Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

WAR BETWEEN s/LAND AND P/LAND AS USUAL DURING THE HOLY MONTH

Recommended Posts

Biyo-Guduud: Saan- saan Colaadeed oo laga soo sheegayo deegaano ka mid ah Gobalka Sanaag Bari ee Puntland.

7. september 2008

 

APL

Tool

 

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email

 

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Print This Article | Daabaco warkaan

 

 

Biyo-Guduud(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag ee Puntland, ayaa sheegay in deegaanka Biya-Guduud oo 40KM u jirta Magaalada Ceerigaabo, ay ka socdaan abaabul dagaal oo la sheegay inuu u dhaxeeyo Maleeshiyo udhalatey deegaanka & Ciidamo ka amar qaata maamulka La magacbaxay Somaliland.

 

Warkan waxaa uxaqiijiyey Shabakada AllPuntland, Duqa Magaalada Ceerigaabo ee dawlad gobaleedka Puntland, kadib markii ay bilihii la soo dhaafay laba beelood oo wada dega deegaankaasi uu dagaal ku dhexmaray Magaalada.

 

Wararku ayaa sheegaya in dagaalku ka dhashay dhul Balaarsi, ay wadeen Qaar ka mid ah Ciidamada Maamulka labaxay Somaliland ayna taasi ka biyo diideen Maleeshiyooyin udhashay gobalka Sanaag Bari.

 

Mid ka mid beelaha doonaya in ay Somaliland ku sii nagaato gobalka Sanaag ayaa ku qaaday deegaanka Biyo- Guduud weerar kedis ah, waxa ayna Maleeshiyaadka Somaliland dileen mid ka mid ah dadka deegaankaasi, waxaana xiisad xoog leh ka dhalatay galidii ay Biyo- Guduud galeen Kooxahan.

 

Odayaasha dhaqanka & Isimada gobalkaasi ayaa qaaday oo bilaabay dadaalo ladoonayo in wax looga qabto xaalada, markaasna lugu dajiyo jawiga deegaanadaasi, waxaana soo baxaya hadalo kala duwan oo ay wali is dhaafsanayaan dhinacyada dagaalamaya ee ay qaarkood la socdaan Maamulka Somaliland.

 

Cuqaasha deegaanka Biyo- Gaduud ayaa wada xaajoodyada heshiis laga gaaro ku xiray in ay marka hore Somaliland & qolyaha la socdaa ee Magaalada xabada ku soo galay ay ka baxaan gudaha Biyo-Guduud.

 

Go'aankaasna wuxuuna farxad galin oo diidmo qayaxan ka muujiyey Kooxaha isgarabsanaya ee baaqan loo jeediyey, waxa ayna sheegeen in aysan marnaba ka baxeyn gudaha Magaalada, go'aamada loo soo jeediyeyna yihiin kuwa aysan yeelayn.

 

Dhinaca kale Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya Magaalada Biyo-Guduud ayaa sheegaya in aysan hada socon wada hadalo ayna fashil ku dhamaadeen, ayna Dadka deegaanka Biyo- Guduud aruursadeen Hub fara badan oo ay kaga hortagayaan ama ay ku doonayaan in ay ugu awood sheegtaan Somaliland oo magaalada qeybo ka mid ah joogta.

 

Saldhiga ay hada degan yihiin Maleeshiyaadka Maamulka la baxay Somaliland waxaa horey udaganaa ciidamo ka tirsan Guutooyinka Daraawiishta Puntland, waxaana ay halkaasi ka guureen markii ay amaro ka heleen Saraakiisha sar-sare ee ciidamada Daraawiishta Puntland, saldhig cusubna looga sameeyey deegaanka Al-Xamdulilaah ee gobalka Bari.

 

Hadii aan si deg deg ah lugu dajin xaalada ka taagan Biyo-Guduud waxa ay si toos ah oo deg deg ah saameyn ugu yeelan doontaah Magaalada Ceerigaabo, oo ay wada degan yihiin Beelo Soomaaliyeed kana heshiiyey dagaaladii Sokeeye ee ka dhacay dalka Soomaaliya, waxaana aan rajo badan laga qabin baaqsiga dagaal.

 

F. C. Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Trivial, nonsense and full of *********. I dont even know, a region or any where called Sanaag Bari. Sanaag is Sanaag to me. Apart from the fabricated news, I would say people in Sanaag live peace and stability. Adde administration does nothing at all to take care of the self detirmination of people in Sool and Sanaag. Despite of the campaign efforts and political stability of General Ilka Jiir in Sanaag region, All puntland turned a blind eye to report or contribute, and prefered to spread venom and poisonous,destructive news.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Hunguri:

Trivial, nonsense and full of *********. I dont even know, a region or any where called Sanaag Bari. Sanaag is Sanaag to me. Apart from the fabricated news, I would say people in Sanaag live peace and stability. Adde administration does nothing at all to take care of the self detirmination of people in Sool and Sanaag. Despite of the campaign efforts and political stability of General Ilka Jiir in Sanaag region, All puntland turned a blind eye to report or contribute, and prefered to spread venom and poisonous,destructive news.

Dude stay with the topic its not about sool

Sool is not the case here we are talking about easteren sanaag 40 km East of ceerigabo. biyo guduud region But i think its dagaal beeleysan dagaalkanii wa lugu qurxiye Somaliland versus puntiland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Xaaji Xunduf, Sool and Sanaag both are mine. You dont have to dictate me and tell me dont do this and dont do that. Try to come up something genuine that we can debate over. I know every thing about Sanaag and am having a close in touch with. There is no war, and nothing has happened. Markaa dee maxaynu ka doodnaa ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dee adeer anigu kuwaan haad tolka tihin eeh puntiland aya so qorray not even somaliland.

Well sool and sanaag are somaliland and they where always somaliland and they are somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I agree with Hunguri allpuntland has been reporting only bad news of late specially in Sanaag, a damn shame.

 

In SOL we have documented the great strides the Gen has taken in the region and we hope the best for his campaign.

Share this post


Link to post
Share on other sites

All Puntland hadii ay runta qorayaa. They would wright positive news about Sanaag such as: Gen. ilka jiir oo burburiyey 370 tog oo dhuxul ah. Qabtay 11,250 kiish oo dhuxul ah, Bur buriyey kaamamkii burcada dhuxulaysatada. Fashileyna burcad badeed aaga Geelweyte ka howl gali lahayd. Lana wareegey gaadiid badan oo ay burcadu leedahay. Gen. ayaa howlgalkaasi ka bilaabay ceelbuh Ilaa iyo Biyo-guduud. dhanka xeebahana caalaayo ilaa ulxeed iyo geelweyte. This is with in only two weeks.

 

Daawo sawirada:

 

IMAG0106.JPG

IMAG0087.JPG

IMAG0054.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this