Sign in to follow this  
Gabbal

Dagaal Maanta Ka Dhacay Degmeda Guriceel Iyo Col. Xiif Cali Taar Oo Gaaray Balanbale.

Recommended Posts

Gabbal   

Wararkii ugu Dambeeyay Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Duleedka Degmeda Guriceel Iyo Col. Xiif Cali Taar Oo Gaaray Magaalada Balan-Balle

Feb 05,2007

by Balanballe-GEDO-NN

 

Wararka ka imaanaya magaalada Balan-Balle ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu gaaray ciidamo uu watay Col.Xiif Cali Taar kadib dagaal uu maanta si gaadmo ah ay isaga hor-yimaadeen isaga iyo dableey hubaysan koonfurta magaalada Guriceel.

 

Wararkii ugu danbeeyay waxay sheegayaan khasaaraha soo gaaray ciidanka Col. Xiif sadex Askari oo dhaawac ah kaliya, taasoo meesha ka saaraysa Dhimashadii 8 askari ee markii hore lagu sheegay inay ciidamada Kornaylka ka dhinteen. Waxaase warar lagu kalsoonaan karo sheegayaan in dableeydii dagaalka bilowday ay halkaasi kaga dhinteen tiro aan la ciyimin iyo dhaawac aad u badan.

 

Wararka la helayo waxay intaasi ku darayaan in gaarigii ugu horeeyay ee ay rasaasta dableeydu haleeshay lagu qabtay labo xildhibaan oo midi ka tirsan yahay Dowlada Federaalka xildhibaankaasoo ah Haweeneey, iyo Xildhibaan kale oo ka tirsan Maamul Goboleedka Puntland iyo sidoo kale nin magac wayn ku leh bulshada Puntland isagoo dhaawac ah.

 

Odayaal reer Guriceel ah oo ay xiriir la sameeyaan saraakiisha maamul goboleedka Puntland ayaa sheegaya in laga codsaday inay soo wareejiyaan xildhibaanada iyo masuulka kale ee dhaawaca ah ee ay haystaan Dableeydii dagaalka Bilowday. Labada xildhibaan ayaa la sheegay in lagu hayo meel lagu magacaabo Ceel-Dheer oo u dhaw degmeda Guriceel, ayna bad qabaan labadaasi, waxaase wali aan la sheegin masuulka kale halka lagu hayo.

 

Dhanka kale ciidamo ka tirsan Dowlada Federaalka Somaliya oo ku sugnaa magaalada Caabudwaaq ayaa kasoo ruqaansaday halkaas kuna soo jeeda Degmeda Guriceel si aa xasiloonidii halkaasi ugu soo celiyaan. Ilo wareedyo kale ayaa muujinaya cabsi wayn oo laga qabo in ay dableeydu dilaan masuulka dhaawaca ah ee ay hayaan maadaama uu dagaalkii maanta khasaare ba'an kasoo

gaaray ragii ka tirsanaa dableeyda.

 

Maxamed Jaamac Faarax-Gedo News Network-Puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
ansaar17   

one tribe cannot hide under the notion that they represent all of somalia.

 

the puntlanders are not the army of somalia but a tribal militia just like any other tribal militia.

 

and in every incounter they had with other militias they have been beaten although they hide under the cloak (cidamada dowlada)!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^You are a comdedian, the clan that pretended as you to represent somehting bigger than what they are have been found wanting. The TFG armed forces were just passing through and those that wanted to get in their way have been taught a lesson..Simple as that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ansaar17   

lol, you can't even defeat local militias on your own.

 

you rely much on the ethiopians and their tanks. we know for sure if the ethiopians leave that yeey will follow because he will not survive without the ethiopians

 

 

Like I said, one tribal militia cannot cliam to represent all of somalia. no one supports this govt, except people like you simply because of tribal reasons.

 

I doubt you would be cheerleading like this if someone other than YEEY was in power.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Who set out to defeat anyone, the convoy was heading up North, it came under attack, the millitia that attacked got a good hiding and the convoy went on.

 

I see you are celebrating as usual for achieving nothing, just dont bring trouble to the locals of Guriceel district..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this