Sign in to follow this  
Saalax

Liiska Gudiga loo magacaabay dhismaha dekeda Maydh

Recommended Posts

Saalax   

Liiska Gudiga loo magacaabay

dedaal ka soo ulkamay fikrad ka soo maaxatay dhalinta Gobol Sanaag kuwaas oo ka bilaabmay hindise ay soo unkeen

aqoon yahanadaasi taas oo dhowaan dhagaxa la dhigi doono dekedan cusub ayay gudiga Debeda ee ku hawlani

soo gaadhsiiyeen shabakada wararka ee Sanaag.org liis ay ku qoran yihiin magacyada ka hawl geli doona dhismaha

dekeda maydh kuwaas oo kala ah sidan:

1- ibraahim faarax jooj Gudomiyaha maamulka dhismaha dekedda maydha

2-ismaaciil jaamac jibriil: Ku xigeen

3-xmed cali xasan :Xoghayn

4-siciid axmed xaashi xisaabiye

5- naasir cali jaamac madaxa shaqaalha

6- maxamed cali cigaal : khasnajiga guuud

7-hodon barre cabdi maamulka iibka iyo saadka

8-saalax siciid axmed maamulka gaadiidka

9--maxmed siciid cabdi : xubin

10-axmed jaamac ismaciil Dafac Xubin

11-cali xasan nuur xubin

12cabdi siciid axmed xubin

13-yaasiin mire maxmed xubin

14-siciid cabdi xuseen. xubin

hadaba gudiyadan oo aanay weli shaqada dusheeda ku wada kulmi iyda oo dalka iyo debedaba kala joogaan liiskan oo uu shabakada u soo gudbiyey aqoon yahan cabdale cali cigaal ayaa sidan u qoraa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Waxaa Shabakada Wararka ee SanaagNews soo gaadhaya Hambalyooyin aad u tira badan kuwaas oo ku aadan war farxadeed in badanba dadwaynaha reer Sanaag mar uun sugaayeen, Waa barnaamijka Horumarinta Gobolka Oo Runtii u baahan in loo guntado , lana yeesho hal hadaf oo qudha kaas oo ah waar sidee uga fikirnaa degaankeena o isku filaada, taas hadii loo maro wadada wanaagsan si dhib yar aaya loo gaadhi karaa. hadaba Qaar kamida hambalyooyinka Naga soo gaadhay mid ka mida akhristayaashada nala eeg.

 

Hambalyo ku socota dhamaan inta ku lahayd fikir , talo iyo dhaqaajin waxaan leeyahay waad naga farxiseen... halkaa ka sii wada waxaan xusi doonaa ashkaas aan is leyahay wax badan ayay qabteen.

1)Suldaan Maxamed Xirsi Qani

2) suldaan rashiid suldaan cali ducaale

3) cabdalle cali cigaal

4)aniis maxamed ismaciil

5)gud cabdiraxman ducaale damir

6)Nuur Cilmi

7)Mayor Ismaciil Xaaji Nuur

8)Ibraahim Farax George

9)naasir Jamac Collad

10) Axmed fais Maxamed Cali(naahi)

waxa mudo aad u dheer lagu hawalana side magalada tarikhaga e maydh dekad logo samayn laha

 

taso anfacaysa jamuriyada somaliland iyado laga marmi doni hadi mashrucasi hir gelo

puntland iyo bassaso iyo lacaga falsada e dhaqale buburka ku kaliftay bariga somaliland

hada waxa mahad leh ugu horayn cuqaashan iyo &aqoon yahanada hawshan u guntaday

waxanu ogeysinaysa cuqashan iyo wax garadkan hadi anu nahay qurba-joga somaliland

iyo golka sanaag anu ka qayb qadan dono mashrucan wax ku olka ango kashanayna hayadaha

calamiga iyo international NGOs

 

 

waxano kale is weydin mudan faido inte leg ba dekeda maydh so kordhinaysa

1) gobolka sanaag wuxu noqonaya gobol dhaqaale ahan isku filan (economicly self suffient)

2) misaniyada somaliland o e ku kordheyso dhaqaale ah ila 40% marka laga marmo dekadaha puntland

3) dekada iyo ganacsiga wax kalo laga faidi shaqoyanka faraha badan ka so bixi dona dhaqdhaqgaa ganacsi

4) dekada maydh waxay u horsedaysa hor mar baladhan gobolka sanaag ka so ka denbeya gobolada kale e somaliland .

 

waxan ku so gunanadaya qoralka gabaygi xaaji adan afqalooc

 

Ta aynu manta qabana bere tahay asaskiye

 

Dhasene caqibo tahay iyo ti e mahadshane

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sikaawe   

Originally posted by Jacaylbaro:

gudiga yaa magacaabay ??

Thanks Sacad for the info.

 

--------------------------------

 

Jacaylbaro,

 

Hadaad dooneysid cidda magacowday warqada heading-keeda ayay ku qoran yihiin. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Sacad *Ducaale:

dee^^^^^ waxa magacabay mamuulka sanaag-somaliland.

Hmmm ,, Okey.

 

 

Warqadaasi way kala dhiman tahaye bal ku noqo sxb :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

sacad

actually waxa magacaabay the elders who have been over seing this project, this is privately funded project and has nothing to do with local government.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sikaawe   

Originally posted by Sacad *Ducaale:

Sikaawe, JB is not properly happy since his name is not on there.
:D

We can add his name to it bro if he is honest and want to share something with his brothers honestly. Not always cunningly clever ideas will work for you ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this