Sign in to follow this  
xiinfaniin

Somaliland vs. Puntland Zenawi’s invincible hand!

Recommended Posts

Towbad keen noqo oo ummadda Soomaaliyeed oo muslika ah oo uu markii horeba gaalo kala qeybisay dhibta kadaa....dhallinta masaakiinta ah ee Hargeysa joogtana beenta aad ku abuurayska iyo khayaaliga iyo indhu sarcaadka jooji.enough is enough, it is almost 20 years for daydreaming.....oo istaakh furuleyso...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kalimatu xaq Yuraadu bihaa baadil ,,,,,, waa xaq inta wacdiga ahi laakiin waxaad ku rabto ayaa baadil ah.

 

dhalinta hargeisa sidii ay shiish wanaag uga adkaadeenba go'aankooda iyagaa gaadhay cid odaygii ina barre ka dambaysa oo khasbi kartaana ma jirto. Reer Soolna way soo jeesteen oo imikay runta arkeen markii ay beentii garowe ka daaleen. Weli qaar baa qori dab leh la dhex wareegaya laakiin intasina way iska dhamaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this