Sign in to follow this  
General Duke

Fuad Adan cade's troops join Puntland forces in Xudun SOOL.

Recommended Posts

Lascaanod: Ciidamadii Daacada u ahaa Wasiirka Hormarinta Reer Miyiga ee Maamulka Riyaale oo ku soo Biiray Ciidamada Daraawiishta Puntland

- Sunday, October 31, 2004 at 14:19

Lascaanod, 30.10.04 - Waxaa saakay soo gaadhay magaalada Xudun ee gobolka Sool ciidamo beeleed u daacada ahaa wasiirka hormarinta reer miyiga ee maamulka Riyaale Fuad Adan cade kuwaas oo ku soo biiray ciidamada mujaahidiinta ah ee Daraawiishta Puntland si ay uga qayb qaataan difaaca dalkooda .

Ciidamadan oo wata noocyada kala duwan ee hubka oo ay kala soo baxsadeen maleeshiyada Riyaale ayaa ay ku sheegeen sababta ay u soo baxsadeen ka dib markii ay ka war heleen in uu duulaanka gobolka Sool lagu soo qaaday yahay mid ku saleeysan xaga qabiilka si awadeedna waxaa ay goaansadeen in ay kala qayb qaataan tolkoda difaaca dalka .

Ciidamada oo ay hogaaminayaan laba sarkaal ayaa wararku shegayaan in si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Xudun oo ay joogeen guutooyin ka tirsan ciidamada daraawiishta Puntland waxaana ay ku wareejiyeen gawaadhidoodii iyo hubkiiba ciidamada daraawiishta .

Ciidamadan oo ay tiradoodu kor u dhaafeyso ilaa 70 askari ayaa ahaa ciidan beeleed uu watay wasiirka hormarinta reer miyiga ee maamulka Riyaale kuwaas oo uu sameeyey ka dib markii magaalada Laascaanood laga saaray wasiirka dabayaaqadii sanakii hore.

Ciidanku waxaa uu fadhiisin u aha atuulada Oog halkaas oo ay shalay ka soo ambabaxeen iyada lagu war geliyay in aysan jiida uu dagaalka ka socda shalay aysan soo aadan taasina ay shaki ku abuurtay ciidamada ugu danbeytiina goaansaday in ay ka soo wareegan maadaama uu dagaalku yahay mid ahli ah oo ka baxay siyaasad iyo maamulba.

Dhinaca kale wararka naga soo gaadhaya magaalooyinka Burco iyo Hargeysa ayaa sheegaya in ay bilaabeen shacabka magaalooyinkaas iyo weliba maamulka Riyaale caga jugleyn iyo cabsigelin lagu hayo shaqsiyaad ka so jeeda beelaha gobolada SSC oo ku sugan halkaasi.

Warku waxaa uu intaa ku darayaa in ilaa haatan xabsiga dhexe ee magaalada hargeeysa loo taxaabay ilaa 40 oo rayid ah oo aan waxba galabsan .

Dhinaca magaalada Laascaanood waxaa maanta qoraal canbaareyn ah soo saaray qaar ka mid ah ardayada gobolka Sool oo ku socda maamulka Riyaale .

Baaqa ayaa waxa aay ardaydu ka soo saareen xariga iyo afduubka loo geystay arday iyagu ku sugnaa degaanka Adhicadeeye oo ay shalay qafaasheen maaulka Riyaale iyaga oo ku tilmaamay in ay yihin ciidamada Daraawiishta .

Baaq ayaa ay ardydu ku sheegeen in aysan ahayn markii u horeysay oo uu maamulka Riyaale uu xidhxidho arday ayada oo ay u danbeeysay gabadha 16 jirka ah ee Hargeysa lagu hayo oo weliba jir dil iyo kufsiba lagula kacay.

Xigasho: Radiolaascaanod.com

Share this post

Link to post
Share on other sites

MIDKA MID AH WASIIRADA SOMALILAND OO

CIIDAMADIISA KU BIIREEN PUNTLAND

Ciidamada Wasiirka Horumarinta iyo reer miyiga ee Somaliland Fu’aad Aadan Cade ayey wararku sheegayaan in ciidamadaasi iyo hubkoodiiba ay saakay ku biireen ciidamada Daraawiishta ee Puntland.

Ciidamadan ayaa waxaa hoggaaminaya labo Sarkaal waxaana magaalada Xudun ku soo dhoweeyeen guutooyin ka tirsan ciidamada Daraawiishta Puntland, iyadoo ciidamadan tiradooda lagu sheegay in ka badan 50, iyagoo markii horeba fariisin u aheyd tuulada Oog oo ay shalay ka soo amababaxeen iyadoo horay halkaasi looga saaray Wasiirkii horumarinta reer miyiga Fu’aad Aadan Cade dabayaaqadii sanadkii hore.

Dhinaca kale ma jiro ilaa iyo haatan wax dagaal ah oo ka socda deegaankaasi, kadib markii 48 saac ee lasoo dhaafay ay halkaasi ka da’ayeen roobab lixaad leh taasoo keentay in dagaalka iskiis u qaboobo.

Cali Muxiyaddiin Cal alisomali@hotmail.com

Midnimo Information Center

Xafiiska Midnimo ee Muqdisho wararka@midnimo.com

Rahima   

^ Good on him? :confused:

mujaahidiinta ah ee Daraawiishta Puntland

I always laugh at this :D . Every qabiil believes that there misguided fighters are mujaahidiin. How they mess with the word :rolleyes: .

LANDER   

Originally posted by Rahima:

^ Good on him? :confused:

quote:

mujaahidiinta ah ee Daraawiishta Puntland

I always laugh at this
:D
. Every qabiil believes that there misguided fighters are mujaahidiin. How they mess with the word :rolleyes: .
Neither side deserves to use that word in this battle. I don't see a particular group facing annihilation. This is another pathetic attempt by the Puntland propaganda machine to equate itself with the legendary heritage of modern day Somaliland and its founding fathers.

Lander you keep forgeting the Darwish who are the legendary fighters that reigned in the british which helped the somalis as a whole are not from modern day Somaliland but are instead from the tribes that live in Puntland.Modern day Somaliland who's tribes come under the umbrella of SNM never took part in that war they sat it out so please do not claim a history that does not belong to you!!!

This is another pathetic attempt by the Puntland propaganda machine to equate itself with the legendary heritage of modern day Somaliland and its founding fathers.

Excuse me if I may seem rude smile.gif , but is this not propaganda? How did Somaliland and its founding fathers become more legendary than Puntland and its founding forefathers :confused: ?

This is a case of the pot calling the kettle black ;) .

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this