Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Isbaabiya, odeyaashiinana idin dhexgali lahaana waa xireynaa

Recommended Posts

Dagaallo culus oo mar kale ka dhacay Deegaanka Baarmoog ee [soomaali Galbeed]

 

Arbaco, Febraayo 28, 2007 (HOL): Wararka ka soo baxaya dhulka ismaamulka soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus uu mar kale ka dhax Qarxay dhinacyadii dhawaan ku dagaalamay deegaanka Baar-Magoog, iyadoo dhanica kalana la sii dayay odayaal dhawaan lagu xiray dagmada Feer-feer si ay nabad u dhax dhigaan dhinacyada is haya.

 

Gudoomiyaha Maamulka Gobalka Hiiraan Xuseen Mux'med Maalin oo ay HOL la xirirtay isaga oo ku sii jeeda dhulka colaadu ka taagan tahay ayaa sheegay in dagaalku jiro walow aan si Rasmi ah loo ogeyn qasaaraha uu sababay, waxaana uu intaa ku daray gudoomiyuhu in isaga iyo waliba xubnaha la socda ee halka ku wajahan xooga saari doonaan sidii loo soo afjari lahaa colaada si loogu gudbo wada hadal xal lagu gaaro.

 

Dagaalkan u danbeeyay ee ka dhax qarxay dhinacyadii dhawaantan dagaalamay ayaa marka dhinac laga eego sii kor dhin kara khasaaraha labada garab ka soo gaaray colaada u dhaxeysa iyada oo dagaaladii dhawaantan dhacay ay ku dhinteen in ka badan 30 ruux dhawaacuna intaa ka sii badan yahay.

 

Dhanka kale waxaa lagu guuleystay in la sii daayo 14 Oday dhaqameed oo dhawaantan ay xirtay dowlada Itoobiya iyaga oo ku sii jeeday deegaanada colaadu ka taagan tahay
, waxaaa sii deyntoodu ku soo beegan tay wax yar uun ka dib markii ay degmada Feer-feer gaareen Xubno uu hor kacayo Gudoomiyaha maamulka Gobalka Hiiraan.

 

Marka la eego colaada ka taagan dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo beelaha ku dagalamaya yihiin kuwo wada dega gudaha gobalka Hiiraan, ayaa hada waxaa soo baxaya cabsi weyn oo dadka gobalku ka muujinayaan in dagaalku noqdo mid ku soo fida gudaha gobalka, maadaama aysan jirin cid hada u taagan in arintaasi si foojigan isha ugu heyso, walow dhawaan gudoomiye ku-xegeenka maamulka gobalka Hiiraan Xuseen Cumar Xasan Gacamey uu ka digay in dhinacyada dagalamaya colaadooda ku sii fidiyaan gudaha gobalka.

 

Xabash does not care, really, intee Soomaali halhal isku dhameyneyso, inay dhexgisho haka sugin habeenkii xaley tagay. Kuwii kalena dalkooda haku duulaan, kuwii kalena dhulkee xooga ku heysatay ha isku fiirsadaan iyagoo isleeynayaan.

 

Waa kanaa dagaalkii labaad less than in two weeks ka dhaco Soomaali Galbeed, this latter war which started itself two weeks ago.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ So every time a camel herder shoots at another one you want the Habeshi there, but since they are not there you hate them in spite. Catch 22 with you! Hate them if they get involved and hate them if they don't. You are already the converted.

 

Why not settle these measures with traditional elders and traditional conflict resolutions? You always complain about dhaqanka somaali being lost. So why not in this case?

Share this post


Link to post
Share on other sites
BiLaaL   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Xabash does not care, really, intee Soomaali halhal isku dhameyneyso, inay dhexgisho haka sugin habeenkii xaley tagay. Kuwii kalena dalkooda haku duulaan, kuwii kalena dhulkee xooga ku heysatay ha isku fiirsadaan iyagoo isleeynayaan
.

MMA, this grim assessment has become evident to even non-Somali analysts.

 

Here's what PINR wrote in Janurary:

 

Ethiopia would, in the best case, like to have Somalia as a client state. Addis Ababa, however, is convinced that this is impossible and is therefore content to leave the country weak and divided
.

Since 1977, when Ethiopia won a bitter war initiated by Somalia to annex the former's ethnic-Somali ****** region, Addis Ababa has successfully derailed attempts to unify Somalia, and it is doing the same now
.

Most sadly for TFG supporters:

 

Having crushed the I.C.C., Addis Ababa is likely to work carefully to prevent the T.F.G. from becoming viable...With vital interests in Somalia that no other actor has and a long practice of playing divide and rule, Addis Ababa will be expected to exploit the inherent decentralizing tendencies within Somalia to thwart reconciliation
.

Another Western Analyst had this to say:

 

A return to factional instability will be a happy outcome for Ethiopia, which has a host of historic disputes with Somalia and does not want to see a united and effective government
."

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ A lot of armchair analyst believe a lot of crazy things. They even believe Iran in a fight with the U.S will lose in a matter of minutes. But you don't believe that do you?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Baar-magoog, Laba Baar, Qalqalooc, iyo Ulasan dheh; scenes of many of Cabdi Galayax's vivid poetry. I see naught has changed from the times of yore!

 

 

Waa tii hirkii lagu eryay iyo harihii kor'e

Watii hulkii lagu ceshaday hogoga dheraa

Waatii hudii Ulasmeed haadka loo waray'e

 

Waatii hungah baar magoog horini tiiltiil'e

Waataan halyegii dilniyo huriyihii door ah'

Waataan halbowlah kujaray handkii dheraay'e

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xargaga   

Look at thsi too Taakoman the traditional elders came from many areas from buuhodle to burco hargeysa to dhagax buur ,qabri dahar and jigjiga.I also heard some elders from hiiraan were there. This became a threat to Ethiopia I believe . So the solution was to send each to their diveded regions.

 

 

Dolwadda Itoobiya Oo La Wareegtey Xallinta Dagaalka Daroor Iyo Ergooyinkii Dhexdhexaadinta Oo Lagu Amray Inay Kala Dareeraan

Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 28 February, 2007

--------------------------------------------------------------------------------

 

 

Hargeysa (Somaliland.org) – Ergooyinkii nabadraadinta u tegey magaalada Daroor ee dhowaan dagaalku ku dhexmaray labada beelood ayaa caawa dib ugu soo laabtay Hargeysa, kadib markii dowladda Itoobiya saaka u sheegtay inay la wareegtey xallinta colaaddaas, isla markaana ay iska kala tagaan.

 

Ergooyinka oo ka kala yimi Somaliland iyo Killilka 5aad ee Itoobiya, waxay tiradoodu gaadhaysey 450 xubnood. Waxayna qaarkood ku sugnaayeen deegaankaas muddo laba toddobaad ah.

 

Go’aankan oo saaka subaxnimadii si lama filaan ah loogu wargeliyey ergooyinka, waxa uu yimi iyada oo ergooyinka gurmadka ku tegey Daroor ay ku guuleysteen inay kala raraan ciidamadii labada beelood ee is horfadhiyey, kana saxeexaan odayaasha labada beelood xabad-joojin shuruud la’aan ah, taas oo dhaqangashay. Waxaana saaka loo ballansanaa xaflad loogu talagalay in la isugu keeno odayaasha labada beelood ee dagaalku dhexmaray, halkaas oo la doonayey in labada mid walba laga dhaariyo 25 oday; kadibna wadahadalka turxaanbixinta iyo xallinta colaadda labada beelood ka furmo.

 

Hase yeeshee, saaka markii la isugu yimi madasha xafladda loo goleeyey ayaa masuuliyiin ka socdey Maamulka Killilka 5aad ee Itoobiya oo iyaguna halkaas u joogey xallinta dagaalka labada beelood iyaga oo horkacayey ciidan Itoobiyaan ah oo halkaa ku sugani, waxay kulan gaar ah la yeesheen Shirguddoonnada labada Gole ee Baarlamaanka Somaliland iyo xubno ka tirsan xukuumadda iyo xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE oo ka mid ah Ergada, waxayna u sheegeen in dowladda Itoobiya la wareegtey hawsha xallinta dagaalka labada beelood, laga bilaabo, iyaguna ay fasax yihiin.

 

Ergooyinka beelaha iyo deegaamada kala duwan ka socdey oo isugu jirey qaybaha kala duwan ee bulshada ayuu lama filaan ku noqday go’aanka dowladda Itoobiya kula wareegtey hawshii nabadaynta ee ay ka dhexwadeen laba beelood, wakhti ay u gudbayeen wareeggii labaad. Waxayna ergo waliba iyada oo niyadjabsan go’aansatay inay baabuurta u fuusho deegaankii ay ka timi.

 

Wararku waxay sheegayaan in odayaasha labada beelood maanta gelinkii dambe loo qaaday magaalada Jigjiga ee xarunta maamulka Killilka 5aad ee Itoobiya.

 

Ergada Golayaasha dowladda Somaliland ayaa la sheegay inay aad uga xumaatay go’aanka dowladda Itoobiya oo aan la garanayn sababta iyo ujeedada ka dambaysa.

 

Itoobiya ayaa hore loogu dhalliilayey in aanay dhakhso u soo kala gaadhin labada beelood oo deegaanka ay ku dagaalameen uu hoos yimaaddo maamulkeeda.

 

 

C/risaaq M. Dubbad, Hargeysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

So, it isn't an isolated case yaah. Odeyaasha inay dhexgalaan u tago la kala diro ama la xiro. Aamin la'aan waaye tan. Ii koow.

 

Since 1977, when Ethiopia won a bitter war initiated by Somalia to annex the former's ethnic-Somali ****** region, Addis Ababa has successfully derailed attempts to unify Somalia, and it is doing the same now.

Bilaal, brother, I have an utmost object to this foreign assesment I know that you didn't write.

 

Xabashi never won a war against Soomaalida save iyadoo West soo wadan. Dagaalkaas Soofiyeedka and her clients, namely Cuba, ayaa badbaadiye. One-on-one markee ahayd Soomaaliya recaptured its rightful land illaa iyo Xarar gaarnay almost.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ I was astonished to read that during the 1977 war, Israeli pilots were involved, illeen gaaladu wey isku qeylo dhaansadaan, meesha Cuba iyo Sovietkooda leen moodaayeyba.

 

But the Israelis were fighting along side with the Ethiopian before any Soviet joined, thus proved in aan yahuuda ka adkaaney ayagoo la socda Ethiopianka, and many Israelis who were piloting the MIGs were shot down.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by nuune:

^^^ I was astonished to read that during the 1977 war,
Israeli pilots
were involved, illeen gaaladu wey isku qeylo dhaansadaan, meesha Cuba iyo Sovietkooda leen moodaayeyba.

 

But the Israelis were fighting along side with the Ethiopian before any Soviet joined, thus proved in aan yahuuda ka adkaaney ayagoo la socda Ethiopianka, and many Israelis who were piloting the MIGs were shot down.

Of course, Nuune, there were others, proven too. Read this snippet from Time Magazine:

 

"What has transformed the Ethiopians from losers into almost certain winners has been the arrival since mid-December of the most imposing arsenal of military equipment that the Soviet Union has assembled anywhere outside the Communist world: $900 million worth of tanks, field guns, rockets, radar, artillery, mortars and missiles. To help with the hardware, and otherwise shore up the sagging Marxist military regime of Lieut. Colonel Mengistu Haile Mariam, Moscow has also provided Addis Ababa with a polyglot army of soldiers and technicians. According to Western intelligence reports, the roll includes 1,000 Russians, 3,000 Cubans (of whom 2,000 are believed to have been involved in last week's fighting), 1,000 or so troops from the radical Arab state of South Yemen and perhaps 2,000 East Germans, Czechoslovaks, Hungarians, Poles and Bulgarians. In addition, the Ethiopians are still assisted by about 40 Israeli technicians, who help to service military planes and install and operate electronic communication and surveillance equipment."

 

Time magazine, circa Febraayo, 1978.

 

Time as a Western magazine will be generous and biased to when it comes to anything about Isra'iil, so you triple double that and make it possibly more than hundreds of Isra'iilis involved and surely more experts than 'technicians.'

Share this post


Link to post
Share on other sites
BiLaaL   

^As Somalis we've been punching way below our weight for too long. The overwhelming men and arsenal mustered against us in the Ethio-Somali war should not suprise us. As Somalis we are capable of great things as long as we have unity; and this was abundantly clear to our enemies. Its clear that our unity brings a great deal of loss and fear into the hearts of not only our neighbours but also to countries outside of our immediate neighbourhood. We ought to analyse why our enemies view us as they do.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this