Sign in to follow this  
General Duke

TFG Success : Police force

Recommended Posts

Baydhabo: Hawlo amni sugid ah oo ay magaalada Baydhabo ka bilaabi doonaan ciidamo tabobar ugu soo xirmay Magaalada Carmo ee Puntland.

Wednesday, April 26, 2006

 

CCC Farayaamo

Tool

 

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email

 

Ciidanka%20Qaranka.jpg

 

police_somalia_2006_1.jpg

 

police_somalia_2006_2.jpg

--------------------------------------------------------------------------------

 

Print This Article | Daabaco warkaan

 

 

 

Baydhabo(AllPuntland)- Ciidan loo tabo barayay dawladda Soomaaliya oo tabobarkooduna muddo ka socday deegaanka Carmo ee dawlad goboleedka Puntland ayaa maanta qayb kamid ah ay gaareen magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.

 

Warka ayaa sheegaya in ciidamada halkaasi gaaray ay gaarayaan 40 askari , kuwaasoo la filayo inay bilaabaan hawlgallo amni sugid ah .

 

Ciidan kale ayaa la filayaa in maalinta Jimcaha ee foodda inagu soo haysa ay yimadaan magaalada Baydhabo kuwaasoo ayaguna hawlgallada ammaan ka qayb qaadan doona.

 

Ciidankan waxay fariisin ka dhigan doonaan magaalada Baydhabo, waxaana wararku sheegayaan inay tabobaro sii siin doonaan ciidamada kusugan magaalada Baydhabo.

 

Ciidanka iminka hawlgalka kabilaabaya magaalada Baydhabo ayaa soo qaatay tabobar adag oo muddo bilo ah socday , kaasoo ay iska kaashanayeen hay'adda UNDP iyo dawladda Federaalka Soomaaliya.

 

Saddex maalmood ka hor ayaa tabobarka ciidamadaasi kusoo xirmay deegaanka Carmo oo 90 Km koonfur kaga beegan Boosaaso halkaasi oo ay ku taallo xero wayn oo ciidan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

laga keenay Akademiyada Carmo oo la wareegay illaalinta xarunta ADC

Last Updated::2006-04-27 11:24:34 E. Africa Standard Time

 

Baydhabo:- Ciidamadii Booliiska ee shalay soo gaaray magaalada Baydhabo ayaa isla markiiba bilaabay hawlgaladooda ayagoo la wareegay illaalinta xarumaha dowlada.

 

Ciidamadan oo gaaraya 50 ayaa shalay gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Dowlada Federaalka.

 

Ciidamadan oo soo qaatay tababaro kala gedisan ayaa la wareegay illaalinta xarunta Baarlamaanka iyo dowlada ee magaalada Baydhabo.

 

Halkaasi oo ay horey ugu sugnaayeen maleeshiyooyin kala gedisan oo ahayn kuwo tababar u qaba hawlaha illaalinta.

 

Ciidamada Booliiska ayaa lagu wadaa sidoo kale in ay illaalo ka noqdaan xarumaha Wasaaradaha ee magaalada Baydhabo oo hada la wado diyaarintooda.

 

Waxaa la filayaa in ay dhawaan magaalada Baydhabo soo gaaraan kooxdii labaad oo ah Booliiskii lagu soo tababaray Akademiyada carmo ee Puntland, kuwaasi oo la sheegay in ay si kumeel gaar ah ulla wareegi doonaan dhamaan illaalinta xarumaha dowlada.

 

Hussein Farah

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Police Officers Graduate In Somalia

 

April 21, 2006 Markacadeey.

 

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Armo, Puntland (21 April 2006) – The first police officers from northeast and south Somalia to be trained in decades graduate from the recently established Armo Police Academy in Puntland today.

 

The 154 cadets, of whom 19 are female, joined the Academy on 1 December 2005 and came from different regions of Puntland and the Centre/South. The police officers will be deployed to serve in Baidoa, where the Extraordinary Session of the Somali Transitional Federal Parliament is currently taking place, as well as newly constructed police stations for the protection of internally displaced persons in Garowe and Bossaso.

 

“The significance of this day cannot be overemphasized,†Prime Minister Ali Mohamed Gedi said. “These 154 police officers of the Somali Republic are the foundation of the return of rule of law to our country and the respect of human rights of every child, woman and man. This is a day that we are proud to witness.â€

 

To ensure quality and uniformity across the police force, the challenging training course has been a continuation of the one developed by the Rule of Law and Security Programme at the Mandera Police Academy in Somaliland covering law enforcement, international standards of human rights, community policing, basic police training, investigations, non-violent disarmament, physical fitness, self-defense and discipline. Computer lessons were also provided for female cadets.

 

UNDP Somalia acting Resident Representative Mr Eric Overvest said: “The commitment demonstrated by the cadets must be applauded as this is not an easy training course. Community policing is a new type of policing that has the respect of human rights at its core. The responsibility they have now is immense and they must be supported by all the Somali people including the authorities, civil society, business and religious leaders to discharge their duties honourably.â€

 

The ultimate aim of the Law Enforcement component is to establish a professional civilian police force able to effectively contribute to the restoration of peace while gaining the trust of the community, and the development and provision of high calibre training curricula at both the Armo and Mandera institutions. Part of ensuring that the process is owned by the Somalis is by engaging the services of former police officers to conduct the training, who have themselves, attended refresher training courses in Uganda.

 

The Rule of Law and Security Programme Law Enforcement component is supported by Denmark, the Department for International Development (DFID), European Commission, The League of Arab States, Norway, Sweden, UNDP, the UNDP Bureau of Crisis Prevention and Recovery (BCPR) and the UN Political Office for Somalia (UNPOS).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saaxiib, waa lagu salaamay horta.

 

Labadaan bari the old man is staying in Landhan, ee wali ma u tagtay. Haddaa u tagtay, aqbaar nagasii. Siyaasaddiis intee mareysaa? Waxaan wararka ka arkaa everybody uu qaabilayaa this time, a huge change from wixii lagu bartay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Salamu Alaikum brother,

I have been way to busy to even get time to meet the old man. You are right the community as a whole have been pleased by the new approach and the commitee appointed this time has done a good job.

 

The President is in good health, he is going back to Baidoa after a short visit to Sweden.

 

Things are starting to move forwad. You may know better than I, but the signs are that Baidoa/Bay elders have taken a central role in securing the millitia out of the city and setting up a new government.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamo ka yimid Puntland oo la wareegay ammaanka xarunta Baarlamaanka

Posted to the Web Apr 27, 07:48

 

 

Ciidamo ka tirsan Booliiska Dowladda Federaalka Soomaaliya oo tababar ugu dhamaaday degmada Carmo Gobalka Bari ee Puntland oo tiradoodu gaarayso 50 askari ayaa gaaray magaalada Baydhabo iyagoo durba ka hawl galay hoolka shirka Baarlamaanka ee ADC ee magaalada Baydhabo xilli shalay uu halkaas kulan uga socday Baarlamaanka Soomaaliya.

 

Imaanshaha ciidamadan ayaa lagu sheegay inay timid kadib markii Booliskii magaalada Baydhabo diyaar u noqon waayeen inay sugaan ammaanka xarunta Baarlamaanka, halkaas oo tan iyo markii uu furmay kalfadhiga Baarlamaanka ay ilaalinayeen Maleeshiyo Beeleed.

 

Afhayeen u hadlay ciidamadan shalay ka yimid magaalada Boosaaso ayaa xaqiijiyay in sababta ay u yimaadeen Baydhabo ay tahay sugidda ammaanka xarumaha dowladda inta laga diyaarinayo ciidamada booliska gobolka Baay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidanka%20Booliska%20baydhabo.jpg

 

 

Qeybtii labaad Ciidamadii tababarku ugusoo dhamaaday Dugsiga Carmo ee Gobolka Bari ayaa shalay waxay soo Gaareen Magaalada Baydhabo iyagoo kasoo kicitimay Magaalada Boosaaso ee Xarunta u ah Gobolka Bari,waxay ciidamadasi tiradoodu gaareysay 34askari iyadoo ay horay usii joogeen tiro dhan 44askari.

 

 

G/sare Yusuf Xuseen oo afhayeen uah Ciidamada ayaa Saxaafada usheegay in Ciidamadani ay ka hawlgeli doonaan Magaalada Baydhabo iyagoo gudan doona Waajibadkooda qaran,waxa uuna amaanay Maamulka Magalada Baydhabo oo iyaga soo dhaweyn fiican usameeyey Ciidamada qaranka Soomaaliyeed iyagoo buu yiri Daneynaya soo nooleynta Qarankii burburay ee Dalka.

 

 

Waxaa Ciidamadani soo dhaweyntooda ka qeybqaatay kuwii horay uyimid deegaanka oo iyaga wali sii wadi doona inta ay ciidamadaasi kasoo dhamaanayaan soo dhaweybntooda,waxaa ilaa iyo hada dhiman tiro ciidamaasi ah oo ka badan 100askari waxaana la rajeynayaa iney maalmaha soosocda soo gaaraan Magaalada Baydhabo.

 

 

Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Jan.Cali Maxamed Xasan(Cali Madoobe)ayaa isna la filayaa inu soo gaaro Magaalada Baydhabo dhawaan sida ay xaqiijiyeen Sarakiil joogta Magaalada isagoo sii wadi doona hawgelinyta Ciidamada maadaama Magaalada laga saarayo Maleyshiyooyinkii dhibka ku hayey.

 

 

Cabdilaahi Hilowle

 

 

idamaale News,Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^War heedhe kaa daa, odayga waxuu is odhan war walle ciil baa lagu qabaa'e. Sow maadan maqal odayga inuu haatan Qaran Soomaaliyeed matalahaya? :D Aidguse Qalqalooc iyo Ulasan maxaad ka doontay? Raga halkaa geela ku maala nin iyo adeerki baan kala nahee. Waa raguu Cabdullahi awalna xumeeyay haatana dawladiisa u shukaansanayo. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Intel   

Originally posted by TheSomaliEconomist:

If there are any questions I can forward him, do not hesitate to mention it here or PM me.

ask his stand regarding Iran's nuclear programme.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

Originally posted by TheSomaliEconomist:

I am to meet with the president soon. If there are any questions I can forward him, do not hesitate to mention it here or PM me.

ask him do somalia or Dowlada Federaalka have a army up to 10,000

;):D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this