Sign in to follow this  
Juje

New Form of Government to be formed..!

Recommended Posts

Juje   

Madaxda sare ee dawladda oo ku heshiiyay in la soo dhiso xukuumad cusub oo ka madax banaan golaha baarlamanka.

Baydhabo:-Madaxda sare ee dawladda ayaa maanta uga warbixiyay golaha baarlamanka heshiiskii ay ka soo shaqeysay dawladda Ethiopia oo ay gaareen 3daasi masuul, kadib markii golaha baarlamanka maanta uu kulan ku yeeshay xarunta ADC.

Madaxweynaha dawladda kmg C/llaahi Yuusuf Axmed oo khudbad dheer ka jeediyay baarlamanka hortiisa ayaa sheegay in ay ku heshiiyeen in la soo dhiso xukuumad kooban oo ka madax banaan golaha baarlamanka, isagoo xusay in xukuumada soo socota laga soo dhisi doono baarlamanka ka banaanka.

“hadaad ahaydeen laba baarlamaaan, maanta waxaa la idiin gartay in aan noqotaan xukuumad kooban iyo baarlamankii oo badan, laba baarlamaan oo isla eg baan noqonay oo qolo walba ayadaa isku codeysay sidaasi ayay wax u dhaceen†ayuu yiri C/llaahi Yuusuf.

“dawladii hore wey baxaysaa ra’iisal wasaaraha baa haraya, waxa ayna noqonaysa xukuumada lasoo dhisaya mid ku kooban 31 wasiir†ayuu sii raaciyay.

Madaxweyne Yuusuf, guddoomiye Shariif Xasan iyo ra’iisal wasaare Geedi ayaa ka hor akhriyay baarlamanka hortiisa waxyaabihii ay ku heshiiyeen, waxaana ka mid ahaa waxyaabihii ay ku heshiiyeen.

1) In la rido xukuumada Cali Maxamed Geedi, balse laga soo reebo ra’iisal wasaraha oo qura.

2) In xukuumada la soo dhisayo ay noqoto mid laga soo dhiso golaha baarlamanka ka banaanka.

3) In xukuumadu ay ku koobnaato 31 wasiir iyo ku xigeenadooda.

4) In xukuumada muddo 10 maalmood ah lagu soo dhiso

Xildhibaanada baarlamanka ayaa si diiran u soo dhaweeyay heshiiska ay gaareen madaxda sare ee dawlada, waxa uuna madaxweynaha ka codsaday ra’iisal wasaare Geedi in uu soo magacaabo aqoonyahano iyo shaqsiyaad gudan kara waajibaadka saran.

Heshiiskan ay gaareen madaxda sare ee dawladda ayaa waxaa ka soo shaqeysay dawlada Ethiopia oo wafdi heer sare ah u soo dirtay magaalada Baydhabo, kaasi oo ku guulaystay in uu dhameeyo khilaafkii wiiqay dawladda cagaha badan aan ku taagneyn.

Share this post

Link to post
Share on other sites
me   

A government that doesnt represent the current state of Somali politics is no government, why don't they negotiate with the ICU, Pland and Sland and then make a government.

Wallee rah-na biyo kabax ma yeelo, Geedi-na xabashi ka har ma yeelo.

Honeymoon-ka halaga baxo markaas ayaa the old school and da old film la soo celinaa

Qudhac   

1) In la rido xukuumada Cali Maxamed Geedi, balse laga soo reebo ra’iisal wasaraha oo qura.

2) In xukuumada la soo dhisayo ay noqoto mid laga soo dhiso golaha baarlamanka ka banaanka.

3) In xukuumadu ay ku koobnaato 31 wasiir iyo ku xigeenadooda.

4) In xukuumada muddo 10 maalmood ah lagu soo dhiso

so this must be the peice of paper the Ethopian guy gave to the three stooges on the weekend :D:D:D

Wiilo   

This is just a joke wallaahi, waa xabasho iyo inta ayaga u naagayso waxay soo dhoodhoobayn, meeyay axdigii qaranka? oh yeah, that too waxaa soo dhoodhoobay xabasho.... :rolleyes:

Go figure:................

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this