SSC ayaa maalinba maalinta ka danbaysa sii xoogaysanaya, ayadoo dhamaan dadka SSC gudo iyo debedba ka midaysan yihiin in Taladooda ay u madaxbanaanadaan.

Sarmaanyo, Soomaliya

- - - -

ciidan-xudun.jpg

Ciidamo Ka tirsanaan jiray Somalidiidka oo ka goostay kuna biiray Xoogaga SSC

Ciidamadan ayaa ku sugna degmada xudun ee gobolka soolGoosiga ciidamadan ayaa imaanaya xili jewi colaadeed laga dareemayo qaybo kamid ah

deeganada ssc,dhanka kale waxaa yaguna ka imaanaya dhanka maamul goboleedka puntland ciidamo u dhashay deeganada ssc,

ciidamadan ka ghoostay Somalidiidka ayaa waxaa hata wata teliye ku xigeenkii ciidamadaas oo lagu magacaabo Maxamed Raage, waxaa ciidamadan markoodii hore watey Xuseen Ducaale dheeg, ciidamadan ayaa tiradoodu gaadhaysaa 80 askari iyo baabuur tikniko ah oo xeradooda ay kala baxeen.

Ciidamadan ayaa hada ku sugan sarmaanyo yagoo sugaya ciidamo u dhashay ssc kuwaas oo saacadaha soo socda ku soo fool leh magaalada sarmaayo kana soo kici timaya dhanka Awr’boogays ciidankan ayaa si wada jir ah u tegi doona deeganadda hawdka oo ah meesha ay hada ka socdaan dagaalo u dhexeeya ssc iyo Somalidiidka.

Sarmaanyo,Boocame Online

sdfsdfsfs.jpg

Ciidamo iyo Tigniko ka goostey Ciidankii Xuseen Ducale Dheeg ee Xudun u fadhiyey Somalidiidka

SSC(Riinji.com)Waxaa xalay magaalada Xudun ka goostay Ciidan iyo Gawaadhi dagaal oo uu horjooge ka ahaa Xuseen Ducale Dheeg Oo ka mid ahaa HINDIDA u adeegta Maamulka Somalidiidka ah.

Wararku waxay intaasi ku darayaan in ay ciidankii labo gaadhi oo nooca dagaal ka ah ay la galeen Magaalada Tukaraq,halkaasi oo lagu uruurinayo Ciidamo SSC ah. Wixii ka soo kordha kala soco Riinji

- - - -

ciidan-xudun.jpg

Ciidan ka tirsan S/land oo Iska baxay una Wareegay dhanka ssc

Ciidamo Ka tirsanaan jiray Somaliland oo ka goostay.

Ciidamadan ayaa ku sugna degmada xudun ee gobolka sool

Goosiga ciidamadan ayaa imaanaya xili jewi colaadeed laga dareemayo qaybo kamid ah

deeganada ssc,

dhanka kale waxaa yaguna ka imaanaya dhanka maamul goboleedka puntland ciidamo u dhashay deeganada ssc,

ciidamadan ka ghoostay somaliland ayaa waxaa hata wata teliye ku xigeenkii ciidamadaas oo lagu magacaabo Maxamed Raage,

waxaa ciidamadan markoodii hore watey Xuseen Ducaale dheeg,

ciidamadan ayaa tiradoodu gaadhaysaa 80 askari iyo baabuur tikniko ah oo xeradooda ay kala baxeen,

Ciidamadan ayaa hada ku sugan sarmaanyo yagoo sugaya ciidamo u dhashay ssc kuwaas oo saacadaha soo socda ku soo fool leh magaalada sarmaayo kana soo kici timaya dhanka Awr’boogays ciidankan ayaa si wada jir ah u tegi doona deeganadda hawdka oo ah meesha ay hada ka socdaan dagaalo u dhexeeya ssc iyo snm (somaliland)

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this