Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

"Musuqa" lala dagaalamaayo

Recommended Posts

galbeedi   

I thought he wouldn't last a year since this thing became a family affair.  HSM is learning from Djibouti and Hargeisa. NGO contracts and businesses are the domain of the family and Elmi was the wrong guy.

A Dahabshil man has replaced him.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxan la yaabanahay hawiyahan maalkooda layska maamulanayo in the name of somalinimo.   Waxan nimankaa kula talin lahaa maalkiina iyo amnigiina toona Cid kale haw dhiibanina sababta oo ah somalidu maal iyo ciidan toona idinkumay darsan. Ma jiro reer one cent dawlada siiya oo aan hwiye ahayn, idinkoo argagixiso dagaal kula jira hal maamul goboleed oo ciidan idiin keenay ma jiro .   Labadaa jago (amniga iyo maaliyada)  cidna ha siinina weligiin inta wax laydinku darsanayo.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

**** waxan odhan lahaa idinku hays xadina , .ma jirto soomali maal idinku darsatay.   Anaku waxaanu idinkala shaqaynayna In daynta aydaan awalba qaadan laydinka cafiyo.   Dr beyle Meel fiican buu soo gaadhsiiyey wuxu hore u qabtay uunbaanu sii wadayna hadaanu Isq nahay.   Cida keliya ee diidan in daynta la maareeya Waa ****.   Soomaliyey nagu taageera reer kaas inaanu layno oo idinka qabano.  Danba idiinku wada jirta . Waar cagdheeray xitaa idinku na taagera   kolayba waad ogtahiin meesha wax Ka socon la,a yihiine.   

 

 

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.