Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Al Shabaab hold huge demo in capital, where was Sharif Hotel the CLAN?

Recommended Posts

Banaan-bax..jpg&cat=1&pid=3114&cache=fal

 

Muqdisho:Shabaab oo ku goodiyey weeraro ay ku qaadaan Israa'il iyo xureynta masjid Al-aqsa

30. oktober 2009

 

Muqdisho(AllPuntland)Kadib dibad bax balaaran oo maanta ka dhacay xerada Maslax ayna ka soo qeybgaleen mas'uuliyiin ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu iclaamiyey dagaal ka dhan ah dawladda Israa'il .

 

Dibad baxan oo ujeedadiisu ahayd in lagu cambaareyo weerarada ay ku qaadaan ciidamada Israa'il xaafadaha Falastiiniyiinta oo maalamahan sii kordhiyey ayaa marki dambe isu rogay hanjbaado loo jeediyo Israa'il iyo in maleeshiyo gaar ah halkaas looga dhawaaqo uu loo diyaariyey sida ay sheegeen furashada Masjidka Al-aqsa.

 

Fu'ad Max'ed Khalaf oo ah madaxa dacwada ee Al-Shabaab oo halkaas ka hadlay ayaa sheegay in Shabaab dhawaan dagaalkooda u jiheyn doonaan B/Dhexe iyo furashada Masjidka barakeysan ee Al-aqsa.

 

Guuto maleeshiyo ah oo loogu magac daray Liwaa Al-qudus oo ah calanka Qudus , waxaana ay gaada ka cayaar ka soo bandhigeen madashii mudaaharaadka.

 

Dibad baxa ayaa marki dambe soo afjarmay ,waxaana dad badan ay su'aal galiyeen sida Shabaab ay u furan karaan masjid Al-aqsa xili aysan wali ka guuleysan ciidamada Amisom ee KM iyo madaxtooyada jooga.

 

Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Banaanbax ka soconaaya Magaalada Muqdisho.

October 30, 2009 filed under NEWS IN SOMALI · Comments (2)

Banaanbax ka soconaaya Magaalada Muqdisho. | read this item Horseed Media

 

News Desk.

 

Banaanbax looga soo horjeedo dhibaatooyinka Ciidamada Israel ay ka wadaan gudaha Masaajidka Al-aqsa ee dhulka falastiniyiinta ayaa waxaa u iminka ka socda magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

 

Boqolaal dadweyne oo ka kala yimi xaafadaha magaalada ayaa waxaa ay isugu soo baxeen fagaaraha xerada maslax ee duleedka magaalada Muqdisho oo fariisin u ahaan jirtay Ciidamada Itoobiya hadana u ah Kooxda Al-Shabaab ee ka soo horjeeda DFKM ah

 

Daqiiqado ka dib waxaa lagu wada in ay ka soo qayb galaan banaan baxa masuuliyin sar sare oo ka tirsan Kooxda Al-Shabaab kuwaas oo halkaas khudbad ka jeedin doona oo ay uga hadli doonaan dhibaatooyinka ay Ciidamada Israel ay ka wadaan gudaha Masjidka Al-aqsa.

 

Mudooyinki ugu dambeeyey Ciidamada Israel ayaa dhibaatooyin isugu jira dil iyo waxyaabo kale waxaa ay ka wadeen gudaha Masjidka Al-aqsa halkaas oo ay ku tukadaan dadweyne kumanaan kuun oo falastiniyiin ah kuwaas oo Muslimiin ah.

 

Wixii ku soo kordha dib ayaan idin ka soo gudbin doona.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Nutters indeed, the question is where was Sharif Hotel and his government?

 

Fuad Shangoole, Godane, Abu Mansur bosses of Mogadishu at the expense of the silly clan time wasters, Sharif Hotel. Ahmed Diriye, Xasan dahir Aways, what irony. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^The one Musa Sudi used to lead and Ahmed Diriye used to speak for, which waged a war on common sense and ended up with Sharif Hotel and this debacle.

 

Should I get specefic?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Ngonge, dat is demonstration in Hargeisa, not demonstration actually but people were listening to speeches

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^At this time the crowed dont know what flag they are waving they are under orders to liberate Al Quds by Fuad Shangoole., maybe its the banned bras, who knows. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Where is Sharuf Hotel when Al Shabaab is holding a demo and parading thier troops in the middle of Mogadishu.

 

When will he hold his demo, or speak to his public?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this