Sign in to follow this  
Timur

XAMAR!!

Recommended Posts

Somalina   

Ishaad ka ridey wallee!

Nin nool inaad tahay shaki iguma jiro mar danbe wallee!

Kuwan AS u nacnacleynaayo, waa dad dhintey, qabiilistayaasha ayaa dhaama har iyo habeen.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Maaddeey   

Mar haddii MMA oon is lahaa Istaaqfuroow waa yaqaannaa uusan sheegin, anoo og inuu ku xusay thread'kiisa 'Caado' ee dhowr sanadood ka hor, ayaan wax yar bal ka taa-taabanayaa IA.:

Kelmadda Istaqfurow Asalkeeda wax baa loo isticmaali jiray, markii dambese si kalaa loo bartay, labada extract ee soo socota ayaa inoo kala qeexeysa.

Regarded as one of the most ancient and most respected annual commemorations in the Benadir, the Istaqfurow is predominantly a religious ceremony which brings together the indigenous people of the Benadir in a moment of repentance to Allah. It is a moment of prayers, where people come out in the open in thousands upon thousands, to implore forgiveness from Allah. Throughout the centuries, all along the Benadiri coast, from Mogadishu, Merka, to Brawa, people turn to Istaqfurow, once every year, to pray to Allah to protect them from the effects of famine, and from the
high waves caused by the south-east monsoon winds in the Indian Ocean, the tusinami
.

Tan kale ee hadda loo isticmaalo waa meesha uu qoraaga reer Xamar ee talented'ka ah Abdi-Noor uu leeyahay:

Why has the pilot disappeared in the dusty
istaqfurow
winds of Mogdishu soon as he dropped his cargo of terror? Since the airport lacked such equipment of advanced military installations why did he melt away and not hovered around for a while to make sure that no landings or possible take-offs would take place?

Originally posted by Maaddeey:

Mar haddii MMA oon is lahaa
Istaaqfuroow
waa yaqaannaa uusan sheegin, anoo og inuu ku xusay thread'kiisa '
Caado
' ee dhowr sanadood ka hor, ayaan wax yar bal ka taa-taabanayaa IA.

Istaaqfuroow ma aadan qorin, xaaji. 'Isaaqfuroow' meesha ku qortay. Istaaqfuroow aad u aqaan, xataa inta SOL kusoo dhajiye afar sano kahor saa ku sheegtay kor.

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this