Sign in to follow this  
Cige

Sick All puntland: Marwo Caasha Geelle oo la kulantay .. dawlad goboleed ka Minnesota

Recommended Posts

Cige   

Marwo Caasha Geelle oo la kulantay madax ka tirsan dawlad goboleedka Minnesota

 

Sick Allpuntland want to compare Bugland with Minnesota :D Note Dawlad Goboleedka :mad: Truly Sick Guys

 

 

Marwo Caasha Geelle oo la kulantay madax ka tirsan dawlad goboleedka Minnesota.

27. oktober 2009

 

APL

Tool

 

 

 

 

St. Paul, Oct 26 - Wasiirka horumarinta haweenka & arrimaha qoyska ee Puntland Marwo Caasha Geelle Diriye ayaa kulan la yeelatay Tina Liebling (DFL), mudane ka tirsan golaha wakiilada oo laga soo doorto degmada 30A ee dawlada goboleedka Minnesota . ;)

 

Marwo Caasha ayaa uga la wadaagtay Md. Liebling xog waran guud oo ku saabsan Puntland, qorshaha guud ee Puntland ee horumarinta caafimaadka, adeegyada bulshada iyo dawrka dumarka ee horumarinta arrimaha qoyska.

 

Wasiirka ayaa sudii kale ka xog warantay wax qabadka wasaarada haweenka, qorshe hawleedka siyaasadeed ee wasaarada, iyo dadaalka guud ee wasaaradu ugu jirto daryeelka bulshada, gaar ahaan hooyooyinka iyo dhallaanka.

 

Md. Liebling, oo laga soo doorto degmada 30A oo ay deggan yihiin Somali badani, ahna ku xigeenka guddoomiyaha guudiga siyaasada ee Caafimaadka & Adeegyada Bulshada ee Minnesota ayaa uga xog warantay wasiirka hawlaha golaha iyo mashaariicda horumarineed ee ee sannad-miisaaniyeedkan u qoondaysan degmada iyo dawlada goboleedka MN.

Wasiirka ayaa sidoo kale la kulantay Robert Lilligren, ku xigeenka golaha deegaanka ee Minneapolis.

 

Labada mas'uul ayaa ka wada hadlay is-kaashi dhex mara Puntland iyo Minnesota iyo weliba wadashaqayn ay yeeshaan magaalooyinka Puntland iyo kuwa Minnesota.

 

Wasiirada ayaa maalmaha soo socda sidoo kale kulamo la yeelan doonta madaxda mudanayaasha Congress-ka iyo Senate-ka ee Minnesota, iyo Duqayda magaalooyinka St. Paul & Minnesota.

 

Wasiirada ayaa todobaadada soo socda lagu qadaa in ay safar hawleed ku tago Wasington D.C. iyo dawlad goboleedyo kale oo ay ka mid yihiin Washington. :eek:

 

so they followed the foot steps of Piracy-land everywhere in the world Dawlad Goboleedyo icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

dawlad gobeleed means state government what is wrong with the comparison both Puntland and Minnesota are states government

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cige   

what is wrong with the comparison both Puntland and Minnesota are states government

 

Are you serious or judt Kidding?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this