Sign in to follow this  
unknown1

Ethio kuffars burnt the holy qur'aan

Recommended Posts

unknown1   

Gaalada Tigreega oo maanta kutub qur'aanka ah iyo guryo ku gubtay xaafada Shiirkole

 

Axad 23 Shacbaan 1429 =24/08/2008

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Ciidamada gaalada ee ku xaraysan Wasaaraddii hore ee Gaashaandhiga ayaa maanta soo galay xaafadaha ku dhow ee Shiirkole, halkaas oo ay ku gubeen guryo ay ka heleen Kutub qur'aan ah.

 

Ciidanka Tigreega oo badankoodu qoorta ku wata Macatab iska talaab ah (saliib) ayaa ah qaar lagu yaqaan cadaawad fogaatay oo ay Islaamka iyo dadkiisa u qabaan, waxana ay ku dagaalamayaan waa sidii ay gaalnimadoodu u sarayn lahayd midda Islaamkuna u hoosayn lahayd.

 

Maaha markii u horaysay ee ay gubaan ama waxyeeleeyaan meelaha ay ku arkaan kutubta diinta Islaamka, waxana hore u dhacday inay gubeen guri ku yaal warshadda Caanaha labo wiil oo walaalo ah oo guriga ku jirtayna ay laayeen kadib baabuur dabada ugu xireen.

 

Haddii aad waraysato dadka shacabka ah ee ay xaafadaha kala baxaan su'aalaha ay waydiiyaan ama sida ay ula dhaqmaan waxaad si dhab ah u ogaanaysaa hadafka fog ee Tigreegu ay ku socdaan.

 

Su'aalaha ay dadka ay qabsadaan waydiiyaan waxaa ka mid ah qur'aanka ma dhigatay, afcarabiga ma taqaanaa iyo wax la mid ah, waxaanay qofka ka fiiriyaan ama gacantaba saaraan meelaha qofka cibaadaysta laga garto sida salaadda.

 

Mid ka mid ah dadka ay qafaasheen oo Ilaahay markii dambe kasoo daayay ayaa nooga waramay sida ay ula dhaqmeen, sheekadiisa oo dheerayd oo mudan in si gaar ah loo soo qaato waxaa ka mid ahaa in maalin uu damcay inuu tukado isagoo ay arkayaan labo ka mid ah Tigreegu, wuxuu yiri markii aan sujuuday ayuu mid ka mid ahi inta uu soo kacay feeraha si xun iiga laagay waanan miyir doorsoomay, markii dambe ee aan adkaysan waayay tacdiibka iyo jirdilka ayaan damcay inaan iska sasabo waxaan ku iri walaal, markaasuu gaalkii yiri "No Walal Anigu Kirishtan adigu Muslim" waxaanu la soo baxay Macatab qoorta ugu jiray oo uu tusay ninkii uu tacdiibka ku hayay.

 

Hadaba walaalayaal Ninkii waxgarad ah ee caqli u sugnaaday wuu iska ogyahay in gaalada wax naxariis ah aanay inaga dhaxayn oo waxaa iyo wax ka daran ay inagu samaynayaan mar kasta oo ay fursad inoo helaan, Allaah ayaana hore inoogu sheegay in aanay wax naxariis ah inoo galayn, waxa kaliya ee inaga dhicin karaana ay tahay in la iska celiyo oo hubka ay kuusoo qaateen iyagana loo qaato, oo sida ay kuu dileen iyagana aad u disho oo aad xanuujiso.

 

 

{ وَلِلَّهِ الْعِزَّةُ وَلِرَسُولِهِ وَلِلْمُؤْمِنِ 1610;نَ وَلَكِنَّ الْمُنَافِقِين 1614; لا يَعْلَمُونَ}

 

اللهم منزل الكتاب سريع الحساب هازم الأحزاب

 

اهزم الإثيوبيين الصليبيين وإخوانهم المرتدين ومن كان في صفــــــــــــ 1600;ـــــــــــــ 00;ــــــــــــــ ;ـــهم

Share this post


Link to post
Share on other sites
unknown1   

im sure DUDE will defend those kuffars.

 

O Prophet (Muhammad SAW)! Strive hard against the disbelievers and the hypocrites, and be severe against them; their abode will be Hell, and worst indeed is that destination. sura taxriim verse 9.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this