Sign in to follow this  
Sophist

Treachery by some; Glory to others!

Recommended Posts

lol@Oodweyne. Waryaahee Oodweyne, Awoowe, anigu ma xadgubine, sheekadii qabiilka ayaan meesha ka yara saaray oo dhinac kale ayaan arrinta ka weeraray. Waa kusidee Mujaahid? :D

 

Awoowe, taan anigu carrabaabay waxay ahayd, inta shacab-weynaha lagu maawelinayo qabiil baa qabiil ugu duulay si ay uga adkaadaan, anigu waxaan aaminsanahay arrintu meesha ay dadka qaarkii ka abbaarayaan maaha, oo cidina cid kale uma soo qorsheyn inay ugu duusho qabyaalad, ee waxa jira arrimo muhiim ah oo aan shacabka loo soo bandhigin. Taas macnaheedu ma aha tan aad aaminsantihiin adiga iyo Mujaahid Suldaanka ee ah "xudduudaaa la soo xirayaa" inay meesha ka baxday. Xudduudda maxaa loo soo xiri? Ma aqoonsi buu sahli? Su'aashaas waxaan ula jeedaa, arrinta Laascaanood ka taagani, inay wax u dhinto aqoonsigii la raadinayey mooyaane, innaba ma furdaamin doonto dibaatooyinkii xagga aqoonsiga, maxaa yeelay dagaal iyo carqalad hor lehi waxay adduunweynaha ku khasbi in Somaliland il xun dib loogu eego. Taasi waa haddii muhiimadu ay marka horeba ahayd xudduud-xirid oo keliya, si markaa aqoonsi caalami loo hanto ... balse arrintu sidaa waa ka qoto dheer tahay.

 

Hadaan sii taab taabto, tan keliya ee aan dadka Somaliland ka soo horjeeda ee qaylinaya ku raacsanahay oo aan doonayo inaan taabto waxay tahay, "xamaasad-qabiileedku", Awoowe, waa kiciyaha ugu weyn ee loo adeegsado shacabka wax-magaratada ah si looga helo hiil iyo hoo markaana loo gaaro natiijadii la raadinayay. Taas ma diidani, balse arrinta Somaliland maanta Laascaanood geysay udubkeeda hoose qabyaalad shaqo kuma leh, inkastoo ay dhici karto in waddooyinkii la maray qaarkood loo cuskaday kiciyaha aan kor ku xusay si carrab-adeegnimo ku dheehantahay. Xudduudda la soo xirayona waa sax oo been ma aha, balse xudduud-xidhiddu waa tallaabadii la qaadayey ee ma aha natiijadii la raadinayey. Xudduud-xidhiddu waa inay macno leedahay aan ka ahayn maan-jeediska wax-magaratada lagu maaweelinayo ee ku saabsan "aqoonsiga" iyo "xad-isticmaarka soo jireenka ah ayaa sahlaya wadanino cusub". Somaliland hadii ay hanato khayraadka hoose, uma dig-iyo-damlayn doonto aqoonsi diciif ah oo ay dunida ka barido oo waxa hadli doona cududeeda dhaqaale.

 

Taasi waa halkaa Mujaahidoow.

 

Salaama.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa run oo horta arimo badan oo aan dadka loo soo bandhigin loona soo bandhigi doonin baa jira oo ay ku jirto arintan saliida iyo shidaalku. Shirkadihii heshiisyada la galay cade muuse ayaa maanta khasaare jooga ta keliya ee maamulkaas ka qaylisiinaysaana waa taas ee iyagu laascaanood iyo meel kele toona dan kama laha waxna kamay galeen.

 

Iyadoo xadka la soo xidhayo, iyadoo arintaa shidaalku jirto iyo iyadoo laga faa'idaysanayo fursad fiican oo dahabi ah oo markaa jirtay ayaa is raacday oo Somaliland u sahashay inay halkaa gaadho. Bal u fiirso oo weliba dalalkan arimaha Somalia hadda faraha kula jiraa kamay hadal waxa halkaa ka dhacaya marka laga reebo UN ka oo iyagu kharashaad ku raadsanaya.

 

Arrinka qabyaaladuna waa sida aad u sheegtay oo Soomaali wax kele laguma kiciyo Somaliland na way ku khasbanayd in qabaa'ilkii markaa iyaga taageersanaa ay hubayso oo ay magaalada gacanta u geliso si ay meesha uga saarto maamulkii hore ee meesha joogay. Maamulkaa garowena itaal kele oo aan reer hebeloow ahyn oo ay maanta hayaan ma jirto waana ta keliya ee ay maanta cuskan karaan.

 

 

Ilaahay sidii khayr leh ha ka dhigo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Originally posted by Suldaanka:

Fatah,

It isn't about whether Lascaanood is 50% or 100% anti Somaliland or pro Somaliland. It is about, where LA falls on the international border. Lascaanood falls inside Somaliland borders as was drawn by colonialism.

Whose international border are you talking about I question?, My people never singed any treaties with the British colony and according to jurisprudence after the end of the British colony we naturally we inherit that lands that we've dwelled for centures, end of history. I know you wished to revise history but remember it is virtue of embracing reality

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Originally posted by Suldaanka:

 

 

The answer is the obvious one. Ilaa 1991kii ilaa maanta wax is bedelay ma jiraan. Dhulka Somaliland iyo xadkiisu nabad iyo colaad labada waa lagu tagaya, nabadda ayaana priority leh. [/QB]

 

I am dissapointed in your Suldanow. You and your mates have not provided any concrete evidence why L.A is part and parcel of SL,apart from the usual about the colonial border and some other rhetoric about SL lands. As for your above analysis "History didnt start in 1991".

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Mansa Munsa is right on this the People of SSC never signed a treaty with the British. The British occupied the land for a short time after the end of the Darwiish struggle and the land of the SSC was never a part of the British colony.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Hunguri:

Saaxiib, You cant compare the current affairs of the South to the one of the North. Act of crime against the civilians is zero tolerance in my dictionary. However, I support and will support the skeleton of the goverment. I know, there is poor technical and managerial capacity,nepotism and corruption. Never the less, for 17 years of anarchy and chaos we have nothing better compared. So, maalin uun ayaa raggeedii imanayaa!

You right the thousands who have died and are on the brink of starvation in the South not in Somaliland are not comparable.

 

Mr. Hunguri believes Southern Somalia is better in terms of government structure than in the "north". :D

 

I rest my case..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Originally posted by Mslm: Red Sea:

quote:

Originally posted by Hunguri:

Saaxiib, You cant compare the current affairs of the South to the one of the North. Act of crime against the civilians is zero tolerance in my dictionary. However, I support and will support the skeleton of the goverment. I know, there is poor technical and managerial capacity,nepotism and corruption. Never the less, for 17 years of anarchy and chaos we have nothing better compared. So, maalin uun ayaa raggeedii imanayaa!

You right the thousands who have died and are on the brink of starvation in
the South not in Somaliland
are not comparable.

 

Mr. Hunguri believes Southern Somalia is better in terms of government structure than in the "north".
:D

 

I rest my case..
Abti, wali ma waddaa :D . Just give me a break, inta aan Gabayada Jacaylbro meel kusoo ogaanayo ;) Alright marka if you rest the case. Waa nimco iyo caano!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this