Sign in to follow this  
MoonLight1

Can the SSC people survive without P/land or S/land?

Recommended Posts

^

What da buck are you on about?

Originally posted by 'Dalmar':

soomaalidiid waligii ma fahmayo qiimaha somalinimada, snm iyo So-called Somaliland wax jira maah, aduunku waa uu idin diiday

^

Dad marqaan dilley ayaad maalin walba isku dayeesaa inaad wax ka dhaadhicisid. Marka iska daa, ha iska daac-daacane!

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by 'Dalmar':

soomaalidiid waligii ma fahmayo qiimaha somalinimada, snm iyo So-called Somaliland wax jira maah, aduunku waa uu idin diiday

Adigu Somalilanddiid baad tahay . qabildoon na waad tahay weynu is naqana :D

Liibaan   

Xajiga qabyaalda, iyo kooxda snm ah si fiican baa loo yaqaan,oo waa soomaalidiid, qarandiid iyo nabadiid,

Kooxdan waalan waa qaran dumis qabiil doon ah, dagaaldoon ah, aduukii oo dhan baa diiday qabyaaladan ee wadaan, wadamadii aduunka oo dhan baa isku raacay in la diidu maamulka qabyaalada iyo xinka ku dhisan ee Hargeysa, waayo waa dibudhac

Wadba si fiican baan kuu naqaana, Somalidiid baatahay, nabad diid baatahay,

waxaana tahay qaran dumis qabiil doon ah, dagaaldoon ah, aduukii oo dhan baa diiday qabyaaladan aa wadaan, wadamadii aduunka oo dhan baa isku raacay in la diidu maamulka qabyaalada iyo xinka ku dhisan ee Hargeysa, waayo waa dibac ku salaysan

ti dumuqradiyada na wu ka cararaya iyo xisbiyada qarranka.4.5 na wu ku cararaya cajib

waba aduun la rogayo :D

Anigu siden nabbaddiid ku ahay dadka nabbada ka shaqeya ayaba an ahay iyo kala danbeynta sharciyada iyo dastuurkanu ilaalina.

hadanay meeli ku xanuuneyn oo anaad mir qabin, oo aad ku socotiid meel gubanaysa anagu garayn weynay halkaan aad u socotiid.

Waryaa hadii soomaalinimadii, midnimadii,walaaltinimadii aad diiday, oo waa laguu taagwaayey

Markaa shaqo yeelo, isma fahmano, danahaaga qabso,oo nakala kaxee

qof wixii fiicnaa oo dhan diidan see loo galaa, ma qabyaladii baa sharci noqotay?

Anagu Somaliweyn iyo midnimo baanu wadadeedii heynaa, meel alaalo meeshii Somaliweyn lagu sheego waanu aadanaa, Mogadishu,Boosaaso Kismaayo,Baydhabo, etc

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this