Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Bosaaso: Business man killed from sool region

Recommended Posts

Ganacsate Reer SSC ah oo lagu Dilay Magaalada Bosaso

 

waxaa xala oo tarikhdu ay ahaayd 29/09/2010 sacada geeska afrikada barii ahayd waxaa magaalada. boosaaso lagu dilay Farax Sanyare X. Diiriye ka dib markii u salaada cishe ka soo baxay masaajidka. Marxuumka geeriyooday oo gancsade ka ahaa magaalada Boosaaso oo aan ilaa iyo hada wax dilay aan la garanaayn waxaana ilaahay uga bar yaynaa....

 

n ilaahay naxariisti jano ka waraabiyo eheladu ka tegayna samir iyo iimaan ilaahay ha ka siiyo.

 

halkan waxaa tacsi tiiraanyo leh ka diraya dadkan hoos ku qoran

 

 

 

halkan waxaa tacsi tiiraanyo leh ka diraya dadkan hoos ku qoran

 

1.aabe cimaan xaji diiriye

2.adeer ismaacil x.diiriye

3.maxamed boodayre x.diiriye xaaskiisa iyo caruurtisa

4. maxamed osman x. diiriye xaaskiisa iyo caruurtisa

5.yusuf aadan aar xaaskiisa iyo caruurtisa

6.yusuf osman x.diiriye xaaskisa iyo caruurtis

7.clrashiid osman x.diiriye.xaaskisa iyo caruurtisa

8.clcalanle cllaahi xaaskisa iyo caruurtisa

9.ahmed osman x.diiriye xaaskisa iyo caruurtisa

10.sabaax maxamed boodayare

11.buraan maxamed boodayare.

12clrashiid ismacil x.diiriye

13.clrashiid maxamed boodayare

14.bashiir osman x. diiriye

15.caaqil clraxman x.ahmed x.diiriye

16.xildhibaan xuseen yaasiin x.diiriye

17.cali diraac awsahal.xaaskisa iyo caruurtis

19.asad ahmed xaji diiriye

20.mixye diin osman x.diiriye

21.faysa ismacil x.diiriye

22.fadxiya ismacil x.diiriye

23.sahra ismacil x.diiriye

24.hooyo ruun xasan x.diiriye

25.xasan jamac qanbi

26.maxmed tusbax faarah

28.khadija tusbax farah.

 

dhamaan dadkas iyo dadkele oo aan halkan lagu soo kobi karin waxay tacsi tiiraanyo leh uga dirayan dhamaan xaski iyo caruurti . iyo ilma sanyare xajidiiriy geeridi naxdinta lahayd ee ku timi farah sanyare x.diiriye. waxaanu ilaahay uga baryayna ilaahay jana fardoowsa ka waraabiyo. aamin aamin

 

sidoo kale bahdawidhwidh online waxay Tacsi gaar ah u diraysaa dhamaan Reer Sanyare X.Diiriye, waxaanu illaahay ugu baryaynaa farah sanyare x. diiriye in janadii fardoowsa ka waraabiyo, Aamin Aaamin Amiin..........................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

The guy hails from my region but I believe he was not selectively murdered because of his origin. Bossaso needs more security that is all.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

I know this is for the cheap political scorecard from xaaji xunjuf's part,

 

 

Laakiin ilaah ha u naxariisto marxuumka

Not at all this is just news from our neigbouring clan enclave. The businessman that was murdered was from somaliland may allah bless his soul. But the security in Boosaaso getting worse by the day that's all Xiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Timur   

I think you should worry about the rag-tag Hargeisa militias in Oog getting picked off by rival clans.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Beelaha Beesha SNM Siilaanyo ee Bariga Burco Oo Weerarro Wareemato Ah Ka Wada Deegaamada Jidbaale, Dhiiri Goobo Iyo Caduur Ee Gobolka Sool.

 

Thursday, 30 September 2010 08:29

 

 

 

Dhiiri-Goobo(Jidbaale.com):-Warar aanu ka heleyno Deegaamada Nugaasha ee u dhaxeeya Xuddun iyo Yagoori ayaa waxaa ay sheegayaan in Beelaha Habar Jeclo iyo Sacad Yoonis ee ***** ay deegaankaas ka wadaan weerarro Wareemato ah, oo ay la beegsanayaan sida la sheegay Geelal Gobolka Cayn laga leeyahay oo dhulkaas u Daran tagtay.

 

 

 

Beelaha ***** ayaa waxaa ay iyagoo ka jawaabaya dhacdadii shalay ee ciidamada SSC ay la beegsadeen Saldhig Ciidan oo ku yaal Oog, ayaa waxaa ay deegamada Diiri-goobo, Jidbaale iyo Caduur oo u dhaxeeya Degmooyinka Xuddun iyo Yagoori ka wadaan baadhasho iyo wareemato ay ku doonayaan in ay ku dilaan Ragga wata Geelal Gobolka Cayn laga leeyahay oo Nugaasha u daran tagey.

 

 

 

Dagaalkii ay shalay Ciidamada SSC ku qaadeen Saldhigga Ciidan ee Oog ayaan ahayn mid ay dad shacab ah wax ku yeeleen, ayaa haddii ay dhacdo in Beelaha ***** ay waxyeello gaadhsiiyaan dad xoolo dhaqato ah waxaa ay sababti kartaa dagaallo sokeeye, oo ka dhax dillaaca Beelaha iyo dadka Xoolo dhaqatada ah.

 

 

 

Jidbaale.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

War DegDeg Ah Ururka SSDF Oo Dagaal Ku soo qaadey Saaxdheer

 

Written by Jidbaale.com

 

 

Thursday, 23 September 2010 16:15

 

Saaxdheer(Jidbaale.com):-War hada naga so gaadhaya magaalada Saaxdheer oo hilaadii 65 km koonfur kaga aadan Magaalada Laascaanood ayaa waxaa ay sheegayaan in uu halkaasi ka socda dagaal ka dib markii Maleeshiyo beeleed ka tirsan Beesha Cumar Maxamuud ay dagaal qaawan ku soo qaadey magaalada gaar ahaan dhinaca uu degan yahay Garaad Jaamac Garaad Cali, waxaana la sheegayaa in dib layskaga caabiyey.

 

 

 

Warka aanu ka helayno aaggaas oo aan sidaas u badnayn xiliga oo Habbeen ah awgeed iyo khadka oo aad u u liita ayaan wax khasaare ah wali naloo soo sheegin.

 

Wararkii ugu danbeeyey ee aanu ka helney Dagaalka lagu soo qaadey Saaxdheer ayaa waxa ay sheegayaan in xabbaddii istaagtey, taasi oo socotey muddo nus caas ah, waxaa kale oo uu warku intaas ku darayaa in aagga Tuulada Qoriey iyadana laga soo sheegayo in Ciidamada labada dhinac ay isku hor fadhiyaan, lagana cabsi qabo in dagaal culisi uu Aroortii ka bilaabmo Aag.

 

Waa markii labaad ee Beesha Cumar Maxamuud ay weerar ballaadhan ku soo qaado Magaalo ay dad shacab ahi dagan yihiin, iyadoo dagaalkan kii ka horreeyey ay ku soo qaadeen Tuulada Mutulka Eerigoo oo 25km dhanka hawdka ka sii xigta Tuulada Saaxdheer.

 

Dagaalka ay Beesha cumar Maxamuud soo qaadey ayaa ka danbeeyey colaad dhawr jeer soo noqnoqotey oo Beelaha Bahararsame iyo Cumar Maxamuud u dhexeeyey 5 sano ee ugu danbeeyey, taasi oo ay ku nafwaayeen ugu yaraan 40 ruux, waxaanna ugu danbeeyey dil aaggaasi ka dhacey dhawrkii maalmood ee ugu danbeeyey.

 

Wixii ka soo kordha kala soco Jidbaale.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

 

Allsanaag.com

 

Garoowe iyo Hargaysa yeey u heshiiyeen?

 

 

 

 

Saturday, 25 September 2010 16:10

 

Garoowe:- Diyaarada ay shirkada ku yihiin Qoyska Reer Faroole iyo Itoobiyaanku ayaa hada waxay bilaabaysa duulimaadyo joogto ah oo ay u kala gooshayso Asbuucii dhowr jeer magaalooyinka Axis of evil oo kala ah Garoowe Hargaysa iyo Addis ababa.

 

 

 

Maalmahan danbe waxa socda xiriir aad u wanaagsan oo ka dhaxeeya labada Beelood oo kal degta Gobolada Waqooyi bari iyo Gobolda waqooyi galbeed waxaana ugu danbeeyey heshiiskii ay ku kal galeen magaalada Laascaanood oo ay isku waydaarsadeen Gawaarida iyo Ragii ka soo jeeday Beesha Faroole oo horay loogu haystay xabsiyada waqooyiga in ay yihiin Budhcad badeed,halka wiilashii laga afduubay Xeebaha Laasqorey wali xabsiga ugu jiraan maamulka SNM

 

 

 

Sidoo kale waxa xabsiyada Mandheera iyo kuwa kale oo gobolada waqooyi galbeed ka buuxa dhalinyaro laga afduubay Magaalada Laascaanooda oo shalay labada Beelood ********** iyo SNM isku dhaafsadeen ragii ay iska haysteen oo qaarkood ahaayeen Budhcad badeed hase ahaatee uuna ka mid ahayn hal qof oo ka soo jeeda Gobolka Sool.

 

 

 

Ugu danbayntii maatadan is mahadisay oo in badan magacyo maamul goboleed oo wada shaqayni ka dhaxayso ku dhibaataynayey Bulshada ku nool Sool iyo Sanaag ayaa arintani waxay noqonaysaa mid la soo afjarayo dhowaan ka dib markii bulshadii goboladaas ku nooli ay intoodii badanayd ay hada la socdaan waxa dhacaya

 

 

 

Xigasho:Allsanaag.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

War Miyanaad ogeyn jabhada ssdf laba jeer bay so weerartay gurigi garaad jamac garaad cali garaad jamac eeh ku taala tuulada saaxdheer wa siday wararka u dhigayeen eh :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this