Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Ra'iisul wasaare position is being replaced

Recommended Posts

gooni   

Kursiga la tuurayo reer gaar ugu qoran ma jiro,waana caqabad in la wada taliyo oo aan lakala dambayn.

Dr. Deni wuu ogyahay qabiilkuu u dhashay inaysan soomaaliya degin, dal iyo qabiil midna dan kama leh.

Beri, reer usc yaa qayb u heli kara, laakiin waa in dadku garanayo sharcigu inuu umadda u sinaado oo lakala dambeeyo, bisaylkaasna aad baan uga fogbahay.

Madaxweynuhu tol-beelay geel ciidanka ha loo qalo yuu ku yimid intii geela keentayna xukunkuu u dhiibay, waa adag tahay in laga rumaysto guri barwaaqo inuu soomaaliya u raro.

Tan kale

Usc ayagoo raysl- wasaare farmaajo ka xoog badan haysta yaa la aamusin waayay ka waran ayagoo beri qayb u helay raysul wasaare ama madaxweyne ku xigeen daciifa?

Wadanku wuxuu u baahan yahay ciidan adag iyo maxkamad adag oo qabyaalad iyo qabiilaysi ka madax banaan 

Taasna waxay ku imaan kartaa inqilaab ciidan barakaysan oo aan mar kale u heesno, anagu tagnaye caruurta noo badbaadiya.

Wax kale oo isu keeni kara reer  daba musmaar anigu ma garanayo.

Share this post

Link to post
Share on other sites
59 minutes ago, gooni said:

Taasna waxay ku imaan kartaa inqilaab ciidan barakaysan oo aan mar kale u heesno, anagu tagnaye caruurta noo badbaadiya.

Wax kale oo isu keeni kara reer  daba musmaar anigu ma garanayo.

Gooni oo adeerkiisa u xiisay.

Say after me, towradatan barakeysans0237.gif

Share this post

Link to post
Share on other sites

 Ururka argagixisada ugus uunbaa Somali midayn kara.  Sababta oo ah waynu Ka baqna , somaliduna kal xishoota malaha ee kal baqatay leedahay.  Waxa labaad ee soomalida Ka dhigi kara dad haday doonan Kala qabysan laakiin hodan ahi ..

waa dhaqaale iyo in reer walba dhulkiisa waxa Ku jira lasoo baxo.   Aduunyada laba  wax baa Ka shaqeeya Xoog ama dhaqaale.  Xitaa hadaad cilmi kasta iyo caqli kasta leedahay, waxad u shaqaynaysa nin dhaqaale leh ama mid xoogleh.   

Share this post

Link to post
Share on other sites
27 minutes ago, Game changer said:

Sidan hadeey ahaato, sidaa isku daawato, musiqmaasuq, kuli way wada  qabsan

Share this post

Link to post
Share on other sites

Argagixisadu  waa laba nooc , kuwa hubaysan ee dagaalka inagula jira ,  iyo kuwo kale oo aan  yagu dagaalamin laakiin  dhaqaale badan haysta.   Almost every company successful ah wadaad baa leh argagixiso ah.  Qofkuba haduu surwaal gaaban Yahay  naagtiisuna niqaabato , halkaa sujuuduna madawdahay  waa argagixiso, 

isaga iyo Kuwa is qarxiya isku kutub bay dhigteen.  Waana isku afkaar.   Magaalooyinka burco , boosaaso , iyo laascaanood  waa meelaha ugu badan ee argagixisadu  ugxanta dhigatay.    Markaa awalba way ina haysteen waxa dhibaato Ku haya oo keliya  maraykanka iyo Reer galbeeedka.  

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.