Sign in to follow this  
The Zack

Dib u gurasho waa xeelad dagaal

Recommended Posts

Kamaavi   

Originally posted by Maaddeey:

^what do u think?

 

On a different note, sheekada aad troll-ka ku qortay source-geeda ka daba gee

I think you shoudld come out and say it loud. Are you a strong Alshaab, or a weak one? :D

 

As for the story, you can google it badowyahow ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Maaddeey:

yaaqay naga dhaafa maalaayacniga, warka Xamar Shabeelle & HornAfrik ayaa laga dhegeystaa/akhristaa, finito. Midda kale Shabaab suuqa Bakaaraha saldhig kuma laha.

Intresting...why only those two when there are dozen radio stations?

U mean adiga labadaas waxay sheegaan lee kugu socda...? calashaan cajaladdaas lee?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Zack, adigu muran badnidaa, war aan sal & raad lahayn intaad soo qortay ayaad weli is giriirixineysaa, waxa la yiri: 'Ahlu Makka adraa bimaa fiihaa'.

 

Abwaan, maya e war aan sugneyn oo haddana laga soo xigtay Dhanaan oo isna ka soo xigtay: Telefishano caalami ah oo soo xiganaya illo wareedyo hoose, isla markaasna warsidayaalka Xamar eysan sheegin maxay kula tahay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Originally posted by Dajiye:

quote:Originally posted by Maaddeey:

^what do u think?

 

On a different note, sheekada aad troll-ka ku qortay source-geeda ka daba gee

I think you shoudld come out and say it loud. Are you a strong Alshaab, or a weak one?
:D

 

As for the story, you can google it badowyahow ,,,
:D
Anigu waxba ku fali maayee, adaan kuu diidanahay inaad sheeko kale ka dhigto inaad adigu leedahay! waxaan hubaa meeshaad ka soo 'copy and paste' gareysay ay ku qorantahay: 'An acknowledgement to this site would be appreciated' ama wax la mida.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Maaddeey:

quote:Originally posted by Dajiye:

quote:

Originally posted by Maaddeey:

^what do u think?

 

On a different note, sheekada aad troll-ka ku qortay source-geeda ka daba gee

I think you shoudld come out and say it loud. Are you a strong Alshaab, or a weak one?
:D

 

As for the story, you can google it badowyahow ,,,
:D
Anigu waxba ku fali maayee, adaan kuu diidanahay inaad sheeko kale ka dhigto inaad adigu leedahay! waxaan hubaa meeshaad ka soo 'copy and paste' gareysay ay ku qorantahay: 'An acknowledgement to this site would be appreciated' ama wax la mida.
What do you think?, Source ka daba gee?, waxba ku fali maayee? adaan kuu diidanahay? inaad sheeko kale ka dhigto? adigu leedahay? waxan hubaa? ama wax lamida? huu haa huaa.... :D

 

Yet you have to come forward and say you agree with Alshabab.

 

Could you admit that you agree with Alshabaab in princible? Are you a strong Alshaab, or a weak one, and why?

 

Don't go around like a mad goat( that wants to commit a suicide). :D You have been asked many times. But now it's the time you might admit it and start taking care of the above simple questions. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Bes Bes, igaarkeey waxaad rabto soo 'copy & paste'garee, mar lee i dhaf! :D

 

Ani maa i warsanee inaan: 'strong Shabaab ama weak one' aan ahay?, xukun i saar noo, adaa i arkaayee :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Haddaad i deyn weyday,

 

Shabaabka waxaan ku jeclaaday Khayrka ay wadaan oy ka mid tahay 'Al Amr bil Macruuf wannahyu Canil Munkar', in Qabyaaladda oo Soomalida halakeeyey, tir-tirayaan oo Qabaa'ilkii awoodda is bidi jiray-including urs- kabteey ma aragtay lagu riday, & waxyaaba kaloo badane, Adigu beenta & Tashabbuc bimaa laysa fiika kugu watta?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Adeer weli sheeko nacastii aan kaaga digay ayaad dhex fadhidaa waxaadse ka naas nuugto aan aragno.

 

Alshabaab wanaag ay fareen lama arag. Lamana hayo. Anoon dafirayn, sida waaqaca ah dhac, dil, balan la jabiyo, banbaano la isku qarxiyo(ismiidaamin) iyo boob aan aabo yeel lahayn ayaa laga dhaxlay. Qabiil kay ah ooy is arkeen ma jirto. Laakin shaqsi ay bilowgii isku xulufo ahaayeen ooy balantii ooga baxeen dabadeedna dhiigisa xalaalaysteen waa jiraa. Ninkaas oo ah Ahmed Islaam imika abaal bay ku qabaan inay la heshiiyaan.

 

Ahmed Islaam hadda waa urur.Hadduu ururka Ahmed noqdo qabiil, dee Alshabaabna waa qabiil. Hadalkaaga ayaaba laga dhadhansan karaa qabiilka, beenta iyo cudurka aad sheeg sheegi sababtoo ah waxaad tahay qabiilada sida Tigreega ookale is ciil kaanbiya, :D diinta oo lagu soo gabadona dan iyo horumar moodaya.

 

Filimka aad rabto inaad naga gado kowdii october ee sanadkii la soo dhaafay ayuu gubtay. Qabiilna Somaliya lagama tiri karo, waluuna xamar xitaa ka dhamaan doonin. Beenta laguugu sheekeeyay ha ku hungoobin saxiibow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Maaddeey:

Abwaan, maya e war aan sugneyn oo haddana laga soo xigtay Dhanaan oo isna ka soo xigtay:
Telefishano caalami ah oo soo xiganaya illo wareedyo hoose
, isla markaasna warsidayaalka Xamar eysan sheegin maxay kula tahay?

I think inay habboon tahay in warkaasi jiro, laakiin inaad dhahdo haddii aysan sheegin Shabelle iyo HornAfrik waxba kama jiraan idaacad kalena wax lagama dhegeysto aniga khalad bay iila muuqataa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this